dahabshiil

Deg Deg:Beesha Dhulbahante Oo Isku Diyaarinasa Soodhaweynta Madaxweyne Cagjar

 Habeenimadii xalay ayaa waxaa magaalada Buuhoodle ka ambabaxay Wafti aad u balaadhan oo ay hogaaminayaan ismada deegaanka  iyo Waxgarad ay kamid yihiin   Garaad Cabdirasiq Garaad soofe,  Garaad saleban buraale ,  Suldaan siciid cismaan cali ,  Cugaal,  Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo culimo.

Sidoo kale wafti tan la mida oo uu hogaaminayo garaadka guud ee Beelaha dhulbahante Garaad Jaamac Garaad cali Garaad jaamac ayaa ka soo baxay deegaanada bariga dhamaantood waxay ku jawahanyihiin magaalada Wardheer ee gobolka doollo dawlada deegaan Soomalida halkaas oo maalinta Arbacada ah uu ku soo beegan yahay madax waynaha deegaanka Mustafe Muxumud cumar.

Ujeedada Safarka Waxgaradkan ayaa lagu sheegay  inuu salka ku hayo  Si ay ugala hadlaan xaquuqda dawliga ah ee deegaanka bariga doollo iyo sidoo kale inay madax waynaha ku martiqaadaan deegan ka bariga dollo waxaan suura gal ah ah in madax waynuhu socdaal kumaro deegaano ka tirsan bariga gobolka sida lagu wado.

Beesha Dhulbahante ayaa degan Bariga Gobolka Doolo Waana beesha Ugu deegaanka balaadhan oo aan helin Xaquuqdii ee Dawladda deegaanka ku lahaayeen,  waxaana Waxgaradka lagu booriyey in madaxwaynaha ay ka codsadaan in uu deegaanka la soo arko.

Waxaana horay bishii Ramadaan magaalada Jigjiga ka dhacay shir balaadhan oo dhexmaray Waxgaradka B├╣uhoodle iyo Madaxwayne Mustafe Cagjar kaasi oo looga hadlay arimo muhiim ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Mohamed says:

    Waa arin aad iyo aad u wanaagsan

  2. Mohamuud says:

    waa nin qiimo badan ilaahay ha xafido cagjar qalbigeena wuu ka degey, sidii uu dadka u heshiisiiyey baa mucjiso ahayd

  3. LAFARUUGAAWI says:

    BILAA SHARCI SOMALILAND REPUBLIC LAGUMA SOO GALEE KASTUUMOOY HODHODHOO QABALAHA SHAXDA DHEH !!.

    BUUHOODLE WAA TUULO SOMAALILAND REPUBLIC AH OO GOBOLKA TOGDHEER IYO QORILUGUD LAGA XUKUMO EE MAP OF SOMALILAND REPUBLIC SOO BARTA!.

    @ Ethiopia wipes Somalia off the map.com

    • Dahir says:

      Cagjar ha iska fogeeyo dhulbahante sababtoo waa dad dhulkoodii iidoor siiyey haddana waxay raban in Ogadenia u gacangeliyaan iidoorka .

  4. DAACAD says:

    Maxaa cagjar wax weyn uga dhigeysaa soomaalida xabashigu gumeysta ayaa madax looga dhigey .isagana wuxuu u shaqeeyaa gumesigaa oo uu ka amar qaataa.
    Ma kaasaa maciin la bidey.
    Wax xabashigu saxeexo ayuun baa la yidh fulli.

  5. Siaad says:

    Laascaanood miyey iloobeen dhulbahante iyo gobolka sool

  6. Duraan says:

    Nimankii maxamud garaad iyo reer nugaaledkii waa laga tegay ee dhubahante

  7. dhoodaan says:

    dhulmahantuhu waxay ahaayeen adoomihii wadaadkii waalnaa ee wayada qamriga ku qarsan jiray ee MAD MULLAH imikan waxaa jooga mad mulahii yaraa oo waa ina cagjr sidaa darteed by ugu raxleynayaan ileen waa adoomee




script>
Daawo:Saleeban Cali Koore Oo Isaaq Raali Galinaya,Dhiiga Inadeerkiis Oo Wali Qoyan Islamarkaana Maydkiisu Wali Talaagad Ku Jiro,
- Aug 22, 2019
Waxaa Maanta warbaahinta la hadlay Daba dhilif Saleebaan Cali Koore Wasiitka biyaha maamulka Isaaq ...
Deg Deg:Farmaajo Oo Cadhadii Kula Dhacay Saraakiisha ciidanka iyo Xubno Badan Oo Uu Xilkii Ka Qaaday Maanta,
- Aug 22, 2019
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu ...
Deg Deg Daawo:Mudaharaad Lagu Taageeraayo Madaxweyne Axmed Madoobe Ka Dhacay Kismaayo,
- Aug 22, 2019
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii ...
Deg-deg :- Sidee Ayay U dhacdey Doorashadii Jubaland Akhriso Natiijada.
- Aug 22, 2019
Doorashada Jubbaland: Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Dhinaca Kale: Isbahaysiga ...
Deg Deg:Musharax Axmed Madoobe Oo Hada Soo Gaadhay Hoolka Doorashada.
- Aug 22, 2019
Musharax Axmed Maxamed ISlam Axmed Madoobe oo ah Musharax Madaxweyne Ee Jubaland Shanta ...