dahabshiil

Deg Deg:Mareykanka Oo Ku Dhawaaqay War Halis Badan

Safiirka Mareykanka u jooga Israel, ayaa sheegay in Israel ay ku saxan tahay in Loo aqoonsado daanta galbeed ee deegaanada Reer Falastiin ee ay Xooga ku haystaan

Hadalkaan ayaa yimid kadib markii shacabka reer Falastiin ay ka hor yimaadaan qorshaha nabadeed oo ay wado dowlada Mareykanka

Safiirka Mareykanka ee Israel David Friedman, ayaa xaqiijiyey in Mareykanka uu taageeri doono dadaalada qorshahaan. Wareysi uu siiyay Majalada New York Times ayuuna sidaa ku sheegay.

Maamulka Trump ayaa lagu eedeeyay in uu u janjeero xukuumada Tell Aviv oo uu doonayo in uu ku wareejiyo daanta Galbeed

Saeb Erekat oo ka mid ah saraakiisha sare ee dowlada Falastiin ayaa sheegay in ay cadeyneyso qorshaha gumeysi oo cusub,

Hanan Al-Sharaawi oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa xoreynta Falastiin ayaa dhankiisa sheegay in Israel dhul ay xaday lagu abaal Mariyo ay cadaalad darro tahay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...