dahabshiil

Deg Deg:Caare War Culus Ku Dhawaaqay,

Col. Saciid Cawil Jaamac Caarre oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa gebi ahaanba beeniyay war ka soo baxay Somaliland oo sheegtay in uu debadda u dhoofayo kadib markii ay ka soo xeroodeen ciidamadii raacay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliye Caarre ayaa sheegay in uu ka been-abuurtay guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland Maxamed Axmed Caalim (Tiimbaro” balse Caarre ayaa wacad ku maray in uu tallaabo adag ka qaadi dooono Tiimbaro islamarkaana gurigiisa ku weerari doono.

Sidoo kale wuxuu golayaasha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ka dalbaday in ay xil ka qaadis ku sameeyaan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iy wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Maxamed Kaahin Axmed.

Hadalka Col. Caarre ayaa ku soo beegmay maalmo kadib markii guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland uu sheegay in ciidankii jabhadda Caarre ay dib ugu laabteen Somaliland isagiina keligiis joogo magaalada Qardho oo sida uu sheegay debadda uga dhoofayo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Yusuf says:

    Maqal iyo Muuqaal keena.
    Shirka jaraaid soo tii la hadli jiray maxaa afka iyo futada uraya haya ee loo maqli waayay haddii uu shir jaraa’di qabtay xayawaanka habayn walba naagtiisa wasmada adag lagaga cabaadinayo ee daafici kari waayay ama kaxaysan waayay. Maqal iyo muuqaal keena haddii aad run sheegaysaan.

    • Garbadiiri Gacan Libaax says:

      Kkkkkkkkkjijijikku

      Nin xanaaqay laga badi

      Waar reer BURCO boodhwayn ha u jawaabaan saaxiibkay Yusuf.

      Burco laga badiye hadday daadkii Buurahayaga Ka soo rogmaday qabsan Kari waayeen bal BRIDGE yada ha loo Dayac tiro dawga sheekh na cashuurtisii ha soo bixiyeen.

      @ xornimo sumadlaa.com

  2. Caalin says:

    Waar ninyow anigu waxaan la yaabanay dadkan beenta iskugu markhaati furaaya, waar miyeydaan Ilaahey ka cabsooneheynin, dadyahow, mise bahal qabiil ah ayaa maankiina dooriyey. Sidee baad u odhan kartaa Somaliwyn ayaan doonayaa adigoo qabiil difaacaaya?

    Bal daawada waxa Tuke sameeyey iyo sida dadka qaar u digaacayaan.
    https://www.youtube.com/watch?v=eybU4tCestk

    https://www.youtube.com/watch?v=JNBTlc2wHU8

  3. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    AWOOWE

    CAAROW

    GUN CADHOOTAY HA NOQONE GOB YAR XANAAQDAY NOQO OO MUJAAHID SOMALILANDER BAA TAHAYE IS DABA QABO !!.
    WAA IGA TALO AWOOWE HADDAAD SE CIRKA ROOB KU OGTAHAY ISKA TAHRIIBOO WIILASHAYADA NOO SOO CELI MA GAFE WAXBA MA DHAANTIDE.

    # qaranka dhidibada.com

  4. WARAN says:

    DHALFARUUGAAWI
    CAARE AYAAD KA HADLAYSAAYE MEEYEY BOQOR BUURMADOOW ?
    DABOOLE XUN BAAD TAHAY AAN XATAA FUTADIISA U WARHAYNIN OO AY KHANIISNIMO KAGA DHEGTEY




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...