600 Deg Deg:Wadahadalkii Maamulka Somaliland iyo Dawlada Somalia Oo Fashilmay Kadib Markii Dawlada Somalia Diiday. | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Wadahadalkii Maamulka Somaliland iyo Dawlada Somalia Oo Fashilmay Kadib Markii Dawlada Somalia Diiday.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ku wada hadlaan Somaliland oo qorshuhu ahaa inuu ka dhaco magaalada Nairobi.

Agaasimaha guud ee Villa Somalia, Dr. Nuur Diiriye ayaa waxaa uu yiri ” Dowladda Federaalka Soomaaliya kama qeyb galayso shirka la sheegay inuu Nayroobi ka dhacayo balse waxay xaqiijinaysaa in ay diyaar u tahay wada hadallo mira dhal ah lala furo Somaliland marka goobta, ajandaha iyo ka qeyb galayaasho lagu heshiiyo”.

Kulanka waxaa soo qaban-qaabisay xarunta Centre for Humanitarian Dialogue, sidoo kale waxaa ka qeyb geli lahaa mas’uuliyiin ka socoto beesha caalamka.

Hadalka Fuursade ayaa imanaya ayada oo saacadihii la soo dhaafay ay jireen sheegayay in wakiilo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland ay shir ku yeelanayaan magaalada Nairobi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. xooga dalka says:

    horta somaliland maxay rabta oo lagala hadlayaa, haday rabto inay federalka la hadlaan may xamar toos u aadan. farmajo beel lama shiraayo ayuu hore u yiri. shirar iyo muluq muluq badanaa reerkan maxaa gubaya.

    • LAFARUUGAAWI says:

      reerkee

      Ku soo fadhiiso.

      # hadii aanan dhulkaygoow somaliland.com

      • Waawareeyu waamaxay says:

        WARISEEY SIDII LOOGU FARIISANAAYAY AYUU KU QAFIIFAY KU SOO FARIISO. KKKKKKKJJJJKJJJJJJKKKKKK WARYAA DHIIG BAX MIYAA LA QAFIIFTAY GEEDI SHAAMBOOW CUN MADAXYADAAS SNM ☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠

  2. LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkkjiii

    FAQASHEEY DAYNTA iska soo bixiya.
    Jecliyaayeey Jabka faqash faqash kuukuuyo qaaqaawani addoonsato.

    Waddan jiraba ma ahee maxaa laga wada hadlayaa.

    # qaranka dhidibada.com

    • Waawareeyu waamaxay says:

      WARISEEY SIDII LOOGU FARIISANAAYAY AYUU KU QAFIIFAY KU SOO FARIISO. KKKKKKKJJJJKJJJJJJKKKKKK WARYAA DHIIG BAX MIYAA LA QAFIIFTAY GEEDI SHAAMBOOW CUN MADAXYADAAS SNM ☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠

  3. FAQASH BAACSADE says:

    Kkkkkkkjiii

    FAQASHEEY DAYNTA iska soo bixiya.
    Jecliyaayeey Jabka faqash faqash kuukuuyo qaaqaawani addoonsato.

    Waddan jiraba ma ahee maxaa laga wada hadlayaa.

    # miyay mijir beel asqoobeen faqash.com

  4. Kacaanboy21 says:

    Idoor runta waa waa kibreen sida ashabaab marba meel iskuqada. Tikreega kiinya somalidiidka. Amxaaro snm raacday iyaga somali. Diidan 200km juquraafiga dega. Hargaysa burco. Khasbaya dadka aan rbin sool iyo sanaag. Iyo ingiriska igumaystay kucelceliyaan. 18 may 60. Kii oo yay ka dhul wayn yihiin. Dhaqalaha harti somali ogaden ku kibreen. Iyi istus.

  5. DAACAD says:

    Farmaajo markuu soomaaliya la heshiiyo xukun kiisuna gaadho kismayo,beydhabo,gal mudug puntland ayuu dalkale wadahadal iyo heshiis la furan karaa.
    Sababta uu u qaadey shirkuna waa ceeb kacarar iyo markuu meesha la yimaado
    Midnimada soomaaliya waa muqadas,isagoon xamar xukunkiisu dhaafin kuukuuyana ku ilaaliso in loogu jawaabaayo horta idinku soo midooba, markaasna heynoo ahaato jaale.
    Horaa loo yiri ninkii tiisaba daryeela midkale ku dara.

  6. Guulwade says:

    Gaalo mooyee ilahay ma aaminsan a. Fulaynimada. Waxa jecelyihiin wax kasta in gaal ah fadhiyo. Tarikhda lama hayo. Meel ay somali kula shire en. In gaalada ay I ku dhadhiciyaan. Tikreega waxay jeclayeen. Onlf maqnayd. Hada kiinya isku dhadhajiyaan waayo iyaga. Waxay jeclayeen inay xadka simalida kabaxaan laskiin 4 qiblo somali baa kaxigta. Kiinya bada somaliya dacwada kajirta. Idoor wakaa cadwada muslumiinta somali uqaban. Isku dhadhajiyaan kiinya. Faratoon caqli malaha oyo damiir uu kuyirado kiinya waa somsli cadawged. Musa shaani muushui doono udiro. Waa dhulbahante .doqona oga dheh. Citiraafka waxa loo raadiyaa darood iyo hawiye nacayb. Jegaanta snm muqdsho nacayb. Somali nacayb. Tikreega waa bakhtiyeen kiinya khamriga iyo jaad ka .ganacsadan. rabaan.

