600 Maxay Heshiis Ku yihiin Beelaha Isaaq iyo Hawiye, | khaatumo news online
dahabshiil

Maxay Heshiis Ku yihiin Beelaha Isaaq iyo Hawiye,

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya markii ay dhawaan xiriirka u jartay dawladda Gini oo soo dhaweeysay gooni goosatada SNMta ayaa rrintaas waxa ka xummaaday qaar ka mid ah jiilka cusub ee beelaha Hawiye kuwaas oo ka hor yimid in xiriirka loo jaro dalka Gini, iyagoona taageero u muujinaya SNMta gooni goosatada ah.

Hadaba, maxaa kallifay in jiilka cusub ee beelaha Hawiye ay u muujiyaan taageero beesha Isaaq oo aysan isku qabiil aheen, xuduudna aysan ka dhaxeen. Waxaa iska cad oo aan mugdi ku jirin in naceeybka Daaroodka uu yahay midka labada dhinac ay ku wada socdaan.

Marna arki meeysid jiilka cusub ee beelaha Hawiye oo cambaareenaya sheegashada beesha Isaaq ee gobolada Sool iyo Sanaag iyo kalla gooynta dalka Soomaaliya. Waxaa dhab ah in Soomaaliya aysan welli ka dhammaan cadaawadda qabiilka, sidaa darteed, waxaa lagama maarmaan ah in dadka naceeybka loo qabo ay feejignaadaan waayoo ah Isaaq iyo Hawiye waxeey ku tashteen ineeysan caafimaadin welligood illaa iyo inta ay cagta madax ka saarayaan beesha Daarood taas oo ah arrin aad u xun.

Hadaba, hoosta waxaad ku arki kartaan jiilka cusub ee USCda oo qoraalo soo dhigay Facebooga iyo Twiterka si ay u difaacaan SNMta.

Yusuf Garaad

Dowladdu ma ahan in ay is dhigto meel dadweyne reer Somaliland ah loogu ekeysiin karo in ay lid ku tahay horumarkooda. #Somalia.

Abdi Aynte

Ma xirii diblomaasi ayaa ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Guinea? Haddiiba xiriir loo jaraayo booqashada Madaxweynaha #Somaliland, hore ayuu @musebihi booqashooyin rasmi ah ugu tagay Imaaraadka & Itoobiya. Maxaa Guinea kaliogeed kazoo uray? Mise waa “miskiin ayaa misko la fuulo leh”?

Abdulaziz Xildhiban

#Somaliland intee ayay sugi doontaa xassiloonidarrada ka jirta, 30 sano maku filan tahay K/Soomaaliya. Gobannimo madhaleys noqatay, mala gaaray waqtigii adduunka dhageysan lahaa dadka Somaliland, mise midnimada, madaxbannaanidii ayaa noqatay I jiid aan ku jiidee.?

Mahamed H. Ingiriis

The world gave recognition to failed state Somalia and refused to do so to functional Somaliland. Yet, one cannot run away from the fact that Muuse Biixi is the only democratically-elected president on the whole Horn of Africa region. Why not recognise him as the President of Somalia?

Abdirizak Mohamed MP

This is an amateurish! Cutting diplomatic ties with a country we don’t even have diplomatic relations. This is a foreign policy that is in disarray par excellence, but my concern is the potential pitfalls this will have on Somalia and Somaliland future talks.

Abdirahman Abdishakur

Go’aanka Xukuumadda Federaalka ahi xiriirka ugu goysay Dalka Gini oo aan weligii Soomaaliya xiriir diblomaasiyadeed la yeelan waxaa ka muuqda fudayd iyo qaangaar la’aan diblomaasiyadeed. Dawlado ay ka mid yihiin Itoobiya, Kenya & Jabuuti ayaa habmaamuus iyo soo dhoweyn maqaam sare leh horey ugu qaabilay madaxda Somaliland, xukuumadduna kama falcelin, xiriirna uma jarin. Haddaba go’aanka ay Xukuumadda Federaalka qaadatay waxaa ka muuqata;

1- Marba meel dhac aan lahayn mowqif mid ah oo sugan, maadaama falalkii diblomaasiyadeed ee kuwan la midka ahaa oo horey u dhacay laga aamusay, kana halkii ugu danbeysay looga falceliyey.

