dahabshiil

Deg Deg Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Dagaalka Ceelafweyn Dusha usaaray Muuse Biixi

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe oo maanta ka hadlaayay colaada ka taagan Deegaanka Ceelafweyn ee Gobolka sanaaag ayaa dusha usaaray Coladaasi Maamulka Muuse Biixi Cabdi,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. DAACAD says:

    Waxaanka yaabey khaatumolaawe news.

    Wararka somaliland aad ayey u xiiseeyaan oo aad moodaa iney aad ugu kuur galaan ooy jaceyl badan u qabaan aqbaarta iyo xaaladaha somaliland.
    Marka la is barbar dhigo wararka ay ka soo qaataan puntland iyo soomaalida kaloo dhan. 98% waa wararka somaliland 2% wararka soomaalida kaloo dhan.
    inkastooy ay khaatumolaawe news iyo xertiisuba ay aad u aaminsan yihiin wax loogu magac darey soomaali weyn iyo israac dambe oo dhaca maalin maal maha ka mid ah, dadka qaarna soomaalidiid ku caayaan, hadana waxa aisaac waqti iney waqti iyo Tamar aad ub badan geliyaan wararka somaliland.
    Ma jaceylbaa,ma naceyb baa,ma xaasidnimaa, ma saxaafadey qalad ka fahan sanyihiin, ma dimuqraadiya saxasfada somaliland ayaa u ogol iney waxey doonaan isaga hadlaan,ma Qatar ayaa soo wajeheysa hadey puntland iyo somaaliya ay hadal qaadkooda badiyaan
    Oo warar kooda iyo xaalada runta ah wax ka sheegaan????

  2. Qoyane says:

    Kani Malaha xashiishaduu cabaa maalinba waa colour cusub iyo reero caydood .

    • LAFARUUGAAWI says:

      Kkkkkkkjiii

      FAISAL CALI DHURWAA FAQASHTII QAAQ BUU KAGA SIIYAY AF SOOMAALINA UMA BAAHNIN WAAYO CIIDAGALE AYAA FARTA NA BARAYA.
      # qaranka dhidibada.com

  3. RAAMALEEY says:

    Calaal iyo isruxii sacadmuuse BAA INA furo waraabe kamuuqda kkkkkkkina BIIXI IYO Siilaanyo Heshiiskoodii BUU RABAA INUU dhex boodo War EEY yahow

  4. RAAMALEEY says:

    Hshiiskii Habarjeclo iyo Habar A wall OO CEEL afwan sifiican BULSHADA reer waqooyi Udaawanayaan MEESHAA WAXAY lamid Yahay dagaaladii lagu hoobtay EE bariga EE ahaa KU guur OO Ugu gabo SOMALILANDIIS MEESHAAN KU ARKO Awal WAA Tareeso ABID WAAYO HABARYOONIS IYO DHULBAHNTE WAA ISKU KIIS XAQIIQDII NINKAY JIIDHAA DAWACO LAWADO GEELA KAGA DARAN HA BIQLAYSO

  5. RAAMALEEY says:

    SAAKA Waxaan kamuuqda Marya Alool Waji FOOL XUN OO BAROOR IYO MUUSE NOW HABIQLAYSO GUNEA AQOONSI KADOON DUBAY BAA INOO JIRTEE WALEE WAA KU HOOG KKKKKKKKKKKKKK VIVA GARXAJIS VIVA REER SSC VIVA SOMALI MAXAMED KKKKKKMM

  6. RAAMALEEY says:

    FAYSAL GAWAAD hadhoow BUU sheegan DOONAA GARXAJIS FATAAL la waseen AH OO Ximaar AH sacadmuuse iyo goo garadahoodu hayga kaa dhiciyeen




script>
Deg Deg:Dhul-Gariir ku Dhuftay Qeybo Puntland Kamid ah,
- Jul 15, 2019
Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude, ayaa Axaddii shalay ruxay gacanka GARDAFU’ oo kala qeybiya ...
Deg Deg:Raysal Wasaaraha Canada Oo Ka Hadlay Geerida Hodan Naaleeye
- Jul 15, 2019
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii naxtinta laheyd ee ku ...
Daawo:Wasiir ka Socda Dawlada Somalia Oo Shir Ka Furay Garoowe,
- Jul 15, 2019
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo ...
Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Jaaliyadda Reer Sweden Ee Dagan caasimada Dalkaasi ee Stockholm ayaa isugu ...
Deg Deg:Kenya Maxay Ka Tidhi Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Dowladda Kenya ayaa arrimo siyaasadeed uga faa’iideysatay weeraradii iyo qaraxyadii Al-Shabaab ay ka fulisay ...