dahabshiil

Deg Deg::Danjirihi Britain ee Washington oo Trump dartiis isu casilay

Safiirka Britain ee Mareykanka Kim Darroch ayaa maanta ku dhawaaqay inuu is casiley, islamarkaasina uu sheegey in ay adag tahay in uu sii wato shaqadiisa, kadib markii la dusiyay errayo ka dhan ah madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo uu adeegsaday.

War uu soo saaray Darroch ayuu ku yiri “In kastoo uusan booskeyga shaqo uu ku eg-yahay illaa iyo laga gaaro dhammaadka sanadkan, haddana, waxaan aamisannahay xaaladdan lagu jirto darteed, inaan aqbalo in la soo magacaabo danjire cusub.”

Darroch, waxa uu ahaa dibmulaasi sare oo Britain u joogey Washington tan iyo 2016.

Safiirka Britain ayaa Trump cambaareyay isagoo ku eedeyay in uu yahay qof aan fadhiyin islamarkaasina aan laheyn wax xirfad ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg:Dhul-Gariir ku Dhuftay Qeybo Puntland Kamid ah,
- Jul 15, 2019
Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude, ayaa Axaddii shalay ruxay gacanka GARDAFU’ oo kala qeybiya ...
Deg Deg:Raysal Wasaaraha Canada Oo Ka Hadlay Geerida Hodan Naaleeye
- Jul 15, 2019
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii naxtinta laheyd ee ku ...
Daawo:Wasiir ka Socda Dawlada Somalia Oo Shir Ka Furay Garoowe,
- Jul 15, 2019
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo ...
Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Jaaliyadda Reer Sweden Ee Dagan caasimada Dalkaasi ee Stockholm ayaa isugu ...
Deg Deg:Kenya Maxay Ka Tidhi Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Dowladda Kenya ayaa arrimo siyaasadeed uga faa’iideysatay weeraradii iyo qaraxyadii Al-Shabaab ay ka fulisay ...