dahabshiil

Deg Deg:Shir Ka dhan Ah SNM Oo Ka Furmaaya Ceerigaabo

Ceerigaabo{ Khaatumonews } Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, waxaa ka socda kulamo kala duwan oo looga diyaar garoobayo, shir weyne looga arrinsanayo fara-gelinta iyo dhul-ballaadhsiga uu maamulka Somaliland ku hayo gobolka Sanaag.

Xubno ka tirsan golayaasha Baarlamanka iyo xukuumadda Puntland, siyaasiyiin, aqoonyahanno, saraakiil ciidan, cuqaal, nabaddoono, salaadiin, ganacsato  iyo culimaa’uddiin isaga yimid degaannada kala geddisan ee gobolka Sanaag, ayaa kulamo kala duwan ku yeelanaya magaalada Badhan, iyagoo u sii diyaar garoobaya shir weynaha degmadaasi ka dhici doona maalmaha soo socda.

Wasiirada Badhan ku sugan waxaa kamid ah: Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan, wasiiru-dowlaha Degaanka, Cabdirashiid Geelle, Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha,Maxamed Musaddiq, wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Cabdisalaan Siciid Faarax iyo wasiir ku xigeenka Duulista hawada iyo garoomada marwo Sucaad Saalax Nuur.

Sidoo kale waxa magaalada ku sugan guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo, Xil. Cali Axmed Dhahar, Xil.Cabdiraxmaan Dhoorre, Xil. Axmed Cabdi Jaamac, saraakiil ka tirsan ciidamada kala duwan ee Puntland, ganacsato, xubnaha Qurba-joogta degaanka, siyaasiyiin hore, aqoonyahanno iyo  hoggaanka dhaqanka oo isaga yimid magaalooyinka Damalla-xagarre, Xiingalool, Ceelbuh, Midigale, Buraan iyo Hadaaftimo.

Waxa kale oo la filaa in maalmaha soo socda ay degmada Badhan yimaadaan waxgarad, ganacsato iyo salaadiinta dhaqanka oo ka kala imaanaya  magaalooyinka Ceerigaabo, Yubbe, Laasqoray, Dhahar iyo degaaanno kale.

Shirweynaha ka furmayaa magaalada Badhan, ayaan weli si rasmiya loo shaacin wakhtiga la qabanayo, balse haatan inta badan wufuuddii shirka ka qeyb-gelaysay ayaa ku wada-sugan gudaha Badhan, marka laga wufuud laga sugayo degmooyinka Ceerigaabo, Yubbe, Laasqoray, Dhahar iyo degaaanno kale.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. WARAN says:

    Cali Xaraare iyo Yaasin Qoslaayena u yeedha.

    KKKKKKKKKJIJIJIKKU

    Shir beeleed aan

    Jamhuuriyatul Arda Soomaal
    Fasax Ka haysan waa mamnuuce ogaada Jalayaal.

    AMAR DAWLAD MUDEEC HADAAD DIIDO ——— JEELKA BADHAN AMA MADHEERA AYAAD FUUDKA GARAWGA KU CABBAYSAA.

    @ miyay miyirbeel asqoobeen faqash.com

  2. Kacaanboy21 says:

    Warsangali. Laytul qadar helay. Ramadaan. Idoorka iska saaray. Allaah baa Xaqa tusay diida khamriga. Jaadka. Scloolka raga isguursadaan. Nagaha isguursadaan. Ee lagu soo wado dhulka warsangali ee dahir ka ahaa. Jegaanta. Yaysan degaankiina wasakh keenin. Hargaysa iyo gabileey citiraafka waxa lagu helaa. School laga furay oo muslimiinta yaabeen xataa waxataa shegay coldoon iyo shacabka oo qiray in lacag lagu qato. Dabaloyasha. Iyo school dumarka lagu baro isguursadaan. Jegaanta iskacelya xataa hawiyaha way soo dhaweeyeen warsangali xiroobay. Mashaaalaah. Dhulbahante waxba ma oga meel xaalada marayso. Allaah warsangali waa ugargaray khayr oyo nnasri bay heleen. Horumarka jegaanta waa rdayda xumanta bara diida. Guul guul guul citiraafka hala wayo

    • WARAN says:

      CAASHA CAASHA 21

      ISKA BAROORO OO BA’AYEEY KU MEEHANAAB RAGGII RAGGU DHALEEN TUULADA BADHAN DUSHEEDAY ARTELLERY YAASHII IYO PM YADII 19 AND 21 KU RAKIBTEENE HADDAY TUULADAA BADHAN SHIMBIRI KU SOO DHAWAATANA FARTAABA LOOGU YEEDHAYAA WAAYO LIBAAXYADA COMMANDOS OF SOMALILAND REPUBLIC BISAD AY SOO HINDHISEEN WAY ISKA MIEW!MIEEW LEEDAHAY.

      # hubka culus Somaliland.com

  3. Yusuf says:

    Bal ha caymadina, marka aad dhawaan aragtaan siigada ciidanka qaranka Somaliland.

