dahabshiil

Deg Deg:Jubaland Oo La Safatay Dawladda Kenya

Madaxweyne ku–xigeenka dowlad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Sayad Aadan ayaa ka warbixiyay mowqifka Jubbaland ee la xiriira khilaafka Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay cadeyso halka ay dhibtu ka jirto, madaama ayuu yiri Kenya tahay dal mudd 30 sano xiriir joogta ah la laheyd Soomaaliya.

‘’Dabcan waad ogtihiin 30kii sano ee ugu danbeeyay Annaga iyo Kenya waxaa naga dhaxeeyay iskaashi Amni, iyo xiriir wanaagsan, wixii kalifay in uu xiriirkaa xumaado waxaan rabnaa in ay dowladda Soomaaliyeed cadeyso, ‘’ ayuu yiri Maxamuud Sayid Aadan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Xaaji xarago says:

    Dhibaatoo dhan waa fermaajo oo aan lahayn khibrad dawaladeed…..maamul gobleedyada …somaliland…UAE… Kenya…sacudiga..intaasiba waxaa jirra cadow ka wayn oo uu saaxiib ka dhigtay waana Ethiopia…markas muu waalanyahay xaguu umada u wadaa …..xataa markuu maraykan tago maxkamad ayaa sugaysa …..askartii xooga dalka somaliyeed ee uu ku xasuuqay iyagoo aan waxba galabsan guriga cabdiraxmaan cabdishakuur laga Hari maayo taas

  2. DAACAD says:

    Waataa soomaalidii u kala dheereynaaya ee u kal dhuumanaaya kukuuyo aan jaceyl iyo arxan u hayn.
    Khaatumolaawe news iyo xertiisuba haku cimri qaateen waxey soomaali ku sheegaan.

  3. Daacad says:

    War kenya qaxootiga ugu badan somali 20 sano haysay xumaan in loogu abaal gudo ma geydo kenya viva kenya

  4. Gurxan says:

    Daacad sxb weligaa ma maqashay maahmaahda soomaaliyeed ee ah Doqoni hoos dad bay har moodaa (sidee qofhooskiis loo hardadaa wuuba dhaqaaqine)
    Hada ogow anogu farmaajo kuu amaani maayo qof somaliyana ma doonayo inaan khalad ka galo laakiin keenya gacal nooma aha iyada iyo Ethiopia midna waxa Gacal ah ehel ah oo aan sinaba u kala go’ayn waa soomali ALLENA is baday loona baahan yahay inay iyagu isu tanaasulaan midoobaan shacabkaan baaba’ayna dhibka laga daayaa .

    Caalamkana lala tartansiiya haddaan midownana caalamkoo dhan waxba inakama qaadi karo
    Ogowna shacabka soomaaliyeed wax dhibaato ahi kama dhexayso ee waxa halkaas ina dhigay waa tuugta inaka dhalatay oo aan hadana ku imaan doorashadeena ee ku yimi tooda walina dantooda keliya u jooga meesha .

    Farmaajo halbaan kaa leeyahay La mood noqonse waa .

    Tankenya waxay ka cabsi qabtaa inay soo noqoto dowlad somaliyed oo xoog leh taana ma rabto waxaan cusub oo ay hada la timina waxaa ka dambeeya Emirate.

    Waxaase tan kenya ka daran tan Ethiopia ee qarsoon soona socota cid issaydiiseyna ayan jirin .

    Tusaale Ethiopia badmalaha waxaana u jooga 11 markab sanad kastana waxaa france ubalan qaaday inuu u tababaro 1000 askeri oo ciidanka bada ah .
    Bal joogeey ciidan kaas iyo marakiibtasu ma berigay ku xamaaranaaan ileyn badba ma ay laha e .!!!?

    Tankale Dal waxaa badbaadiya dhalintiisa fadlan oo fadlan inaka daaya qab yaalada iyo qoloqolada fadlan madaxdeenu inooka daran cadowgeena koowaadna waaba iyaga .

