dahabshiil

Deg Deg:Puntland Dhulkeeda Ka Baacisay Sarakiil,

mar kasoo baxay maamulka Puntland ayaa deegaanada maamulkaasi looga ceyriyay labo sargaal oo ka shaqeenayay Hay’ado caalami ah, kadib eedeymo musuq maasuq iyo wax isdaba marin loo jeediyay saraakiishaasi.

Labada Sargaal ee Puntland deegaanadeeda ka ceyrisay ayaa katirsanaa madaxda Hay’adaha World Vision International iyo Relief International ee ka howlgala deegaanada maamulka Puntland.

NAPOLEON PHIRI oo ahaa madax hawlgalada ahna Madaxa xafiiska Puntland  ee hay’adda World Vision Internationa iyo NELSON oo ahaa kuxigeenka madaxa hawlgalada ee hay’adda Relief International ayaa labada Puntland looga saaray amar kasoo baxay maamulka.

Sargaalka madaxa ka ahaa xafiiska Puntland ee hay’adda World Vision , NAPOLEON PHIRI ayaa lagu eedeeyay in uu ku kacay falal musuq maasuq ah sidoo kale ku xad gudbay nidaamka shaqaaleysiinta .

NELSON oo isna katirsanaa Hay’ada Relief International  ayaa lagu eedeeyay in uu iska indho tiray shuruucda wadanka sida Ruqsadda ogolaanshiyaha shaqo ee dalka iyo Dal-ku-jooga.

Soomaaliya waxaa ka howlgala saraakiil iyo shaqaale kale oo ajnabi ah kuwaa oo hareer mara sharciyada dalka uyaala iyo sidoo kale nidaamka shaqo, waxaana talaabadan Puntland qaaday ay muujineysaa in lala xisaabtami karo shaqaalaha ajanaiibta ee dalka jooga.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...