600 Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Oo Mar Kale Handaraabtay Somaliland, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Oo Mar Kale Handaraabtay Somaliland,

Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan viisaha xajka lagu bixin doono qaab electronic ah halkii sanadihii hore dalka didibadiisa loo qaadi jiray.

Wasiirka Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Soomaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in xafiiska wasaarada lagu daabici doono viisaha taasi oo uu sheegay ineey dabooli doonto in dalka dibadiisa loo qaado baasabroorada xujeyda soomaaliyeed.

Wasiir Sheekh Nuur ayaa ayaa sheegay in sanadkaan arimaha xajka dowlada ay aad uga shaqeysay isla markaana waxbadan kaga duwanyahay sanadihii hore.

Wasiirka diinta iyo Awqaafta wuxuu kaloo sheegay in la mideeyay qiimaha xujeeyda soomaaliyeed ku soo xajin doonaan.

Wasiirka Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa ugu danbeyn sheegay ka warqabka xaalada xaajiga ay wasaarada isku xil saartay isla markaana wax badan laga qaban doona adeegyada aas aasiga ah Xaajiga.

Qorshahan Cusub ayaa samayn doona maamulka somaliland kuna khasbi doona Qoflasta oo Ka tagaya Hargaysa Burco inay dawlada soomaaliya Si toos ah ula macaamilan,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkkjiii

    FAQASH

    MA LULATEE MAXAY LEEFTAA

    WAAR FAQASHTA HA LOO DUCEEYO.

    E PASSPORT ANAABA DAABACEE NOOC KASTA ADDUUNYADA.
    KKKKKKKJIII

    PASSPORTS KA KUUKUUYADA QAAQAAWAN YAA KU TAHRIIBAYA IYO PASSPORT πŸ”’ SOMALILAND REPUBLIC.

    # yaa duulaya.com

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      DEE FD HANDARAAB BADANAA MUUSE ILEEY CABAAD BUU JOOGAAYE πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„ ALLOW ISHIISA NAGA HANDARAAB AF CAGAARTA HUUNNADΓ€A.
      DHUUSE BIXIYE XILDIID BAA YAABAN IYO JEEGAANTIISA.KKKKKKKKKKKKKKKKAAAAAAAAAAAAAY

    • Waran says:

      DHALFARUUGAAWI
      Futadaadii meel ku sheeg idiot
      Qofku marka aanu xishoonayn wax walba wuu iskaga hadlaa, sidaa dhalfaruugaawi
      Daboole ileen waa uun daboole caku xsrshin iyo dulcad

  2. Libaaxa Layrta jiiifa says:

    Midkaan wax ruugaa isku magacabay horta sidii dameer ciyay muxuu ugu hadlaa mise dhalfaduu shegayaa dabada ka ruugaysa oo wuxu doonuu ku hadlaa waa mid dhabtii laga xishoodo in lala hadlo waayo waa qof koleyba la ridqayo ama la ruugayo meel kasta halaga ridqee, ma lahan miyaa wx xata hadalka u toosiya. Huuro nigis wayn kolba hoogtaye hooya ma og thy.

  3. Xanuujiye says:

    Farmaajo dantiisiiba wuu seegay intuu somaliland daba ordayay

  4. Guulwade says:

    Mashaaalaah guul guul dawlad federaalka. Wasarada diinta. Somaliya oo dhan maamula dadka ushega somali waa mid

  5. DAACAD says:

    Kuwan meesha waxkub soo malmaluuqaa naceybkii wuxuu lamarayaa in hadey awood u heli karaan in ay xajka ka mamnuuci lahaayeey umadda somaliland oo dhan.
    Halkey caqli ka keeni lahaayeen iney iska joojiyaan isxasuuqan ay umadii ku dhamaaneyso maalin walba. waataa aqoontoodu.
    Taada wax u qabso intaa cuqdad iyo habaar aad faafineysaan khaatumolaawe.