    Ee aan wax qabano intay goori goor tahay wallaaha billaahay tallaahay inaynaan meel ku gaaray laanlaan iyo reer hebel ee dhalinyarooy aan is daba qabano ama inta goori goor tahay ama aan aduunka ka tirano.

    Gunaanad.

    Katashada cadawahoo isku tiirsanaadaay .haynaan is taakulin tabaryeelan maynee.

    Katashada cadaawahoo isku tiirsanaadaay.

    Mahadsanidiin guulaysta dhamaantiin

  5. Daacad says:

    Gurxan adeerwaxba Kenya iyo ethiopia kuma yeeli karto hadii Somalia isu roon tahay waxaa is dilayaa waa somali. Hadayna Somali runta isku sheegin waligeena ruwaayadaa baynu ku jirin Kenya i neceb iyo ethiopiya inagu soo duulin

  6. Gurxan says:

    Walaal daacad waxaan ka hadlayaaba waa intaas waxaynaan isyeelina la inama yeelin la inamana yeeli karo ee aan tashano iskana qabano qabqablayaasha la sharciyeeyey madaxwaynayaasha sheegta inagaan midna soo dhawaysan aan dhic ka wada marno

  7. Gurxan says:

    Kenya !. Soo Afmeerid.

    Help this Article Reach the Ruling Circles if you can Share.

    Actually, Kenya is the only country in the region that has benefited immensely from the collapse of the Somali nation and its interest lies in keeping Somalia dysfunctional for years to come.

    Some Factual Benefits

    Fact 1: The Somali investment in Kenya is estimated to be around 4 billion dollars, making substantial contribution to the Kenyan GDP growth. Somali traders have opened businesses in East Leigh (Nairobi) and elsewhere in Kenya providing goods and services to local Kenyans at prices well below the average market.

    Fact 2: Before the arrival of Somali people from Somalia in 1991, Kenya business was predominately owned by Indians and Arabs and today with the influence of Somali business people Kenyans are proud owners of much of the businesses in their country.

    Fact 3: Somali people in Kenya employ around 500, 000 Kenyan’s contributing significantly to the number of Kenyans employed.

    Fact 4: An estimated half a billion of dollar of income comes from Somali people visiting Kenya every year, yet they don’t get the service they deserve. It refused direct flights from Mogadishu to Nairobi undermining the principles of good neighborhood.

    Fact 5: Somalia buys Khat worth of 1.3 billion dollars a year from Kenya, turning Kenyan Khat grower’s into millionaires.

    Fact 6: Kenya tells the world that Dadaab refugee camp is a burden to its economy and security, but the true story is that Kenya benefits a lot from local employments by UNHCR and other aid organizations to the disbursement of the entire aid money inside Kenya.

    Fact 6: United Nation Organizations (UNDP, FAO, UNHCR, UNESCO, UNICEF, IFAD, WFP, etc), and EU offices for Somalia are still in Nairobi. Over 60% of their entire budget is spent in Kenya.

    Fact 7: Kenya is a member of troop contributing countries to Somalia (AMISOM) and hence the salary of their troops is paid by the EU and other members of the international community which is a very attractive overseas service for Kenyan troops.

    Fact 8: Several reliable reports implicated Kenyan troops of illicit business activities in Somalia including a report published in 2015 by a nonpartisan watchdog organization “Journalists for Justice” which accuses Kenya’s military involvement in illegal sugar and charcoal business, an operation that is worth between $200 and $400 million per year

    Challenging Kenya’s arrogance

    The most effective way to confront Kenya’s vanity is to hit where it hurts most- their economy. Here are some effective mechanisms:

    1) Stop Kenyan Khat from coming to Somalia

    2) Boycott traveling to Nairobi, until Kenya appreciates and welcomes Somali visitors as real customers. Remember, the customer is a king.