2-Go’aanku wuxuu sawir ka bixinayaa fududeyka iyo qaangaar la’aanta diblomaasiyadeed ee hoggaanka sare ee dowladda, sababtoo ah falceliska diblomaasiga ahi wuxuu leeyahay habraac marxaladaysan iyo curfi diblomaasi ah oo la maro. Xiriir jariddu waa tilaabta ugu danbeysa ee ma ahan tan laga bilaabo.

3- Go’aanku wuxuu kala durjinayaa isku soo dhowaanshaha Soomaaliya iyo Somaliland, wuxuuna fursad siinayaa inta ku hawlan kala fogeynta labada dhinac iyo in waddada wadahadalka xiranto.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. WARAN says:

    DEE WAA ISKU IRIS SAMAALE ISKU TOL AH!.

    # dagaal daarood hawiye.com

    • LAFARUUGAAWI says:

      SOOMAALIDU WAA DIR IYO DAAROOD.

      DIRINA
      WAA IRIR SAMAALE
      SIDA
      REER SHEEKH ISAXAAQ BINU AHMED BINU QURAYSH
      DIGOODI
      AJUURAAN
      GAAL JECEL
      RAXAN WEYN
      BIYO MAAL
      HAWIYE
      IYO QAAR KALOO BADAN
      CANFARTA IYO OROMADA KU DAROO IYO GABOOYE.

      IWM.

      • Garbadiiri Gacan Libaax says:

        Kkkkkkkkkkkk

        HABAR KUULAY NA WAA QOLAMA

        KASTUUMOOY

      • Waran says:

        DHALFARUUGAAWI
        KHANIISNIMO IYO LAANGAABNIMO AYAAD ISKU DARSATAY ALLA AYAANDARIDAA GOORMAYVHAWIYE IYO IIDOOR WAX ISU NOQDEEN DEE ADEERKAA FAYSAL ALI DHURWAA UUNBASD LA CAQLI TAHAY ISAGAA MARNA LAHAAVWAA ADOON HAWIYE OO MARAAKIIBTII UUNLAAYEVAYEY XAMAALKOODA ISKU LAYN JIREEN, HADANA LAHAA WIILKA XAMAR JOOGA WAXAA IGA XIGA WIILKA ITOOBIYA JOOGA , HADANA SHALAY UUN LAHAA GAALKACYO WAXAA DEGA ILMAADEERADAY OO HADAAN SIIDHI UGU DHUFO LAYDIN ARKIMAAYO PUNTLANDEEY MARKAA GUNIMADA WAAD ISKU RAACDEEN GUNYAHAY
        SOMALIA DAL MID AH

        • LAFARUUGAAWI says:

          Kkkkkkkjiii

          WARIS

          FAISAL ALI DHURWAA GABADH SUPER CUTE LIIQSATA OO RAXANWEYNA AYUU BANJARIYEE ADIGU IN NOOCA BANJARIYAY IN AAD TAHAY
          WAAD IS CADDAYSAY.

          KKKKKKKJIII
          WALIBA WAAN KU GARANAYAA LAAKIIN MA DOONANAYO INAAD ANIGA I GARATO

          INA XAAR MAAJO NOOC KALE MA HAYSAA
          KKKKKKKJIII
          YAANAN KU FOOROORINE

          KKKKKKKJIII

          HUMPLE 😂😂😂 PARANOID WAREERAY.

          # miyay mijir beel asqoobeen faqash.com

  2. DAACAD says:

    Khaatumolaawe news
    Cidwalba ood miciin bido iney taariiq been ah,cudur iyo cuqdad,cunsuriyad ,naceyb iyo maaweelaba ay halkan wax ku soo ku xar xariiqi karaan, ilama aha in ay wax ka bedeli karaan caqliga iyo maskaxda fayow,ee caafimaadka qabta.

  3. Qaybdiid says:

    Wasiirka waa la naqdin karaa, haddii uu khaldamo, wuxuu hayaa xil Somaliyeed. Wuxuu ka mid ahaa wasiiradii la lahaa waa damulfaasid, waxa ka hadhay maareeye!

    “Divide and rule” Yaa ku shaqaysta, waa gaalo la daaqyada Somali sheegta. 100-kii sanadood ee ugu danbaysay, waxa jira dad ku soo lacag qaata burburinta ummadda, oo maraya jiilkii 5naad, oo aan ka xishoonayn ummadda. Suaal, yaa la yidhaahdaa Somaliland, ma maamulkan jeegaan groups-ka u af duuban mise dadka dega waqooyi min gees ilaa gees?

