dahabshiil

Deg Deg Daawo:Qodob Halis Ku Ah Qaranimmada Somalia oo ku jira Dastuurka Itoobiya

Inkasta oo baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya uu ansixiyay September 7, 2018 in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional State” halkii ay ka aheyd dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya hadana dastuurka Itoobiya ee federaalka ah waxaa ku qoran magac ka duwan ‘Midkii ahaa DDSI ama xataa midka cusub ee Somali Regional State”.

Sida ku qoran dastuurka federaalka ah ee Itoobiya, qodobkiisa 47-aad, dowlad goboleedyada ay ka kooban tahay federaalka ah Itoobiya waxaa ku jira “State of Somalia”, hade ma aha “State of Somali” ama “Somali Regional State”, arrintan oo aan lagu baraarugsaneyn waxaa ay meel ka dhac ku tahay qarannimada Soomaaliya.

Sida aan ognahay Soomaaliya waxaa dal xor ah, Google ama meel walbo oo qoraal la dhigo dalkeenna ayaa looga yaqaan “State of Somalia” halka dadkaasi Itoobiya deggan ay yihiin dad Soomaali ah, marka in si ula kac ah uga dhigaan Soomaaliya waxaa ay ku tusineysaa damaca Itoobiya.

Dastuurkan uu ku qoran yahay “State of Somalia”, waxaa la ansixiyey 1995-tii kolkaas oo Soomaaliya aaney ka jirin dowlad, qowmiyadaha Itoobiya dego wey ka mid tahay Somali, laakin waxaa la fahmi la’yahay sababta ay u adeegsadeen eragyga “Somalia” oo ah dal dhan oo caalamka laga aqoonsan yahay

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya  waxaa ay sheegeen in si shakhsiyaad ah ay marar badan kala hadleen Adis Ababa in dastuurka Itoobiya wax laga badalo, gaar ahaan eragyga “Somalia”, arrintaas oo aan dheg jalaq loo siin.

Dowladda federaalka ah Soomaaliya weli arrinkan si rasmi ah ugalama hadlin Itoobiya, mana muujin caro, taasi oo dib u dhigi karta in wax laga badalo qodobka 47-aad ee dastuurka oo Itoobiya ee dhigaya in “State of Somalia” ay qeyb ka tahay dalkeeda.

Damaca Itoobiya ay ka leedahay Soomaaliya waxaa uu jiraa in ka badan 500 oo sano, laakin waxaa muuqa iney qaab dastuuri ah u soo siqeyso.

W/D: Cabdi Caziz Gurbiye

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 18)

  1. Shire says:

    Ethiopia State Muqdisho waa wax fiican lama iloobo ogaadenia. State of Somalia

    • WARAN says:

      Kkkkkkkjiii

      STATE OF SOMALIA

      KKKKKKKJII

      XABASHIDU RUN BAY SHEEGEEN WAAYO SAW KUWA HADDABA FAQASH SOMALO GUMAYSTA.

      COLONIAL SOMALO OF ETHIOPIA DASTUURKA XABADHIDA HA LAGU DARO.

      FAQASHEEY CAQLI LIX SAAC.

      SIDAY IYAGU ISKU XASUUQAYEEN AYAY CID WALBA U JABEEN.

      # shaqo qaran somaliland.com

      • WARAN says:

        DHALFARUUGAAWI
        Mother fucker
        Magacaygii baad ku waalataye intaad magacayga ku mashquulaysid ku mashquul futadaada ku mashquul inaad futadaada furayaashoodii dib usoo heshid daboole stupid ah oo aan dantiisa aqoon baad tahate
        Somalia dal mid ah

  2. Shire says:

    Khaatumo onli ema fiicana in wax wali a la qpro. Waxaad la mod tahoon dab shidayaal. Dalkeen waxuu Ka dagi la yahahey waa waxaad qoreyaan. Runkta

  3. Shire says:

    Khaatumo online waxaad qortaan ayaad weydeen, shaley waxaad qorteen. Choose Maxamuud inuu ku haminayo inuu dhulka Ka qaado Beesha Dhulbahnate. Isku dirka Somalida, Maantana waxaad qorteen Ethiopia iney dhulkii Somalia iyo shacabkooda Ka tirsan uu worry dastuurka Ethiopia Somali state magaca ogaadenia.

  4. Shire says:

    Khaatumo online waxaa tahiin dab shidayaal waa weyn. Ee xishooda waxna iskula hara.

  5. Shire says:

    Khaatumo online are war supporters with in there own nation. Khaatumo online wrote miss information and conflict within.

  6. Shire says:

    Khaatumo online are uneducated.

  7. Shire says:

    Khaatumo online maxaad shaley u qorteen qoraalka isku dirka ee dhulka Dhulbahnate waxaa deegaa neystey Beesha Majeerteen ilaa iyo laascaanood. Micnaheedu waa in khaatumo online ey qorteen Dhulbahnate ha Ka kaco fadhiga kolkaas dagaal haku qaadeen Beesha Majeerteen. Khaatumo online joojiya isku dirka iyo dhiiga aadku kicineysaan walaalahiin Somaliyeed we Majeerteen iyo Dhulbahnate.

  8. Abc says:

    Khaatumolaawe news iyo xertiisuba waa dad aad u buka oo xanuun aan dawo laheyn hayo (qabyaalad).
    waxey aad uga shaqeeyan iskudir,is naceyb, in leys dilo, la qaxo, dhiig badani daato,la burburo,oo umadu dhamaato.mana jecla oo kuma farxaan meel nabad iyo caano yaalaan oo dadku nabad ku wada nool yihiin.

