600 Deg Deg Daawo:Ruushka Oo Ku Dhawaaqay War Hurdada UDiiday Somaliland | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Ruushka Oo Ku Dhawaaqay War Hurdada UDiiday Somaliland

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku u soo magacawday Soomaaliya Mudane Mikhail Golovanov oo Madaxweynaha soo gaadhsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Vladimir Putin, wuxuuna ayaa hoosta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xidhiidhka labada dal, isaga oo dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan.

Danjira Dawladda Ruushka oo ku hadlayey Magaca Madaxwaynaha dalka Ruushka ayaa sheegay in Midnimada iyo Madax Banaanida Soomaaliya ay tahay mid Muqdas ah, Islamarkaana ay ku Garab siin doonaan Soomaaliya waxay uga baahdaan Qarmada Midoobay.

Madaxweynaha iyo danjiraha cusub ayaa ka wada hadlay dib u xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ruushka si loo adkeeyo iskaashiga dhinacyada gargaarka bini’aadannimada, dhaqaalaha iyo waxbarashada.

Danjire Mikhail Golovanov ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay horumarka iyo dib u habaynta dhanka amniga iyo dhaqaalaha isaga oo Madaxweynaha kala hadlay qaabkii ay Dowladda Ruushku gacan uga geysan lahayd tababarka shaqaalaha rayidka ah iyo laamaha amniga.

Dhankiisa, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa danjiraha la wadaagay dadaalka ay Dowladdu ugu jirto dib u soo noolaynta xiriirkii ay la lahayd waddamada adduunka iyo sida ay uga go’an tahay inay dalalka caalamka la yeelato iskaashi miradhal ah oo ku dhisan is-qaddarin iyo wax-wada-qabsi.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Danjiraha cusub ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay isaga oo ka guddoomay martiqaad rasmi ah oo uu uga siday Madaxweynaha Ruushka Mudane Vladimir Putin kaasi oo ku aaddan ka qaybgalka Shirka Afrika ee dabayaaqada sannadkan ka dhacaya magaalada Sochi ee dalka Ruushka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. Guulwade says:

    Dawlada Ruush ka. Waa dawlad aan aqoon khayanad a.waxay diidaan. Laganacsiga saba hadlo. Waxay citiraafka u diideen. Jigjiga. Jechniya. Kashim. Saawaba. Hargaysa iyo gabileey. Citiraafka beenta radinayaan. Tariikxumada. Habar yonis la xasuuqay.

  2. Kacaanboy21 says:

    Burco ceerigaabo. Habar yonis xasuuqa kusocda muda dheer. Hada kahor waxa lagu xasuuqay burco ilaa ooy qaxeen. Havaryoonis way qarsadan jabka. Laakiin reer sool way isdhibeen. Oo dhamaan. Ssc.khatumo kuli hargaysa iska dhibeen yirahdaan dastuurka hanaloofuro waa waan is dhibay waa la iga adkaaday. Halragalada. Horay isu dhib een. Laskiin wAXA ka daba tagay. Kuwii lais laha caqli bay leeyhiin. Laskiin habar yonis dagaalka waa kusocda. Sidii la arkI jiray qabiil qabiil dusha Uga baxa. Ilaa ooy qaxaan.

    • LAFARUUGAAWI says:

      FAR DHEXE ISA SOO GELI.

      MR SAY WALLAAHI

      KKKKKKKJIII

      CAN YOU SPEAK ANOTHER 😂 😂 😂 LANGUAGES?!.