    Yey metelaan maamulkan sheegta Somaliland, ma jeegaan mise dadkoo dhan, haddii ay tahay dadka waqooyi oo dhan, dawladi waa shacab, ma haynaa shacab ku midaysan waqooyi, oo iyagoo midaysan Somali wax la qaybsanaya? Waa maya, jeegaan groups- is daba jooggay oo marba kooxdii yaree xukunka qabata, oo keligood ku xoogsanaysa iyo in yar(ash-khaas faro ku tiris oo dadka intiisa kale), oo ay isku qurxiyaan, ayaa sheegata, magacan lagu qadhaabsado.

    Waxay heleen dad u badan koonfur oo jeegaantu siday doonto u rogrogato, waxay doontana ku shubato, garashada/ogaanshaha sida waqooyi yahay ay ka maqan tahay ama ka jaahiliin ah 100%, oo u badan indho ku garaadlayaal, ama si fudud u gala khalad aan laga fiirsan oo badanaaba si caadifadeed uga dhaca.

    Yusuf Garaad oo waqti badan ka galay khaladaad waaweyn Somalida, dulmi aanu u meel deyin u sameeyey, una xagliyey oo foolxumo ku taageeray maamuladii jeeganta ee kala danbeeyey, si kursigii uu iibka ku helay, uu ugu sii ilaashado, intii uu joogay BBCda, talooyin iyo warbixino khaldan ka ddhiibay guud ahaan Somaliya.

    Caynte, runtii dadka yaqaana waxay ku sheegaan inuu degan yahay oo Somalinimadana jecel yahay, isagoo, khaladkii ugu weynaa intuu masuulka ahaa uu ka galay reer waqooyi uu ka galay reer SSC markuu ahaa w/w/qorshaynta ee dawladii guurguurte(laga yaabee inuu guurguurte ku amray arrintaa), isagoo qaatay qiyaas qaldan, oo dad gaari u keeneen tirakoob beena, oo lagu duudsiyayey xaqa degaanada SSC, reer SSC mar ay noqotaba wey ka daba tegi doonaan reportkaa qaldanaa.

    C/C/shakuur, wali wuxuu qaadan la yahay fursadihii uu lotto-da ku helay ee soo maray, waxa isu qaban la fudaydkii uu hore ugu beeciyey cadawga dalka, wax badan iyo`in hadeer dadkii ku soo baraarugay, oo taako taako loola socdo dhaqdhaqaaqiisa boob iyo beec doonka ee uu la rabo dalka Somaliya, isagoo u shaqaynaya UAE.

    F.G Wax aan ka ahayn Somalinimo heshiis laguma aha lagumana ahaan karo/doono, dadka kuwa isku daya qaybin ummadeed waxay ku baaba`ayaan cila. WBT

    • LAFARUUGAAWI says:

      QAYLO BADAN

      KU SOO FADHIISO
      XOOG MA HAYSAA.!!.

      CIDLAAD KA XIIQDAYE GURIGAAGA URAAYA NADIIFSO EE KUUKUUYADA QAAQAAWANI KUGU GUURSATAY.

      # miyay mijir beel asqoobeen faqash.com

      • CAAN CAAN DHALAY says:

        LAFARUUGAAWI

        Kkkkkkkjii
        KKKKKKKJIII

        KKKKKKKKK
        BEERKAA XASKA I NOQDAY

        BURUNDIAN KUNA FAQASH MIYAY LA QABAAN KUUKUUYADA

  4. Wargal says:

    Soomaaludu waxay ku maahmaahdaa ’’Wadaantii Geeleeda kaafida ayaa Geel kalena wax tarta’’, Raga qoraalada soo qorayaa, Muqdisho ilaa Gaalkacayo ayay ka yimaadeen, intay reer kale Gurigiisa fiiqayaan, waxay ahayd inay guryahooda fiiqaan. Raganimada iyo sharaftu waxay ku jirtaa in ninku degaankiisa wanaag iyo magac u soo hooyo, raga qoraalada Isaaq is leh ku badhi taar, waa lagu sifayn karaa waa ’’ Dameeri dhaan raacday’’, Raga sidaa u shaqaysta waa kuwa loogu yeedho Political prostitution ’’ Dhilooyinka Siyaasada’’ kuwaa waxaan odhan lahaa Dhagax weyn qaata oo Xaarka Futada idinkaga yaal iskaga biiya.!!!!!!!!!!!!!!