    • Garbadiiri Gacan Libaax says:

      Iyo igoo FADHAQA TOOCINAYAAN oo macawiisihii Ka daateen iyo naa baayo Googarada I hoos geli.ooyi DOONATAAY CAGA DHIGO

      @ qaranka dhidibada.com

  4. Guulwade says:

    Warsangali tarikhda darood waa in looga danbeeyaa. Walahay. Bilahay LAYTUL QADAR KII BAY HELEEN. HABEEN KA QIIMA BADAN KUN HABEEN. GUULAYSTA. KACAANKA ONLF IYO KACANKII WARSANGALI. WAA GUUL WALAHAY. SARAKISHA WAA IN LA TAGEERA. WARSANGALI DHAQALAHA CIDANKA. DIFAACA GABDHA HA WARSANGALI. YAAN BARIN. INAY ISGUURSADAAN. MASHARIUCDA BEENTA. DIIDA. OGADEN. LEELKASE MAJEERTEEN AWRABBLE. HAWIYE MAKAHIIL. CAWLYAHAN. GARI. ABSAME. ABSGUUL. WAA IDIIN DUCEEYEEN. WAXA DHIBAY DHULBAHANTE. 12 SANO CALAACALKA KUJIRA. WARSANGALI. DAROOD WAY KAQAADEEN .JEGAANTA ISKA SOO WEERARA JIRAY PUNTLAND. MASHAAALAAH. OGADA IDOOR QOFKII SOO DHAWEEYA. WAA NIN KHANIISIINTA SOO DHAWEYAY WAXAY YIRAAHDEEN KHANISINTA. CITIRAAFKA LAGU HELAA. SUBAXAANALAAH. HARGAYSA DADKA WAAYABANYIHIIN. WALAHAY TV KA DAWADAY. AQOONYAHAN KAHADLAYA. CELIYA LADAGALA TAANI OYO QASHINKA I WADO. OYO MUSE. KAAHIN. ISKA CELIYA. ALLAAH WAA IDINLAJIRAA WARSANGALI.

    • LAFARUUGAAWI says:

      Guuldarro

      CAASHA kacaan 21

      Iyo qaar kaloo badan

      NAA Dee waad xiiqdaye ama boqolaal magac Kastuumo web faqash ku soo galoo BAL ( FAR DHEXE ISA SOO GELI) MIYAAD INDHA LA’ DAHAY MISE OROMAAD TAHAY KOLLAY CANFARIYAD MA TIHIDE!.

      KKKKKKKKKKKKKKKJJIIIIII

      KUWA EUROPE KU ASAASAQAY EE ILMA (SAY WALLAAHII) AYAA KU DHAAMA WAAYO FAR DHEXE WAY YAQAANNAAN OF COURSE ANBA QURBAHAAN KU DHASHAY LAAKIIN WAAN KU QOSLAA SAY WALLAAHII.

      ALLOW DHAWR SOMALILAND REPUBLIC…

      # gaadh hayaa dalkoow.com

  5. Dhab kahadal says:

    Goormaa Badhani Ceerigaabo noqatay kulaa Shirkadhacaya Ceerigaabo. Markii hore waxaan layaabi jiray Gobalka sanaag saa waa badhan halka uu ka hadlayo sorry Badhan miyaanay Gobal ahayn.

  6. Cantar says:

    Hargeysa waxay ictiraaf ku raadisaa harti baa nala socda intey meesha ina koore iyo ina cambaashe soo istaajiyaan oo labaduba kirishbooyo ah, war waa laydin ogaaday oidoorow rawaayadii yarayd ee Land wey dhamaatay, habrihii baad tegeysaan aad ahaan jirteeb
    Nimankaa samaroon ee meel ay idinka aadaan aan aqoon iska haysta oo dhulkooda ictiraaf ku raadiya
    Viva Somalia

    • LAFARUUGAAWI says:

      INA Caantayn dhega la’

      Afkaaga uraaya Ka jeedii reer Sheekh Isaxaaq Binu Ahmed Binu quraysh iyo Dhulka barakaysan ee ay degaan looma ooyaan yahaw !!.

      @ xiis maydh.com

  7. Somalilander says:

    Khiyaali news wuxu ka garan waayay riyodii xalay ku riyooday iyo runta hor taala.

    Faqash caqligu futada ayu kaga jira.

  8. Kaahin says:

    Warsangali laguma aqoon sii soco soo soco…islaan aan uunsan jirin haday uunsato meel aanay ka guban jirin ayeey ka gubataa,,,Somaliland has the milatary capability and the will power to degrade and destroy foreign and demostic enemies thats the fact on the ground anything’s else is …Fictitious




script>
Daawo::MUdaraad Badhan Ka dhacay LaguS odohaweyy Ciidankii kaosoBaxay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Shacabka Magaalada Badhan Ee Gobolak Sanaag ayaa Dhigay Isku Soo Bax Balaadh oo ay ...
Deg Deg:Ciidanka Jubaland Oo Amar Lagu Siiyay Inay Soo Afjaran Xidig iyo Seerar,
- Aug 23, 2019
Saraakiisha ciidanka Jubaland iyo Masuuliyiinta ugu sareeya Xukumada Jubaland ayaa 24 Saac ee ugu ...
Deg Deg:Ciidaamo Xoogan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga ...
Deg Deg:James Swan Oo Ka Hadlay Arrin uu Muuse Biixi Ku Qanciyay,
- Aug 23, 2019
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ...
Deg Deg::Farmaajo Oo Magacaabay Duqa Caasimada Muqdisho,
- Aug 22, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u ...