dahabshiil

Deg Deg Daawo:Taliyaasha Ciidanka Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Khasaarihii Dagaalkii Burco

Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo shalay waxaa ka dhacay Muhadaraad Rabshado wada oo markii danbe isku badalay In Ay Rasaas is dhaafsadan Maleeshiyaadka Muuse Biixi ka amarqaata iyo dad shacab ah oo taageersan Caare.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliye ku xigeenka booliska maamulka somaliland cabdiraxmaan imaan axmed fooxle iyo Gudomiyaha gobolka togdheer xamse maxamed cabdi ayaa ka hadlay mudaharaad shalay ka dhacay magalada Burco oo khasaare kasoo gaadhay qaar kamid ah ciidanka Booliska gobolka togdheer

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg:Dhul-Gariir ku Dhuftay Qeybo Puntland Kamid ah,
- Jul 15, 2019
Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude, ayaa Axaddii shalay ruxay gacanka GARDAFU’ oo kala qeybiya ...
Deg Deg:Raysal Wasaaraha Canada Oo Ka Hadlay Geerida Hodan Naaleeye
- Jul 15, 2019
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii naxtinta laheyd ee ku ...
Daawo:Wasiir ka Socda Dawlada Somalia Oo Shir Ka Furay Garoowe,
- Jul 15, 2019
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo ...
Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Jaaliyadda Reer Sweden Ee Dagan caasimada Dalkaasi ee Stockholm ayaa isugu ...
Deg Deg:Kenya Maxay Ka Tidhi Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Dowladda Kenya ayaa arrimo siyaasadeed uga faa’iideysatay weeraradii iyo qaraxyadii Al-Shabaab ay ka fulisay ...