dahabshiil

Daawo:Qurba Joog Ku Soo laabatay laascaanood oo 13 sano Ku Maraayo Guumaysiga Beesha isaaq.

Waxaa maanta magaalada laascaanood soo gaadhay qurba joog u dhalatay Gobolada sool iyo sanaag kuwaaso ka kala yimid Mareykanka iyo Canada.

Hadaba Qurba joogtan ayaa naf iyo Miciin soo biday magaalo guumaysi beelaysan ku maraayo 13 sano.

Laascaanood waa magaalada kaliye Dalka soomaaliya ay haystan Beel kale oo soomaaliyeed waa magaalada kaliye Dadkii u dhashay aanay Aragtidooda xorta ah ka dhiiban karin islamarkaana kuwo hoogay oo horgalo ah ay guumaysiga iyo taariikhda madow u yihiin hormuud.

Hadaba magaalada saas ah maxay tahay sababta Kuwo jooga Dal kale ay ugu soo haajiran ma waxay doonayan inay iyana kamid noqdaan dhibanayaasha ku jira jeelka beelaysan ee dusha ka banaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Faisal says:

    Waxan muhiim ah in la kala saaro arimaha aad isla meel dhigi waydeen wixiina daljooga ah aad kula milantaam shacab dalkoodi Ku Soo noqday qoladay doonan ha ka Soo jeedan iyo gobolkaydoonan, kula Soo meeraysataan arimo farxadoodi murugaynaya – pho’s dhibaatada qurbaha taala yaa kasii foolxun tiina aan loo meel dayin markaa walaaladiin Soo dhaweeya oo farxada ka qayb-qaata thanks

    • Caalin says:

      Walaalow waa runtaa, waxa inaga dhexeeya dalkeena inaga ayaa xalisan karna oo kolay dad isku af iyo diin ah ayaynu nahay, laakiin carruurtaa iyo dumarkaa dalkoodii u soo dalxiis tagay ha laga daayo QABYAALADA iyo NACEYBKA dadka la isku galinaayo. Meeshay ka yimaadeen iyo inta ay kharash soo galeen dadkaasi si ay u soo arkaan dadkooda iyo dalkooda Ilaahay uunbaa og.

  2. Mujaahid Darwiish#1 says:

    Waxna ma fahamsanidin kuwaasaana idin dhaama, dad afkii uun kaga hadha tihin.
    Nacasow hadaad kacararto sawlagaa qaadi mayo dhulka, axsan halagugu gumeysto intaad ka carari lahayd, neefyohow.

  3. Jaale says:

    Muuse biixi iyo ciidmada Somaliland oo qoryaha qaatey Uma istaagey hargeyso burco iyo Berbera

  4. DAACAD says:

    Ciidamada iyo maamulka laasacaanood 98% waa dadka degaanka u dhashey.
    Khaatumolaawe news cudurka iyo isir naceybka aad aamin santahey bulshada wey wada aragtaa.

  5. WARAN says:

    FAYSAL AFLAHAAR (FALLALUG) IYO CAGO LUULO AAWAY WAY KA NAXAYAAN NABADDA IYO HORUMARKA SOMALILAND’E

    # dalkeenna nimcaa fadhida.com

  6. RRU...man says:

    Waar wll ma dad is gumaysta ayaynu nahay laascanood yaa lagu gumaystaa sowtaa xorta ah ee qof walbaa gurigiisa si nabada kuseexdo kana sootoso

  7. Buhoodle iyo wardheer man says:

    Khaatumo news waa runtaa,daadan guurbajooga ah waa bila damir. Reer lascanood waa bila sharaf.sharafti darawishti ayaay ku ciyareen.reer hargeisa iyo burao oo ka buuxa cuqdaad darood ayaay la shaqayaan reer sool. I was 23 years old in 26 of October 2007 when somaliland occupied our town. Still dhulbahante hasn’t united against cuqdadland

  8. DAACAD says:

    Khaatumolaawe news malaa niyadiisu kumey farxin aadna wuu uga xumaadey muwaadiniinta wadankooda ku soo noqdey??
    Kadib wixii uu xumaan iyo propaganda iyo warxun,naceyb,uu shubi jirey oo dheg loo dhigi waayey!!!!

  9. m k Hayaan says:

    ISTAAKHFURALLAH WAA MAXAY NECEEBKE INTAA LEEGI … LAS CAANOOD LAMA IMIN KARAAYO KU LAHAA..

  10. Dablariday says:

    Waa nasiib darro in Qurba Joogto ku Dalxiisaan Magaalo Maleeshiyaadka Laga Keenay Hargaysa iyo Burco Gebilay Aan Arkaynnay Waxay Ka Samaynnayeen iyo Sida Ay Ula Dhaqmayeen Hablaha Reer Sool Ee Diidanaa Joogitaankooda….Boqolaal kun oo reer Laascaanood Ah Ayaa Buux Dhaafshay Xeryaha Brakacayaasha Growe, Kenya iyo Ethiopia….Kuwa Aan Intaas Ogayn Ee Ku Tamashalaynaya Saaka Waa Uga Daran Yihiin Kooxda “Garab Adhi” Ee U Shaqaysa Cadwgooda SNM iyo Jeegaanta!!

  11. firdhiye says:

    war degdeg ah baddii zoomaaliya oo uu farm gaajo Kenya ugu deeqay si aanay Somaliland u aqoonsan tabtii afwayne uu Ethiopia Somali galbeed uu ugu badashay SNM (Somaliland National Movement) soo saaristoodii
    jubaland oo kenya qaadato ayuu farm gaajo ka jecslyahay Somaliland oo la aqoonsado




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...