  6. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    DEE FD HANDARAAB BADANAA MUUSE ILEEY CABAAD BUU JOOGAAYE πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ‘»πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ”’πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„ ALLOW ISHIISA NAGA HANDARAAB AF CAGAARTA HUUNNADΓ€A.
    DHUUSE BIXIYE XILDIID BAA YAABAN IYO JEEGAANTIISA.KKKKKKKKKKKKKKKKAAAAAAAAAAAAAY

  7. Waran says:

    KU WADA HANDARAABKA WAA NAF LACAARIYE.
    YAAN LOO DABCIN ARGAGAXISADA.
    WAAN DHAGAYSTAY KHASAARIHII KA DHASHAY MADAX ADEEGGII GEEL JIRKA KKKKKKKKK

  8. Waran says:

    DHALFARUUGAAWI
    Futadaadii meel ku sheeg idiot
    Qofku marka aanu xishoonayn wax walba wuu iskaga hadlaa, sidaa dhalfaruugaawi
    Daboole ileen waa uun daboole caku xarshin iyo dulcad oo ah meeshii aad kusoo baratay dhaqan xumida
    Somalia DaL mid ah

    • LAFARUUGAAWI says:

      kkkkkkkjii

      Kkkkkkkjiii

      QADAAD WEYN
      WAY 😑 MAROORA DILLACEEN.

      BAL DOQMO BAH DILAN πŸ‘Œ πŸ‘Œ OO CID WALIBA ADDOONSATO WAXAAN πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ LA YAABANAHAY WAXA SOMALILAND REPUBLIC OO 30 SANNO KA HOR SADDEX DALQADOOD OO BILAA MEHERA KU FURAY WAXA DABA DHIGAY KUUKUUYO QAAQAAWAN AYAABA FAQASH FAQASH GUURSATAYE.

      NAA BAL FAQASH FAQASHEEY MARKA QAAFUURTA KUUKUUYADA QAAQAAWANI KU SOO FURAAN.

      JUST CALL US AGAIN.

      KKKKKKKJII

      WAAR HORTA ISLAANTAA FAQASH IMI SA DAL BAA WADA FOORORIYA ?!.
      KKKKKKKJII

      # hadii aanan dhulkaygoow somaliland.com

  9. Binary Operation says:

    waxaasi waxaan u aqaana daciifnimo

    maamulka xamar gebo gebadiisii weeye.

    somalia waxay ku baraarugtay in riyadoodii habeen madow usoo galay,

    in dagaalkoodii ahaa somaliland go’doomi sii galayo habeen madow aduunyaduna sii nacayso oo sii baranayso ducufkaasi qaylida badan.

    somaliland guusheedu waa cad ceeda aan sacabada lagu qarin karin hore na way u soconaysa.

  10. Waawareeyu waamaxay says:

    DAD QALATADII FUTADA DABOOLE OPERATIONKA KU HAL HALUUQAY BAA CAAAAAACDA HAYA.TUULAAA I AQOONSATAY DHUUSE BIXIYE XILDIID AA SAAS SHEEGAYAA.DULAALKIIYAA CIYAAYA. COOPER BAA NA AQOONSADAY.MARKABKII XOOLAHA HANDARAABKII KA QAADNAY.MAASHA QALDAAN WAALOW LA YIRI EE WAA BEENA HAWAAS LAYAAL AAN DIIN LAHAYN OO QOOMULUUDA.

  11. Waawareeyu waamaxay says:

    WARISEEY FARUUREEY ISI SOO NADIIFI MARKAAS II IMAAW AAN KAAGA CAACSIYEE ILAA DHAWAAQAAGA LAGA MAQLO XARSHIN.JAAJUUSKII EE OROMO DIREEYSAN AHAAY AAMUSI MUUSE ILEEY HANDARAABKAA SAAYID KU AHE.
    CUN LAFAHA WARISEEY ☠☠☠☠☠☠☠☠

  12. Darwiishllnd says:

    Hhhhhhhhh

    One ☝️ object has obtained a reason why they’re denied to be part of somali solution?

    Because they’re criminals and support terrorism,

    If they heard the word of somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄, they’re all like devils πŸ‘Ώ who’s vanishes of the word of audu bulahi manishay zani rajeem

    Hhhhhhh

    we’re requesting from the Somali government to recognise this tiny tribe as local administration but there is a ☝️ condition ?
    If they’re all turn up and participate the rainbows 🌈 constitution which means accept of homosexuality, the Somali government will recognise them as local administration but not full independent government hhhhhh includes religion scholars. Hhhhhhhhhhhh

    I bet they’re all accept.

