dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Caare,

Wararka Laga helayo degaannada Dawaco iyo Dhoob ee bariga degmada Ceerigaabo ayaa sheegaya in aaggaas uu goor dhowayd ka bilaabmay dagaal hor leh oo dhexmaraya Jabhadda General-Caarre iyo Ciidammada Maamulka Somaliland

Lama oga ilaa hadda khasaaraha dhabta ah ee dagaalkaasi sababay, waxase dadka degaankaasi soo sheegayaan in ay degaankaas ku arkeen gaadiidka teknikada ah oo labada dhinacba, iyadoo sida ay sheegayaan aaggaas jabhadda Gen-Caarre oo dhinaca bariga kayimid waaberigii saaka soo gaadheen halka ciidammada somaliland cabbaara sagaalkii subaxnimo degaannadaas gaadheen, dagaalkuna uu bilawday abbaara tobankii subaxnimo.

Dhinaca kalena arrintan ayaa u muuqata xiisad colaadeed hor leh oo degaannada degmada Ceerigaabo ka bilaabantay, taasoo aan lasii saadaalin karin mustaqbalka iyo waxa ay ku danbayn doonto.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg:Dhul-Gariir ku Dhuftay Qeybo Puntland Kamid ah,
- Jul 15, 2019
Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude, ayaa Axaddii shalay ruxay gacanka GARDAFU’ oo kala qeybiya ...
Deg Deg:Raysal Wasaaraha Canada Oo Ka Hadlay Geerida Hodan Naaleeye
- Jul 15, 2019
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii naxtinta laheyd ee ku ...
Daawo:Wasiir ka Socda Dawlada Somalia Oo Shir Ka Furay Garoowe,
- Jul 15, 2019
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo ...
Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Jaaliyadda Reer Sweden Ee Dagan caasimada Dalkaasi ee Stockholm ayaa isugu ...
Deg Deg:Kenya Maxay Ka Tidhi Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Dowladda Kenya ayaa arrimo siyaasadeed uga faa’iideysatay weeraradii iyo qaraxyadii Al-Shabaab ay ka fulisay ...