  7. Alla aamin. says:

    Hadii cidi Gaalo jeceshahey.
    Yaa u yeedhey kuukuuyo ,xabashi iyo ajaanib oo dhan yeyse u taliyaan oo kala illaaliyaan inaaney is xasuuq?????

  8. Kacaanboy21 says:

    Snm. Mingiste utagay. Laakin eryay
    Xasuuqii onlf iyi muqfsho. Snm waxay yirahdaan tikreega walaalanahay.
    Kiinya bada sheegatay jegaanta kiinya isku dhadhajiyaan. Hada. Snm jegaanta. Hargaysa burco. 200km juquraafiga. Axmad guray. Mucaradeen. Darwish mucaradeen. Kacaankii mucaradeen. Ashaab la jiraan. Puntland weeraran. Sool umaystan. Tikreega udhibay sool yrahdeen berbera free tikreega. Wax kula soodaga .sool puntland nooga qaada yirahdaan caamlamka kiristiyaan jecel nahay 500 sano dagaal. Walee idoorka oyo gaalo waxba ka lahaysto ifiirso ragooda hargaysa jooga Markay duqoobaan gaalada faaniyaan. Jecelyihiin.

    • Xaaji xarago says:

      Dila ilaa bariga ceerigaabo waa 739km iidoorkaad sheegaysana dagan

      Dila ilaa lowyocado…waa 311km waxaa dagan beesha direed …..iidoorna waa dirrr….hhhh markaa 900km bay dagaan beesha dirr wqooyiye yaanay burrco iyo hargysa kuu muuqan….borama iyo ceerigaabo yaa dagan oo aad siisay hhhh

    • Waawareeyu waamaxay says:

      WARISEEY SIDII LOOGU FARIISANAAYAY AYUU KU QAFIIFAY KU SOO FARIISO. KKKKKKKJJJJKJJJJJJKKKKKK WARYAA DHIIG BAX MIYAA LA QAFIIFTAY GEEDI SHAAMBOOW CUN MADAXYADAAS SNM ☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠

  9. Kacaanboy21 says:

    Juquraafiga. Hargaysa burco. Waa 100 km. Wadada hoose qaad. Haka wareegina bebera. Juquraafiga sada ah
    Ceerigaabo. Degmada ceel afwayn based leedihiin. Ceerigaabo waa lawada daga
    5 degmo waxataa leh harti. Nacas.
    Dila.ilaa saylac. Waxa dega. Dad nasab a oo gadabuursi iyo cuse somali jecel. Idinka gaalada jeceshihiin. Idoor tarikh xumayal faanka heesaha wa meheradii na.

    • Xaaji xarago says:

      Hhhh….somaliland mqjooratigeedu waxaa leh beesha direed …..waxaba laamaha direed hakala qaad qaadin…..adeer waxaana sii leh beesha isaaq ….sidaas iimaanso….ceerigaabo ilaa galbeedka dila iidoor sidaas iimaanso wabilaahi towfiiq

  10. Kaahin says:

    War ba ileen anagaa yaab aragnay bal cawaankan isle Ku caaya s/land gaalay raaceen daya waa sidaa amiin sheegaye waar Sodom sano Ku dhawaad ayaa gaalkan aad sheegaysaa caasimad Ku sheegtaada iyo minjo..tooyo aka madaxtooyo Ku jaalaa butaynaayeen xerada xalanena waa the biggest open area night club in the world.caruurta iska dhalka ah aan la tirin Karin bal adoo dhiiqo dhex jiifa ayaad Somaliland Ka hadlaysaan.inta garaad kuu kordhayo ana waxaa igu balan ah in aan dhiiqadaa kugu hayo




script>
Deg Deg Daawo:Weftiga Midowga Yurub Maxay kala Hadlen Muuse Biixi,
- Oct 20, 2019
Hargaysa{ Khaatumonews }Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirada ...
Daawo:”Waan ilmeeyay Markan Arkay Taalooyinka Muqdisho’
- Oct 20, 2019
Aoonyahan soomaaliyeed oo kamid ah Dadka aad ugu xeel dheer xaalada siyaasaddeed ee dalka ...
Dalka Australia Oo Soo Bandhigay Diyaarad Samaysay Duulimaadkii ugu Wakhtiga Dheerra Abid
- Oct 20, 2019
Shirkad duulimaad oo laga leeyahay Australia laguna magacaabo Qantas ayaa ku guuleysatay lambarka duulimaadka ...
War Deg Deg Ah:Ismaamulka Tigree-ga Oo Shaaciyay War Ka Nixiyay Raysal Wasaare Abiy Axmed,
- Oct 20, 2019
Ismaamulka Tigree-ga ee dalka Itoobiya ayaa war saxaafadeed ay soo saareen markii koowaad waxay ...
Daawo:Amin Arts oo Sawir yaab Leh Ka Sameeyay Madaxda Mucaaridka Dalka,
- Oct 20, 2019