      # miyay mijir beel asqoobeen faqash.com

      • Waawareeyu waamaxay says:

        KA NAXOOW NAFTA WAA. HUUNNADII XASUUQ BEEY BILAABEEN MARKII MEEL KASTA LAGA SOO HANDARAABAY EEY HABAR YOONIS KU CIIL BAXDAY.DUF KU BAX DHUUSE BIXIYE XILDIID IYO JEEGAANTIISA.DABOOLOW MUUSE JAAHIL I GAL DHEH FAR DHEXE WEEY KUGU DHUMEEHE.☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠

  3. Hassan says:

    Adeer soo barta siyaasadda, ma waxa aad ka filaysay hadal macaan mooyaane wax kale laakiin kala baro arrimaha khuseeya danjirayaasha iyo kuwa aan khusayn.
    1. Shaqada dinjirayaashu ma ahaa in ay ka shaqeeyaan midnimada daalalka loo soo magaabo, laakiin xukuumadda uu martida u yahay danjiruhu ayay tahay in ay ka shaqayso midnimada dalkeeda.
    2. Danjiruhu waa in u adeegaa danaha dalkiisa laakiin ma ahaa in uu dhex galao siyaasadda gudaha ee dalka uu martida u yahay.
    Hadaba sida ku cad qoraalk danjirana cusub ee Ruusha, marnaba soo muu qaadin magaca san ee dalka Somalialnd ee la jaarka ah Soomaaliya. Muu odhan waxa aan ka shaqayn doonaa midaynta Somaliland iyo Soomaaliya oo aynu ognahay in ay kala yihiin laba dal oo aan midaysnayn.
    Ugu-danbayntii, Soomaaliland waxay ikhtiyaarkeeda ku midowday Soomaaiya sannadkii 1960,waxayna ikhtiyaarkeeda kaga noqotay midowgaa, sannadkii 1991kii maantana waa dal madax banaan oo uu caalamka oo dhami la macaamilo.

  4. Saeed says:

    Harbar yoonis bay xasuuqeen jeegaanti

  5. Waawareeyu waamaxay says:

    KA NAXOOW NAFTA WAA. HUUNNADII XASUUQ BEEY BILAABEEN MARKII MEEL KASTA LAGA SOO HANDARAABAY EEY HABAR YOONIS KU CIIL BAXDAY.DUF KU BAX DHUUSE BIXIYE XILDIID IYO JEEGAANTIISA.DABOOLOW MUUSE JAAHIL I GAL DHEH FAR DHEXE WEEY KUGU DHUMEEHE.☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠

  6. Binary Operation says:

    ama ruush u yaaca, ama futo turki ku hoos dhuunta.

    somaliland ciday somalia raacdo maahane opposite keeda ayay tagaysa.

    hadii ay somalia ruushka raacdo, dee reer galbeedka ayay siinaysa opportunity ah inay somaliland aqoonsadaan oo gacan weyn siiyaan.

    laakiin maankiina ka saara marnaba suurta gal noqon mayso midnimo juujuub ah oo dhex marta somaliland iyo somalia oo ah sida daarood ku riyoodo.

    ma dhacayso, belaaayada dhankaad ka shido maahane jihadeeda kale baan kaaga gubaya holacaasi.

    dagaal dibloomaasi waxaad itaal hayseen waad soo qaadeene, sow jabkiina maydin arag?

    waar kaad doonto soo raac, aniguna ka isaga kasoo horjeedaan soo raacaya, illeen labo is diidan sidii dhilo oo kale ugama hoos shaqaysan kartid.

    sheekada beerka jecliya xaydha necbiya hore waad u samayseen waase idinka socon wayday waa xiligii qadar iyo xulufada diidan.

    tanna halkaas kolkay idinka gasho waxba idiin kordhin mayso inaad ku jabtaan mooye. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Binary Operation says:

    sixid

    ama ruush u yaaca, ama futo turki ku hoos dhuunta.

    somaliland ciday somalia raacdo maahane opposite keeda ayay tagaysa.

    hadii ay somalia ruushka raacdo, dee reer galbeedka ayay siinaysa opportunity ah inay somaliland aqoonsadaan oo gacan weyn siiyaan.

    laakiin maankiina ka saara marnaba suurta gal noqon mayso midnimo juujuub ah oo dhex marta somaliland iyo somalia oo ah sida daarood ku riyoodo.

    ma dhacayso, belaaayada dhankaad ka shido maahane jihadeeda kale baan kaaga gubaya holacaasi.

    dagaal dibloomaasi waxaad itaal hayseen waad soo qaadeene, sow jabkiina maydin arag?

