dahabshiil

Deg Deg Daawo:Live Dagaalkii Shalay SNM iyo Puntland Ku dhexmaray Damale Xagare,

Shabakada Khaatumonews waxaa ay halkan Idiin kusoo Gudbinaysa muqaalka Dagaal shalay Ku dhexmaray Maleeshiyaad SNM Ah iyo Ciidan u watay wasiirka waxbarashada Puntland Deegaanka Damale Xagare Ee Gobolka Sanaag,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Warqabe says:

    Dhabayacadii oo sii yaacaysa kkkk qabta qabta waa kuwaase.

    Ahahahah

  2. LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkkkkjijijikkuu

    Waar heedhee boowe ma BARAWNKII SOMALILAND REPUBLIC BAA?!!.

    Waar boowe sow kuwa dhabar jebiyay!.
    Waar heedhee Commandos Ka somaliland waa khatare

    Kkkkkkkkkjijijikkuu

    Maxaa dhabayacadii reer dhafoor qiiq cabaad Ka yeedhaya markii commandos of Somaliland Republic futada xabad Kala dhaceen .

    ooyi doono aad joog oo caga dhigo .
    Ismaba taqaane way iska soo talaabaysaa.

    @ hubka culus Somaliland.com

  3. abdirashid says:

    Dhalfo rugaawi dharerkisa liqe sidii riwayadi ba lo dawanaya mar karbashkaga xabad ma xamili kartid durbaba wa carareysa intad dhul dad leyahay ku so daqaqanto ilahay nole u aburtey o idinka fuleysan kuwas bananka tagan hadi qoryo la siiyo wa idin bacsanayan gardaro iyo or orodna ma jogo sanagna wa dhul an laga qoslin marka margiyo xumey tabrtada ogow

  4. Hassan says:

    Wasaaradda macadanta iyo tamarta ee Somaliland ayaa baadhitaan ka dib, shacabka uugu bushaaraysay, in ay soo saarayaan macadanta badan ee dalka ku jirta soo saarayaan. Waxay wasaaraddu sheegtay, in ay Somaliland bari iyo galbeed tahay dal qaniya oo uu dadkiisu faqiir yihiin waxaana aanu soo saaraynaa macdanta si dadka loogu horumariyo. Majeerteenkii oo diiday in iimaansadaan labada gobol iyo badhka ay ku leeyihiin Soomaaliya oo ka soo talaabaya xadka caalamiga ah ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya ee ay xitaa qireen madaxda Somaliya sida Xasan Sheekh madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Yusuf Garaad, madaxwaynihii hore ee GalMudug iyo madax kale oo badan oo soomaaliyeed oo ka tirsan Jabuuti, Somalistate ama NFD.
    https://youtu.be/Qgn5Qg7EJl8

  5. DAACAD says:

    Wiilashan wax duubaya mey duubin wax dagaal ah oo dhacaya iyo ciduu dhex marayeyba,rasaas meel ka dhow-dhow leh mooyaane.(khaatumolaawe news wuxuu yidhi u daawo dagaalka live).
    Ciyaalka meesha ka hadlaayey waxey ku dhawaaqayeen somaliland, somaliland oo ay qirayeen jiritaanka magacooda, halka ka waxaan qorey uu leeyahey SNM !!!
    Ismoog udbihii Bey asleysaa,ismana oga.
    Jaah wareer aad u weyn ayaa ka muuqda ka waxaan soo qorey,

  6. Dhulbahante says:

    Lacnata Lacnat Isaaq kan yimi hargeyso iyo Burco ee soo urushey maleeshoyaadka alshabaabka ah ee dhegta loogu sheegey citiraaf ayaad heleusaa. Yaa u sheega Lacnat lacanat Isaaq awoowayaashood iyo ilmahoodaba. Lacanata lacanata isaaq

  7. Libaax Ciije says:

    IIDOORKII CABAADKOODAA BAXAAYO. DEEEEEEEEEEEE INAGA KAXEEYOOOOOOO MUUSE HANDARAAB WUU INA SIRAYE.QALDAANKII DEEEEEE HUUUUNO HAYNA LEEYNINA SOMALI BAAN NAHAYE AYEEY KU CAACLEEYEEN.
    HOO BAL BARIISKA DHAFOORQIIQEEY.




script>
Daawo::MUdaraad Badhan Ka dhacay LaguS odohaweyy Ciidankii kaosoBaxay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Shacabka Magaalada Badhan Ee Gobolak Sanaag ayaa Dhigay Isku Soo Bax Balaadh oo ay ...
Deg Deg:Ciidanka Jubaland Oo Amar Lagu Siiyay Inay Soo Afjaran Xidig iyo Seerar,
- Aug 23, 2019
Saraakiisha ciidanka Jubaland iyo Masuuliyiinta ugu sareeya Xukumada Jubaland ayaa 24 Saac ee ugu ...
Deg Deg:Ciidaamo Xoogan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga ...
Deg Deg:James Swan Oo Ka Hadlay Arrin uu Muuse Biixi Ku Qanciyay,
- Aug 23, 2019
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ...
Deg Deg::Farmaajo Oo Magacaabay Duqa Caasimada Muqdisho,
- Aug 22, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u ...