dahabshiil

Daawo:Khayre Oo Puntland Ku Sameeyay Lama Arag,

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ku eedeeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya in uu diiday hab-maamuuskii iyo soo dhoweyntii ay u diyaarisay Puntland xilli uu shalay galab booqday waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre oo safar shaqo ku yimid koonfurta magaalada Gaalkacyo uu dalbaday in uu dhanka Puntland u soo gudbo balse la isku fahmi-waayay habkii loo soo dhoweyn lahaa kadib markii Ra’iisul wasaaruhu diiday hab-maamuuskii iyo soo dhoweyntii ay Puntland u diyaarisay uuna sheegay in uu u socdo dhalinyaro loogu sii diyaariyay waqooyiga Gaalkacyo si uu khudbad ugu jeediyo.

Mudane Dhabancad ayaa intaasi raaciyay in kulamo kala duwan kadib la isla gartay in Ra’iisul wasaaraha lagu soo dhoweeyo waqooyiga Gaalkacyo islamarkaana loo sameeyay jadwal uu kula kulmayo qeybaha kala duwan ee bulshada waooyiga Gaalkacyo oo ay u horreeyaan isimada Dhaqanka isagoo caddeeyay in taasna uu mar kale baal-maray Ra’iisul wasaaruhu.

Dhabancad ayaa raalli-gelin siiyay isimadii iyo madax-dhaqameedkii kale oo uu sheegay in ay sii diyaar-garooben la kulanka Ra’iisul wasaaraha balse uu tix-gelin waayay ixtiraamka ay mudan yihiin.

Sidoo kale wuxuu warbaahinta u soo bandhigay jadwalkii loo diyaariyay soo dhowe

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Yusuf says:

    Majeerteeniya oo is moodaysa wax ka badan maamul-qaabiil yar oo ka tirsan Fadaraalka Soomaaliya ayaan la yaabay.

  2. Yusuf says:

    Majeerteeniya oo is moodaysa wax ka badan maamul-qaabiil yar oo ka tirsan Fadaraalka Soomaaliya ee Khayre diiday in uu la kulmo madaxdiisa ayaan la yaabaa.

  3. Dhabka Hadal says:

    Axmed Laaraw ma maraykanbaa halkaasi waa wareey!! Goargia oo aqoonsatay Somaliland yaa xidhiidhka u jari kara car
    https://youtu.be/zxBgFAJJiBg

  4. LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkkkjjijijij

    KHADKA CAS
    IYO XAAFADDA BARAXLEY!.

    KUFSI LAND

    YAA ISKU AAMINAYA!.

    WAAYO WAA

    BUDHCAD BADEED
    BUDHCAD DHULEED

    REER MARTI AF DUUBTE

    ILMA DHAFOOR QIIQ DHABAYACO
    HALAMASH NAAGOOD
    AF KA NOOL ITAAL BARANBARO
    REER TOLLAAYEEY YAA KURDISH DAAROODA

    KKKKKKKKJJIJIJIJ

    MARKA FUTADA DHASHIIKE LAGALA DHACO KU MUUSANAABA IYAGOO BIDDOODA!.

    KAARIHII CAASHA WAAL EE HABAR MADIINO EE AAD AFARTA WIILE SACAD HABAR GIDIR KU KHUUKHIN JIDHEEN CAR SOO DHACSADA RAG KOR U TALEEJA AYAA HAYSTEE.

    # miyay miyir beel asqobeen faqash.com

  5. Guulwade says:

    Puntland hadii rayswasaale diiday. Goormay sool xorayn waa layaab. Wasiiro waxa laga sugayay hanka wayn qabilada. Iyo masmus badanaa. Shaqada utal baa kawayn masmus raysalwasaaraha
    Cajiib cajiib cajiib. Kkk

  6. mohamud says:

    adeer khayre waa reysalwasaarihii soomaaliya oo dhan cidna fasax ugu qaadan mahayo inuu tago magaalo kamid ah dalkeena anaga ayaana raali ka ah oo soodhawaynay maamuladu waa wax reero leeyihiin wax beelo gaar ah leeyihiin dowlad inoo noqonmayso nimanka isku magacaabay dowladaha waxay inoo diidanyihiin dowladnimo xoog leh hadii aanu nahay dhalinyaradii shalay u soobaxay mr khayre waanu ka soohorjeedna in fasax loo kala qaato hal magaalo oo dad soomaaliyeed wada daganyihiin hadii aanu maqli lahayn shalay hadalka maamulka waxay horseedilahayd wakhti dhaw in visa la isaga kala gudbo dalkeena dhexdiisa dowladda iyo shacabka lama kala qarinkaro dhalinyaro dadlkeena aynu ilaashano wadajirkeena ayeeynu wax ku nahay walaalayaaloo

    • LAFARUUGAAWI says:

      YAAD BEER LAXOWSANAYSAA

      KKKKKKKJII

      WALAALNIMADII SOOMAALIYEED FAQASH FAQASH KUUKUUYO QAAQAAWANI ADDOONSATO AYAA TIRTIRTAYE.

      # hadii aanan dhulkaygoow somaliland.com

  7. Faduma bulhan says:

    Haduu dalbaday pm kheyre inuu u gudbo waqooyiga gaalkacayo maxaa diidaya? Waa maxay jikaarku,soomaali




script>
Daawo::MUdaraad Badhan Ka dhacay LaguS odohaweyy Ciidankii kaosoBaxay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Shacabka Magaalada Badhan Ee Gobolak Sanaag ayaa Dhigay Isku Soo Bax Balaadh oo ay ...
Deg Deg:Ciidanka Jubaland Oo Amar Lagu Siiyay Inay Soo Afjaran Xidig iyo Seerar,
- Aug 23, 2019
Saraakiisha ciidanka Jubaland iyo Masuuliyiinta ugu sareeya Xukumada Jubaland ayaa 24 Saac ee ugu ...
Deg Deg:Ciidaamo Xoogan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga ...
Deg Deg:James Swan Oo Ka Hadlay Arrin uu Muuse Biixi Ku Qanciyay,
- Aug 23, 2019
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ...
Deg Deg::Farmaajo Oo Magacaabay Duqa Caasimada Muqdisho,
- Aug 22, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u ...