    waar kaad doonto soo raac, aniguna ka isaga kasoo horjeedaan soo raacaya, illeen labo is diidan sidii dhilo oo kale ugama hoos shaqaysan kartid.

    sheekada beerka jecliya xaydhana jecliya hore waad u samayseen waase idinka socon wayday waa xiligii qadar iyo xulufada diidan.

    tanna halkaas kolkay idinka gasho waxba idiin kordhin mayso inaad ku jabtaan mooye. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Binary Operation says:

    dhilada daarood kolkay ku jiha wareertay siyaasadii bay ku jaajaamta kala xigsiga duriyada barakaysan ee reer sheekh isxaaq.

    dhilooy meel walba laga soo nac ee ma ku quus qaadatay jabka kaa raacay meel kasta.

    dhilo kolkay jabto dadkii jabiyay bay dhexdooda ku dhex jaajaamta.

    viva anaka leh beelahaasi aad isku xoq xoqaysaan, is xoq xoq socon maayo.

    sandule iyo xoog baan sool bariga sanaag iyo buuhoodle kula wareegaya wixii barakacaya iyo wixii dhimanaya dan kama lihi.

    somaliland la isla baryi maaye waa sandule, illeen ingiriis ba idin lama baryine sanku idin kaga tol tolay inuu idin waso oo cagta hoosteeda kugu hayo,

    haatana tabtii uunbaan kugu samayn anoo dowladahaasi uu maamulka afka la galay la kaashanaya lana maagan jabkiisa. illeen nimaan jabiyay oohin badana baa hore loo yidhi. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Binary Operation says:

    dhilada daarood kolkay ku jiha wareertay siyaasadii bay ku jaajaamta kala xigsiga duriyada barakaysan ee reer sheekh isxaaq.

    dhilooy meel walba laga soo nac ee ma ku quus qaadatay jabka kaa raacay meel kasta.

    dhilo kolkay jabto dadkii jabiyay bay dhexdooda ku dhex jaajaamta.

    viva anaka leh beelahaasi aad isku xoq xoqaysaan, is xoq xoq socon maayo.

    sandule iyo xoog baan sool bariga sanaag iyo buuhoodle kula wareegaya wixii barakacaya iyo wixii dhimanaya dan kama lihi.

    somaliland la isla baryi maaye waa sandule, illeen ingiriis ba idin lama baryine sanku idin kaga tol tolay inuu idin waso oo cagta hoosteeda kugu hayo,

    haatana tabtii uunbaan kugu samayn anoo dowladahaasi uu maamulka xamari afka la galay la kaashanaya lana maagan jabkiisa. illeen nimaan jabiyay oohin badana baa hore loo yidhi. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Kacaanboy21 says:

    Ruushka maraykanka. China. Yurub africa
    Waa kiristiyaan. Waana iskumid inta ethiopia jirto cidna aqoonsi idin siin mayso. Citiraafka majiro. Mingiste. Meles. Deslayn abiya. Idin yirahdeen taga somali baad tihin. Kudarso muslimo sheegta. Gaalada isku dhadhajiyaan. Citiraafka lagu ma helo. South Sudan .kiristiyaan. kujira. Eriteriya kiristiyana kujira. Idinka idoor tihiin. 2 magaalo. Shuruda citiraafka maydan buu xun. Waaba hadoo xasuuq habar yonis. Horay. Kalshaale borama.

  11. Daalo says:

    Binary
    Hooyadaa iyo duriyadaba was xijiso yaa isgaadhay hadaayay ku waalataa Duriyad iyo Isaxaaq anaa wasa waxaad ka hadlayso oo dhan

  12. Daalo says:

    Tan waalagu kalabaxaya walaan laysugu jirayn
    Orod uunaigaaga shidi

  13. Daalo says:

    Uunsigaaga shido

  14. DAACAD says:

    Khaatumolaawe news.
    Somaliland ma aha sidaadoo kale.
    Umadda reer somaliland Aad ayey soomaaliya ugu duceeysaa mana ka naxdo wax ummad u soo kordhey.
    Caafimaad baan rabbi idinka baryeynaa.




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...