dahabshiil

Deg Deg:Hubkii Ugu Badna Oo Dawlada Soomaaliya Laga Xaday,

Saraakiil ka tirsan Ciidamada koofiya casta ee ilaaliyada Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya ayaa Khaatumonews u xaqiijiyay in habeenkii khamiista loo dhacay Keydka Saanadda Ciidamada ee ku yaala Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya islamarkaana laga qaatay agabyo badan.

Agabyada laga qaatay Keydka Saanadda Ciidamada ayaa lagu sheegay Rasaas, Qoryo fudud iyo Dharka Ciidamada waxaana arintaan la aaminsan yahay in ay ka dambeeyaan xubno sare oo ka tirsan taliska Ciidamada ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.

Dhowr qof oo uu mid kamid yahay Sarkaal sare oo katirsan Ciidamo dhowaan tababar dalka Turkiga ah ka soo laabtay ayaa la sheegay in jimcihii loo xiray, waxaana lagu eedeeyay in ragaasi ay ka dambeeyeen ama ay wax ka ogaayeen falkii dhacay.

Caasimada online waxay ka gaabsatay in ay baahiso magacyada ragga eedeysanayaasha ah oo ay lasoo wadaageyn Saraakiisha Wasaaradda Gaashandhigga. Ragaan la eedeeyay oo ah dhalinyaro tababar fiican ku soo qaatay dalka Turkiga iyo xerada tababarada Turkiga ee Muqdisho ayaa sidoo kale qaarkood waxay hore uga tirsanaayeen Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Soomaaliya.

Xubnaha aan la hadalnay ayaa sheegay in marka laga reebo Sarkaalka la tuhunsan yahay ee la qabtay ay baxsadeen ciidamo kale oo la sheegay in shaki looga qabo arintaan dhacday. Falkaan ayaa fadeexad ku noqotay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo ilaa hadda ay ka socdaan baaritaanno adag.

Wali ma jirto wax war ah oo ka soo baxay taliska Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Guud ahaan dowladda Soomaaliya oo arintaan ku saabsan. Waa markii ugu horreysay oo arintaan oo kale dhowaanahaan ka dhacdo Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. Yusuf says:

    Ninkii moodaya in ay Soomaaliya dawladi ka jirtaa, isagaa cirka roob ku og ee ha ka soo cabo.

  2. jehayste says:

    WAA MEEL FOWDO AH KULI WAA TUUG MAFIA AH DOWLAD MA JIRTO

  3. LAFARUUGAAWI says:

    Somaaliland Republic ayaa Ka iibsatay Faqash faqash kuukuuyo qaaqawani addoonsato SOMALO !!!!
    Hubkii Amisom uun iga dheh .
    Soo daldala hubka (Dollars ma doonanaysaan faqasheey).

    @ hubka culus Somaliland.com

    • WARAN says:

      DHALFARUUGAAWI
      Adigu futadaadii baad baylihisaye maxaa lagaa dhegeystaa stupid
      Khaniisiinta ma dhegeysanaa lagaa yidhi

      • LAFARUUGAAWI says:

        WARISEEY

        Kkkkkkkkkjijijik

        NOOCANI WAA RASAASE DHASHIIKAYAAL MA HAYSAAN IYO BAASUUKAAYAAL !.

        Anagaa faqash faqash baacsanee !!.

        Hhhhhhhhhh

        Hadday isa soo maqiiqeen.

        @ hadii aanan dhulkaygoow somaliland.com

        WA

        • Waawareeydu waamaxay says:

          Waris faruureey ma dabadii beey la Taheeysaa cabaad keedaan soo raacaye.
          Haye Geedi shaamboow waa imide aan ku xalaaleeyo.

  4. Jaamac says:

    Ma laga yaaba hubkaas in Somaliland ka soo. Iibsato suuqa modoow ee ku yaala muqdiisho oo maantaba hargeysa yaal

    • King says:

      JIHEEYSTE QALDAAMADII AAKHIRO U JIHADIST MAAD AHEED OO ICTIRAAFKA KUSOO HUNGOOBAY.
      DHUUSE XILDIID HA OLOLO SIDII GEELA.

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      OF course

      WHY NOT!!!.

      HAWIYAA DAYUURADO HUBKA SUUQA (CIR TOOGTE) INTAY KU SOO DALDALAAN SOMALILAND REPUBLIC
      KA SOO DEJIYA.

      ANIGAABA KA DILAAL AHE OO MUQDISHO KU NOOL WAAYO BUSINESS IS BUSINESS..

      WAAR YAA DOLLAR DOONAAYAA OO HUBKA FAQASH FAQASH TA NAGA GADAYA?!!

      # qaranka dhidibada.com

  5. Elmi says:

    Dal burbury way ka dhacdaa waxaas iyo wax ka daran ha la yaabina waa laga kabanayaa isaaq land ma Samsun Karo ee Shabaab ayaa laga yabaa nimanka isaaq land maanta iyagaa u yaabina naftooda Gaajo awgeed

  6. DAACAD says:

    Khaatumolaawe news iyo xertiisuba ma u cadaatey in wax dowlad somaaliyeed la dhaho in aaney meesha jirin,dadkiina dhinaca ka raaca.

  7. Waawareeydu waamaxay says:

    Waris faruureey ma dabadii beey la Taheeysaa cabaad keedaan soo raacaye.
    Haye Geedi shaamboow waa imide aan ku xalaaleeyo.

  8. King says:

    JIHEEYSTE QALDAAMADII AAKHIRO U JIHADIST MAAD AHEED OO ICTIRAAFKA KUSOO HUNGOOBAY.
    DHUUSE XILDIID HA OLOLO SIDII GEELA.

  9. King says:

    JIHEEYSTE QALDAAMADII AAKHIRO U JIHaystay MAAD AHEED OO ICTIRAAFKA KUSOO HUNGOOBAY.
    DHUUSE XILDIID HA OLOLO SIDII GEELA.




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...