dahabshiil

Deg Deg Daawo:Madaxda Puntland Oo Jiida Hore Booqatay,

Wefdi ka kooban xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan Puntland oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo ayaa gelinkii dambe ee shalay booqday fariisimaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee degmada Yubbe .

Guddoomiyaha iyo wefdigiisa ayaa soo kormeeray fariisimaha kala duwan ee ciidanka Daraawiiishta Puntland ku leeyihiin degmada Yubbe halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland kuwaasi oo labada dhinac ka fadhiya magaalada Yubbe.

Mudane Dhoobo iyo wefdigiisa ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidanka Daraawiishta Puntland ee ku sugan Yubbe iyagoo ka dhegaystay warbixinno la xiriira xaaladda ciidanka iyo diyaar-garowga ay ugu jiraan difaaca xuduudaha Puntland.

Dhinaca kale guddoomiyaha iyo wefdigiisa oo xalay ku howday degmada Hadaaftimo ee isla gobolkaasi ayaa saaka kulamo kala duwan la qaadanaya maamulka degmada Hadaaftimo iyo bulshada ku dhaqan degmadaasi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkkkkjijijikku

    Kastuumooy HODHODHOO

    Kuwani was war moogayaal laakiin tuuladay ku dhasheen oo Somaliland Republic ah way soo booqan karaan !!.

    Haddii waa haddii ay niicda badiyaan

    Hhhhhhhhhh
    Waa Ka huleel ama is dhiib oo ah

    @ hubka culus Somaliland.com

  2. Mo says:

    nacaska wata lafaruugaawi.

    in aad nin xanuunsan tahay way muuqataa,
    habeen iyo maalin websitekan baad soo yuururtaa
    ood afka xaar ka daadinaysaa, miyaadan shaqo lahayn? looser nolosha ka dhacay iga dheh,

    iidoor markii firxadkoodkii xarshin lagu shubay oo la baabi’iyey inna gacanta lagu dhigay, 1 sano kadib bay dowladdii kacaanku duntay. markaasaa iidoor dib hargaysa ugu soo qaxeen. caruurtooda waxay ku shubeen in ay dhulka xoreeyeen wich is nonsense!! 28 sano ka dib citiraaf lama hayo, runtu waxay ku biyoshuban iidoor oo maamul goboleed yar oo burco iyo Hargaysa ah dantu badday.

    Ninkii caqli lihi wuu arkaa beenta ay isku maaweelinayaan, in qabiil yari uusan qaran noqon karin, kaliya waxay iska luminayaan wakhtiga, ugu danbaynna runta ninwaliba arko bay arki.




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...