    Liilaw

  13. Darwiishland says:

    Hhhhhhhhh

    One ☝️ object has obtained a reason why they’re denied to be part of somali solution?

    Because they’re criminals and support terrorism,

    If they heard the word of somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄, they’re all like devils πŸ‘Ώ who’s vanishes of the word of audu bulahi manishay zani rajeem

    Hhhhhhh

    we’re requesting from the Somali government to recognise this tiny tribe as local administration but there is a ☝️ condition ?
    If they’re all turn up and participate the rainbows 🌈 constitution which means accept of homosexuality, the Somali government will recognise them as local administration but not full independent government hhhhhh includes religion scholars. Hhhhhhhhhhhh

    I bet they’re all accept.

    Liilaw

    • LAFARUUGAAWI says:

      DHAR FIIQDO

      MAXAA TIDHI
      WAAN WAASHAYAA ?!.

      KKKKKKKJII

      FAR DHEXE
      REALLY YOUR ENGLISH πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ LANGUAGE IS NOT CORRECT.

      YOU ARE NEED TO LEARN ENGLISH GRAMMAR AND SPELLINGS.

      INA FAQASH

      HA QARWIN SOMALILAND REPUBLIC.

      # qaranka dhidibada.com

    • LAFARUUGAAWI says:

      DHAR XADDO

      KKKKKKKJII

      SIDAN CAADI KUMA TIHIDE HORTO MA NIN BAAD TAHAY MISE NAAG.

      MA LIBYA AYAA LAGUGU SOO BANJARIYAY ?!.

      ARIIROW MA II AAMAY ANI KU GORODAASE

      KKKKKKKJII

      ISTAAQ FURA ALLAH.

      NAA WAALIDA CAS IYO CUQDADA
      KASTUUMO FAQASH KALA DHEX BAX.
      # Muna walaaley.com

  14. Waawareeyu waamaxay says:

    WARISEEY FARUUREEY AMA DHAR HALA XADO ANIGU DABOOLE BAAN KU KILKILAA BALSE SOO DAAHIRI FUTADA KU CAGAARATAY DOORAYAHAY.
    πŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘Ί AWALBA GEEDI SHAAMBOOW SHEEGTA DHAFOORQIIQ BAAD AHEED EE DHUUSE XILDIID HAKU SOO DAAHIRIYO ANAA SHUQUL KAADA GELAAHE OO SAAN KUUGU WADO SIRLANKA CIISAHA KASOO TAHRIIBAY KUGU CELAA.




script>
Deg Deg Daawo:Hadalkii Ka Cadhaysiiyay Muuse Biixi iyo Farmaajo,
- Jan 22, 2020
Cabdraxmaan Cabdi Xuseen Guulwade oo ka mid ah Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo ee ...
Galmudug Oo Nasiib U Yeelatay 2020 Sadex Guddi Doorasho,
- Jan 22, 2020
Xildhibaano katirsan Ahlu Sunna Waljameeca kana mid ahaa xubnihii shalay ka carooday Guddiga doorashada ...
Deg Deg:Farmaajo Xilka Ka Baaciyay Masuul Weeraray Somaliland Kadib-na Amaan la Fuulay iyo Taariikh Aysan Lahayn Beesha Isaaq,
- Jan 22, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Ku cadaadiyay in uu Iscasilo Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo ...
Dawlad Dhalan Mayso Inta Caasimad Muqdisho Tahay,
- Jan 22, 2020
Muqdisho mar waxeey aheed magaalo ay mooryaanta iyo dagaal ooggayaasha ay ku shaqeeystaan, maantana ...
Daawo:Qosolka Waraysi Laga Qaaday Horgalle C.Rashiid Qambi Oo Isku Haysta Qoys-ka Muuse Biixi.
- Jan 22, 2020
Shabakadda Caalamiga ah Khaatumonews waxay halkan idiin ku soo Gudbinaysa waraysi laga qaaday Wasiirka ...