600 Deg Deg:Al-Shabaab oo Qaraxyo la Gashay Kenya | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Al-Shabaab oo Qaraxyo la Gashay Kenya

Sirdoonka dalka Kenya ayaa shaaciyey inay heleen xog cusub oo sheegeysa in Al-Shabaab gudaha dalkaasi ay la galeen walxaha qarxa.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in Al-Shabaab ay abaabulayaan weeraro hor leh oo ay ka geystaan qeybo ka mid ah dalka Kenya.

Sidoo kale saraakiisha ayaa tilmaamay in la qorsheynayo in weeraradaasi ay dhacaan midkood July ama August ee sanadkan.

Laamaha amniga, gaar ahaa sirdoonka Kenya ayaa intaasi ky daray in weeraradaasi lala damacsan yahay goobaha Dalxiiska ama meelaha ay dadka ku badan yihiin ee dalkaasi.

Kenya ayaa shacabka ugu baaqday inay muujiyaan feejignaan dheeri ah, islamarkaana ay ka taxadaraan amnigooda.

Sirdoonka dowladda Kenya ayaa dhowr jeer soo saaray digniino ka dhan ah Al-Shabaab oo weeraro xoogan ka geysta dalkaasi.

Weeraradii ugu waa weynaa ee Kenya ka dhacay ayaa waxaa ka mid ah weerarkii Westgate Mall 2013-kii , weerarkii Empkatoni ee 2014-kii, weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee 2015-kii iyo weerarkii Dusit D2 ee 2019-ka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...