    3) Since Kenya declared an open diplomatic war with Somalia, the Federal Government of Somalia must request the removal of Kenyan troops from Somalia ASAP.

    4) Avoid doing business or making investments in Kenya

    5) Somali people living in Kenya should plan to move out of Kenya quickly before Kenyan government starts taking over their property (ies) illegally.

    6) UN organizations and EU for Somalia should move to Somalia. Somalia deserves the money allocated in her name to be spent in Somalia, not elsewhere.

    Kenya may underestimate Somalia and continue acting aggressively, but rest assured if the situation escalates, Kenya will experience a heavy economic loss with a hefty political unrest.

    It is in the interest of both countries to act wise, but Kenya feels it has more leverage over Somalia and is convinced that it can annex the Somali Sea with minimum resistance because of the stiff political divisions that dominates Somalia. Let me end with a quote by Thomas Faranda “Arrogance is an unhealthy ego in need of repair”. Kenya’s arrogance towards Somalia must be confronted before it is too late.

    Shariif Abdalla (Al-Hassani) waxaa qoray walaalka ku saxiixan ka faaiidaysi wacan

  8. Abshir Hassan says:

    Asc to brother gurxan; Waad ku mahad san tahayn! Waa xaqiiqo hadalkaas xikmadu ka buuxdo ee article English language ku qortay! Kenya Waa ay is mahadisay waana caqliga African kibray oo is mahadiyay caqli lixsaac ah! Waxan aad iyo aad u xasuustaa aniga oo ah kuray yar ayaa kenya imid 6 sano aya ku dhamaystayna Nairobi iyo
    Mombasa! Sidii ay gumaysi ugu hoos noolayeen oo ay adoonsi Indian iyo Arab ah, quursi iyo bahdil Iwm! Iyo In yar gudaheed sida aynu uga xoraynay Kenya adoonsigaas Asia! Waxba yayna been dadka leh Kenya ayaa somali cawisay Waa huuhantan taasi somalida Kenya iyo wadankena ayagaa nagu qaba faaiido. Badan wadankoda Waa Aynu dhisnay runtii!. Inay saan u dhaqmana anagaa iskugu wacAn! Land land shit ah oo lugaha ku dhegen dowlada dhexe ee somaliyeed ee cadowga Kenya la jira! Aynu hurdada ka kacn

  9. Daacad says:

    Kkkkk Kenya somali dhaqaale gelisay kenyan cadow ka xoreynay riwaayadaha somalida ka mid tahay wadankaagii baad gubaysaa dadkaagii baad laynaysaa caruur iyo ciroole iyo dumarba wadano kale oo dhisan baad rabtaa inaad dab geliso oo dhibka aad geysanayso dusha u saarto anigu dacaafnimo baan u arkaa in wadan kale laysku mashquuliyo inta somali iyadu cadow isu tahay oo is dilayso

  10. Gurxan says:

    Sxb daacad weli imaadan fahmin waan kugu raacsanahay taada waana sax ee hadana waxaa meesha taal inaan wax qabsano adduunkana wax la qaybsano waxaa inaka hortaagan horjoogayaasha wata sharciyada been abuurka ah ee madaxwaynayaasha sheegta iyo laanlaanka laynaku kala qoqobaayo inagoo hal ummad ah .

    Shacabka masaakiinta ahna waxa isku laynayaa waa iyaga waana cadowgeena koowaad saan anigu qabo haddaan khaldanahayna ii sheega i tusaaleeya khaladkayga waan ka noqonayaaye .
    Waan idinsalaamayaa dhamaantiin guulaystana gacalkaygiiyoow
    Wallaahay umadaanu waxay u baahan tahah dhalin u kacda oo midaysa duligana ka dul qaada .
    Fadlan inaka daaya kala qoqobka iyo iskala qaybinta cayda iyo aflagaada keena midnimo iyo feker saliim ah oo wax inoo taraya .

    Mahadsanidiin Ramadaan mubaarak




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...