600 Deg Deg: Qaramada Midoobay Ku Baaqday Wadahadal Puntland iyo Somaliland Ah, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg: Qaramada Midoobay Ku Baaqday Wadahadal Puntland iyo Somaliland Ah,

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska UNSOM ee magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay booqashadii uu magaalada Garowe ku tahay ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrumaha Soomaaliya James Swan.

UNSOM ayaa shaacisay in booqashadani ay aheyd tii ugu horreysay ee James Swan ku tagay meel ka baxsan Muqdisho, tan iyo markii dhawaan loo soo magacaabay xilkaasi.

Sidoo kale UNSON ayaa sababta uu Puntland ku doortay inuu ku bilaabo safarkiisa ku sheegtay inay tahay maamulkii ugu horreeyay ee Soomaaliya, islamarkaana hormarao ka gaaray dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

“Waxa uu u doortay Garowe in booqashadiisii ugu horeysay ay noqoto ayaa ah iyadoo Puntland ay tahay Maamul goboleedka ugu horeeyay ee laga dhiso Soomaaliya sanadkii 1998dii,isla markaana hogaamiyaasheeda ay door weyn ka ciyaarayaan horumarka dhinaca federalka ee socda.”ayaa lagu yiri qoraalka.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Madaweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi (Deni) oo yeeshay kulan ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah.

Sidoo kale kulankan ayaa lagu soo hadal qaaday xiisada dagaal u dhexeysa maamullada Somaliland iyo Puntland, iyadoona James Swan labada dhinac uu ugu baaqday in wax weliba ay ku dhammeeyaan wada-hadal, si looga gaabsado in markale ay dagaalamaan.

“Waxaan ku faraxsanahay booqashada Puntland waxaana aan la qaatay wadahadal miro dhal ah Madaxweyne Deni iyo xubno ka mid ah maamulkiisa.

Waxaan ugu baaqayaa Maamulada Puntland iyo Somaliland inay wadahadal ku xaliyaan khilaafka u dhexeeya ee gobolada Sool iyo Sanaag.”ayuu yiri James Swan.

Puntland ayaa shalay si diiran u soo dhaweysay wafdigani ka socday QM, kaas oo uu hoggaaminayey Ambassador James Swan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Caalin says:

    Bal eeg wuxuu dhahay: Waxa uu u doortay Garowe in booqashadiisii ugu horeysay ay noqoto ayaa ah iyadoo Puntland ay tahay Maamul goboleedka ugu horeeyay ee laga dhiso Soomaaliya sanadkii 1998dii.

    Taas micnaheedu ma waxa weeye Somaliland maamul goboleed ma ahin miyaa? Waar Somaliland buu aqoonsadey ee waa inay dowlada Zoomaliya xiriirka u jartaa xunkan xunku soo diray. Sidii ay ka yeeshay dowlad Gini.

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      ANIGU HADDA KUSTUUMO WEBSITE FAQASH FAQASH MABA AKHRISTO OO WAAN KA YAQYAQSOODAAYE

      GOBOLKAN SOMALO
      EE

      KUFSI LAND

      IYO

      SOMALILAND REPUBLIC

      HORTO MAXAY KA WADA HADLAYAAN MA XIDHIIDH DHAQAALE ILLAY BUQLEEN XAAR MAAJO AYAA U TALIYA’E.

      MASAAKIINTAA MADHEERTEEN ILMA HALAMASH NAAGOOD HADDAY TUULADOODA QAROOWE KU EKAAN WAAYAAN QANDALA IYO QARDHO QAABAQAWSAYN AYAANNU KA QIXIN AFKEEDAY KALA HAYSAN WAYDAYE .

      HHHHHHHHHHH

      OO WALIBA AANNU KU RUSHAYN

      # ciidanka cirka SOMALILAND.com

    • WARAN says:

      CAALIN

      KKKKKKKKKKKK
      XUNKAN XUNKU DHALAY MA CAYDA FAQASH TAA

      MALAA MOORYAANTA HABAR GIDIR EE DAYAXA SHAAHA KU KARISA AYAA TAHAY

      ANIGU REER
      HABAR KUULAY BAAN AHAYE.

      # miyay miyir beel asqobeen faqash.com

  2. Aarka hargaysa says:

    Qoraalkaa uu qoray wax kuqaata maamul goboleed kumajirto somaliland cadayn tiina waydinkaa qoray puntlad daayoo somalia ayaanaan lahadlayn ilaa nin dadku doortay meesha yimaado oo nalasiman

  3. Jidgoy says:

    Idoorow ama buuqa AMA aamusa waxaad tihiin maamul goboleed katirsan soomaaliya tankale muuse biixi yaa doortay beeshiisa.
    Taasi waxay kuu cadaynaysaa qabiil iyo cuqdadi in aanay wanaag dhalin dadkiina dhinac ka raaca

    • LAFARUUGAAWI says:

      KUUKUUYO DA QAAQAWAN IYO XABASHIDA QEEDHINKA HUURSATA ISKA XOREEYA FAQASHEEY
      HABAYICIIN YAHAY HADDII KALE ISBAAROOYINKA AAD ISU DHIGATEEN NAGA SII NADIIFIYA MARKAAD RAGGII RAGGU DHALAY EE CADOWGA IDINKA DIFAACI JIRAY KU MUUSANOWDAAN DHIIGGAA NAGU KACEE WAAYO
      SOMALILANDERS KU WAA GEESIYAASHA LIBAAXYADA ADDUUNKA ?
      LAAAAAAAKIIIIIIIIIIN

      ISLAANTAA FAQASH MAR WIXII NA KALA GAADHAY MEHER DAMBE WAA KA XAARAN WAAYO SOWTAANU SADDEX DALQADOOD KU FURNAY OO KUUKUUYO QABTO.

      # xasuus reeb.com

    • WARAN says:

      LAFARUUGAAWI

      KKKKKKKKKKKK

      WAAR NIN YAHAW FAQASH TAN AAD QAYBTAY MIYAAD KA MID AHAAN JIDHAY.

  4. khalid darwiish says:

    waxaa soodir saday dowlada
    waa inuu kushaqeeyaa go aanka
    dowlada hadiikale waa
    la eryeyaa




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...