    Intey ka hadlayaan dastuurka itoobiyo maxey wax u qori waayeen AMA uga faaloon waayeen inta hada soomaaliya la yidhaahdaa oo gacanta ugu jirta ama ay maamulaan kuukuuyo, xabashi,ugaandheys,kurdi iwm.

    Shaley waxey lahaayeen majeerteen ayaa ku soo duulay dhulkii dhulbahante, maantana waxey ka hadlayaan qaranimada soomaaliya,oo hore u kala socotey,ka hadla kuukuuyada jubaland la wareegtey ee weli qaar idinkoo kale ahi taageerayaan.

  9. A Warsame says:

    Bal sheega xadka ay leedahay State of Somalia. Balse sheega xadka Somalia, balse sheega xadka Somali Republic. Waxay qof ky qoro google ama website ma aha rasmi. Balse xadka dal leeyahay waa rasmi waana lama taabtaan.

  10. Shire says:

    Khaatumo online waa hunguri cidlwysn

  11. Shire says:

    Kudayo (allsanaag.com (puntland times) Puntlandi, Puntland newS.

  12. LAFARUUGAAWI says:

    KASTUUMO WEB FAQASH

    MAANTUUN BAY RUNTA SHEEGTAY WAAYO FAQASH CID WALIBA WAY ADDOONASATAA.
    KURDISH,KUUKUUYO,MASAY,BURUNDI,UGANDA,SIRALION,IYO DEE ADDUUNYADOO DHAN.
    MALAA KASTUUMO XAARMAAJO IYO XASAN KHAYRE AYAA BIILKII YARAA KA JARAY MARKAY DORAAD MAGACA (SOMALILAND REPUBLIC ) KU SOO QOREEN WEBKAN XANUUSANAYA WAAYO AWAL WAXAY QORI JIREEN MAAMULKA SOMALILAND.

    # miyay mijir beel asqoobeen faqash.com

  13. Binary Operation says:

    Anigu waxaan qaba somalia dii talyaanigu gunaysan jiray inay itoobiya Iska qaadato,

    Nooguna bedesho dhulka hawd reserve area.

    Ogaadeeniya intii la odhan jiray ee itoobiya hore u lahayd haloogu daro Italian somalia, intii ingiriisku itoobiya raaciyay 1954 kii oo ah hawd reserve area uun ku bedelano. Hhh

    Sow nagamay hadhi waayin reer somalia in cid kale naga qaadato oo warkoodu sida nagaga hadho baa inoo roon. Kol haday diideen inay gaarkooda isku. Maamulan oo ay sida noogu dhegeen cid istaagisa hala raaciyo. Anaku ma rabno wax midnimo la yidhaah oo dhex Mara Somaliland Iyo Somalia. Somalia haday nagu waalatay waxaan anigu ayaka la jeclahay in sida lagu qaato oo sida nooga ga hadhaan anakuna noqono dal madaxbanaan. Kkkkk

  14. Ahmed yare says:

    Idoor ooyaaye ma baroor uun baydin ku jiri ?

    • LAFARUUGAAWI says:

      QAWMIYADA SOOMAALIYEED LABA DAL AYAA GUMAYSI KA XORA 2019 KA WAANA JAMHUURIYADA SOMALILAND IYO DJIBOUTI OO WALIBA ERITREA DHULKOODA BADH GUMAYSTO WAABAY KA FARA MAROOJISEE.

      LAAKIIN
      1-FAQADH SOMALO

      2-NFD
      3-SOMALI GALBEED

      WAXA GUMAYSTA AFRICAN QAAQAAWAN IYO XABASHI QEEDHINKA HUURSATA.

      # oodiyo dhacantaa u dheer.com

  15. Dalmar says:

    Sida aad sheegayso haday run tahay, it will mean “That State is part of Somalia.” Waa arin halis Etoobiya ku ah, not Somalia.

    Sida Hong Hong weeyaan. Waxaan oran lahaa halaga faa ideysto oo UN application hageystaan before they change it.




script>
Daawo:Saleeban Cali Koore Oo Isaaq Raali Galinaya,Dhiiga Inadeerkiis Oo Wali Qoyan Islamarkaana Maydkiisu Wali Talaagad Ku Jiro,
- Aug 22, 2019
Waxaa Maanta warbaahinta la hadlay Daba dhilif Saleebaan Cali Koore Wasiitka biyaha maamulka Isaaq ...
Deg Deg:Farmaajo Oo Cadhadii Kula Dhacay Saraakiisha ciidanka iyo Xubno Badan Oo Uu Xilkii Ka Qaaday Maanta,
- Aug 22, 2019
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu ...
Deg Deg Daawo:Mudaharaad Lagu Taageeraayo Madaxweyne Axmed Madoobe Ka Dhacay Kismaayo,
- Aug 22, 2019
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii ...
Deg-deg :- Sidee Ayay U dhacdey Doorashadii Jubaland Akhriso Natiijada.
- Aug 22, 2019
Doorashada Jubbaland: Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Dhinaca Kale: Isbahaysiga ...
Deg Deg:Musharax Axmed Madoobe Oo Hada Soo Gaadhay Hoolka Doorashada.
- Aug 22, 2019
Musharax Axmed Maxamed ISlam Axmed Madoobe oo ah Musharax Madaxweyne Ee Jubaland Shanta ...