dahabshiil

Deg Deg:Shirkii Maamulada ee Nairobi oo Fashilmay,

Waxaa gebi ahaanba fashilmay shir si wadajir ah madaxda dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka ku dhex mari lahaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Weli si rasmiya looma sheegin arrimaha qarsoon ee keenay in shirku fashilmo balse madaxweynayaasha Puntland Galmudug iyo Jubaland oo sida la sheegayo aad u doonayay in shirka la qabto ayaa qorshahaasi u socon waayay.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo haatan ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sida qorshuhu yahay maalinta Jimcaha dib ugu soo laaban doona caasimadda Puntland ee Garoowe.

Halka madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubaland oo sii joogaya Nairobi ay kulamo hoose la yeelan doonaan wakiilo ka socda Beesha Caalamka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. WARAN says:

    Kkkkkkkkkjijijikku

    WALLAAHII KUWA KASTUUMO FAQASH SOO MALMALLUUQAA CAADI MA AHA

    HADANA KUUKUUYO QAAQAWAN IYO KENYA AYAY KAGA DHEGTAYE MALAA WAABA KOOCA QOOBDHEER.

    @ suuratul baqara.com

    • Waawareeyu waamaxay says:

      WARISEEY haka dilaacin dabada commaandoos wax kama ogide jaajuusnimadaada ku ekaaw yuu ku Tahluukeeyn DHUUSE XILDIID BIXIYE.

  2. Jaalle says:

    Muuse biixi oo amrey in ciidamada qaranka Somaliland qoryaha qaataan!

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      JAALLE

      DHIGTOONOW DIBU JEESO BEERKA U JIIFSO KAC GUCLEE BOOD BEERKA KU SOCO MASKA MA CUNTAA ( HAAAA HAHHAM) KA WARAN DIINKANA HAAA HAMHAM SOMALILAND REPUBLIC KAADIDAYDAAN U SOO CABBEE .

      JAALLE WAAD BAASTAYE KALA DOORO CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND REPUBLIC.

      OK TALIYE

      KEED DOORATEY?!!.

      MARINES TALIYE!.

      CEELAAYO IYO LAASQORAY AYAA LAGUGU QORAYE HADII KUFSI LAND AAD ARAGTO BOOSAASO HILFAHA U QAADA .

      OK TALIYE.

      HADDA LAGA BILAABANA GENERAL BAAD TAHAYE SOO QAQABO FAQASDHTA.

      OK THANKS

      # qaranka dhidibada.com

      • Waawareeyu waamaxay says:

        WARISEEY haka dilaacin dabada commaandoos wax kama ogide jaajuusnimadaada ku ekaaw yuu ku Tahluukeeyn DHUUSE XILDIID BIXIYE.

    • FAQASH BAACSASADE says:

      Jaale
      Somaaliland Republic Waa wada commandos

      @ shaqo qaran.com

  3. DAACAD says:

    Waxa la yiri walee reer aan aqaano ma guuro!!!!!.
    Walee soomaali ayaan heshiin, oon is raacin.
    Haloo kala dheereeyo kuukuuyo iyo xabashi.

  4. Waawareeyu waamaxay says:

    WARISEEY haka dilaacin dabada commaandoos wax kama ogide jaajuusnimadaada ku ekaaw yuu ku Tahluukeeyn DHUUSE XILDIID BIXIYE.




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...