dahabshiil

Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Soo gaadhay Deg:Kalabaydh,

Garaad jaamac garaad Cali Garaadka guud ee Gobolada SSC ayaa Si balaadhan maanta loogu soodhaweeyy Degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaasha waxgaradka Haweenka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Kalabaydh ayaa si heer Sare ah usoodhaweeyay garaad Jaamac Garaad cali,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Jaberti says:

    Garaadku beesha Harti Garaad Jaamac wuxuu ku ururay ugu dambayn maqaam jifo ka mid ah Faarax Maxamer Garaad Faarax waaa caaqil soo kale heer u hadda yahay isaga sadex tuulo wareega.. War Hargeysa kaay ha lagugu xanaanaye oo cuqdadda iska saar.




script>
Deg Deg:Dhul-Gariir ku Dhuftay Qeybo Puntland Kamid ah,
- Jul 15, 2019
Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude, ayaa Axaddii shalay ruxay gacanka GARDAFU’ oo kala qeybiya ...
Deg Deg:Raysal Wasaaraha Canada Oo Ka Hadlay Geerida Hodan Naaleeye
- Jul 15, 2019
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii naxtinta laheyd ee ku ...
Daawo:Wasiir ka Socda Dawlada Somalia Oo Shir Ka Furay Garoowe,
- Jul 15, 2019
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo ...
Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Jaaliyadda Reer Sweden Ee Dagan caasimada Dalkaasi ee Stockholm ayaa isugu ...
Deg Deg:Kenya Maxay Ka Tidhi Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Dowladda Kenya ayaa arrimo siyaasadeed uga faa’iideysatay weeraradii iyo qaraxyadii Al-Shabaab ay ka fulisay ...