600 Deg Deg::-Ingiriiska iyo Maraykanka Oo Ka Hor Yimid War Dawladda Somaliya Ka Soo Baxay | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg::-Ingiriiska iyo Maraykanka Oo Ka Hor Yimid War Dawladda Somaliya Ka Soo Baxay

Safiirada Soomaaliya u jooga wadamada UK iyo U.S ayaa ka hor yimid baartitaan ay sheegtay in dowladda ay kus ameesay qaraxii ka dhex dhacay xafiiska Gudomiyaha gobalka Banaadir oo Duqii Caasimadda iyo Gudoomiyeyaal dagmo ay ku dhinteen.

Safiirada oo awood xoogan ku leh siyaasadda Soomaaliya ayaa Dowladda Federalka ku canaantay baaritaan liito iyo iney qarisay xog badan oo la doonayay.

Waxaa sidoo kale Mareykanka iyo Ingiriiska ay weydiiyeen dowladda sababta aan loo xirxirin shaqsiyaad badan oo la tuhmayo ama aan xilka looga qaadin qaar badan oo maalinkaa ka maqnaa shirka.

Sidoo kale dalalkan ayaa dowladd Soomaaliya u sheegay in baaritaanada lagu wareejiyo Bankroft ciidan ka socda kuwaa oo hadda howlgalka ku jira isla markana baaray kursigii ay ku fadhisay gabadha la sheegay iney camoosha aheyd oo ay is qarxisay.

Dowladda Soomaaliya ayaa weyday wax ay ku qanciso safiirtadan UK iyo U.S oo iayago si aad ah ula socda xaaladda dalka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. WARAN says:

    KU CADDEEYA FAQASHTA AAD GUMAYSATAAN EE HADDANA IYAGII IS XASUUQAYA.

    NAAG INDHA LA’ BAA XARUNTA GOBOLKA BANAADIR ISKU QARXISAY !!.
    KKKKKKKJIII
    NAAG KALENA WAY BAXSATAY !!.

    WAAR SOOMAALAAY FAQASH HA LOO DUCEEYO WAY DAYOOBEENE.

    # shaqo qaran somaliland.com

  2. DAACAD says:

    Waxa dowlada lagu sheegaayo iyo kuwa wax qarxinaaya wey wada shaqeeyaan oo waa heshiis ee waxba yaan been laydinku madadaalin.
    Taasi waa natiijada ka soo baxda marka aan shicibku xaq u laheyn iney doortaan cidii hogaaminlaheyd ee 200 tuug iyo calooshood u shaqeysta u dooran cidii madax u noqon laheyd.
    Khaatumolaawe news iyo xertiisuba taaseey sacabka u tumayaan ooy rajeynayaan inay dowlad hagaagsan oo DAACAD ah ay tahey.
    Ma talyaanigaasaa mahdi ah tanina waa yaabee.




script>
Deg Deg Daawo:Hadalkii Ka Cadhaysiiyay Muuse Biixi iyo Farmaajo,
- Jan 22, 2020
Cabdraxmaan Cabdi Xuseen Guulwade oo ka mid ah Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo ee ...
Galmudug Oo Nasiib U Yeelatay 2020 Sadex Guddi Doorasho,
- Jan 22, 2020
Xildhibaano katirsan Ahlu Sunna Waljameeca kana mid ahaa xubnihii shalay ka carooday Guddiga doorashada ...
Deg Deg:Farmaajo Xilka Ka Baaciyay Masuul Weeraray Somaliland Kadib-na Amaan la Fuulay iyo Taariikh Aysan Lahayn Beesha Isaaq,
- Jan 22, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Ku cadaadiyay in uu Iscasilo Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo ...
Dawlad Dhalan Mayso Inta Caasimad Muqdisho Tahay,
- Jan 22, 2020
Muqdisho mar waxeey aheed magaalo ay mooryaanta iyo dagaal ooggayaasha ay ku shaqeeystaan, maantana ...
Daawo:Qosolka Waraysi Laga Qaaday Horgalle C.Rashiid Qambi Oo Isku Haysta Qoys-ka Muuse Biixi.
- Jan 22, 2020
Shabakadda Caalamiga ah Khaatumonews waxay halkan idiin ku soo Gudbinaysa waraysi laga qaaday Wasiirka ...