  5. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    QAAQ LAY
    😡 MA DIIDDAA SOMALILAND REPUBLIC FAQASHTA KU QABEEN WALINA SOMALILAND REPUBLIC AYAA QABTA LAAAAAAAKIIIIIN KUUKUUYADA QAAQAAWAN AYAA SII QATAARATEY.

    # qaranka dhidibada.com

    KU SOO FADHIISO
    XOOG MA HAYSAA.!!.

    CIDLAAD KA XIIQDAYE GURIGAAGA URAAYA NADIIFSO EE KUUKUUYADA QAAQAAWANI KUGU GUURSATAY.

    # miyay mijir beel asqoobeen faqash.com

  6. Hassan says:

    Waa waraydu waa maxay iyo calaalku. Waxa midayay Isaaq iyo Hawiye ma ahaa Daarood oo inta uugu badani ay wada degaan oo ay is dhaleen Isaaqa laakiin waa siyaasad. Dhibaatadana waxa abuuray Daaroodka woqooyi oo 30 sannadood ku qanci waayay walina doonaya labadii dal ee wada daaqi jiray taas oo u jirta inta ay cirka iyo dhulku isku jiraan, isha soo muuqata ama soo dhawaatayna waa aqoonsigii Somaliland ee ka soo noqda fogaynta aad fogayseen Isaaqii aad isku taariikhda iyo dalka ahaydeen inta ka horaysa aqoonsiga caalamiga ah ee aadka u soo dhawaaday. Warkii u danbeeyeyna waxa uu sheegayaa in caasimaddii labbaad ee UK maantana aqoonsatay dawladnimada Somaliland. Hore waxa u soo aqoonsaday ilaa shan gobol oo waawayn oo ka tirsan boqortooyada Ingiriiska oo ay ka mid yihiin Bristol, Cardiff, Sheffield, Liverpool iwl. Alla Mahad Leh

  7. Binary Operation says:

    Viva jiilka cusub ee hawiye

    Viva isaaq

    Viva irirsamaale

    Nimaan aayar fadhiisan Kolka loo tashaduu ala ba’ay ku waasha.

    Imisuu hawiye ku laayay farmaajo magaalada Muqdisho hada waa magaaladoodii hawiye xaq bay u leeyihiin inay daaquudka
    Magaaladooda caydheeyay iska dhiciyaan.

    Daarood ku haday Aayar joogi waayaan illeen waa minority ayay noqonayaane dee hala karbaasho oo hala buufiyo eedaabna haloo yeelo.

    Uma baahnin calaacal, already waxaad gaysan karayseen gaysateen, already naxli kala dhex dhigteen isaaq Iyo hawiye oo wax ka dhaxeeya jirin haatan waa xiligii la idinka goyn lahaa naxligaasi.

    Laakiin waa Soo af go’day beentii daarood oo halaagoodii ba y muuqda. Kkkk

  8. Darwiishland says:

    Hhhhhhhhhhhhhhh
    Idoor waxaro

    Dir iyo darood hhhhhhhhhhh

    War isaqow maxa walalo noqoteen raxanween hawiye haba I danbeyee hhhhhhhhhhh

    Wlahi isaaaqu wa furuukh waloweenti bey jah wareeriyeen hhhhhhh walahi wan idinku racsanahay waloweenta kabo kulul u xidha hhhhhhhhh

    Last year aya reer an aqaan hawiya ah ba inan sacad muuse ah ka dooney reer kooda waxay igu jawabee was ader isma geyno

    Inantoodina waxay ki yidhaahden waa bantu iyo midgo aabo isma guur sano hhhhhhhhhhh

    Midgihiina ma ku darsateen hhhhhhh walahi wa iga qosliseen

    Deed inantii qaxay u keentey wiiil mixed rise ama madow iyo cadeen iska dhaleen wayna siiyeen af bilood marku qabeyna soo furey

    Marka idoor hadaa hawiye naf ka Dryden deydeen waanu idin naqaan anakuye walowwenta kabo kuluul u xidhaa

    Xaga qaraxana umiisa hhhhhhhhhh

    Sheekh siciid indho kuusha yaabey alif




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...