dahabshiil

Deg Deg Daawo:Kooxdii Tuke Dacwda Ku Furtay Oo Hargaysa Ku Soo Laabtay,

Baashe Cabdi yuusuf Waxaa uu kamid ahaa kooxdii Dacwada in lagu oogo Kornayl Tuke Sahashay kana qeyb qaatay islamarkaana xaadirka ahaa Dacwadii Doraad ku soo dhamaatay Mareykanka Joogay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. Dhabka Hadal says:

    Adigu maad waraysane iyagaa waraystay waliba si dhex dhexaada u waraystay lkn adiga web ahaan shaqadaada maaha kaliya waxaad fududaynaysaa in halkan lagu yooyootamo sorry wali sidii aan hore kuugu sheegi jiray soo baro akhlaaqda saxaafada aqoontuna in la barto ceebmaaha, fadlan isku day in aad dhex dhexaad noqoto anigoo Buhoodle jooga ayaa mararka qaarkod qaxaad qoraysaa i dhibaan. Waa hadaad talo qaadnayso hadii kale qaso qudhunkaagaa,hadda hadaanad kasaarin qaxaad bilawda doodi is khilaafsan oo qaarkood rabadaanta wax yeelaya oo maan laawe ku kabsoomayo WBT.

    • LAFARUUGAAWI says:

      BAASHE

      Waa fariid geesi ah waayo Isla markiiba ay guulaysteen ayuu 12 saacadood Ka dib Somaliland Republic ku soo noqday intuu faqash faqash tii USA Ka soo dhuuntay!.
      Waxaasaa geesi Somalilander ah .
      Waa sidaan anigu samayn Lahaa .

      Waar faqash Faqasheey u soo qaadhaama Dhiigyacabka TUKE haddii kale Jeelka Virginia ayaa gang’s ku bac Dhabi doonaan.

      @ horumarka Somaliland.com

      • Abdirashid says:

        Dhaforugawi dhabaqisana liqe odeygan karaamo darro ayu so dhexlay 500,000$ aya lo xukumey nin iska xamasha appeal bu ka qadan odeygi dhowrista xuma iyo odegan dhakada danyerka ah leh maxsulkodu wa nil nil waliba isugu in la so masafuriyo cornellka ayu jeclan laha o lacagta uga qiimo badneyd labadiba ma dhicin marka dhako xumayal adunkina iyo akhiradina ciil bad ku dhaneysan iyo dacwo yibirland ilen ma dhahiro filyadi margiyo xumayal

        • LAFARUUGAAWI says:

          Already Mr crow or TUKE have just two choices.

          1- he must to pay 500’000 dollars
          Or

          2 – deportation to his home land country of Somaliland Republic

          Faqash faqasheey u soo qaadhaama!!.

          @ miyay miyirbeel asqoobeen faqash.com

  2. Ahmed says:

    Mee dhulbahantihi laha tol ayuu kadhashay lacagta soo bixiya inaankinana Addis ababa kadoonta halkasa laidinku soo tarxiilay taasi waa kow isaaq waxan leyahay morgan sharbo xumo ayaa hadhay ee isna passportka halaga gubo

  3. YUSUF says:

    WAR ILAAHAY KA CABSADA. ISAAQ IYO DAAROOD WAXAY YIHIN WAA LA YAQAANE. WAA RAMADAN.

  4. Mohamuud says:

    war wax lacag oo lahelayaa majiraan tuke haduu buuhoodle yimaadana wuu idin karbaashi sidii hore oo kale weligiin naga daba niicleeya waan kasaraynaa waxaas waana idin yasnaa hadaad iidoor tihiin nasab dhiman baad tihiin

  5. M K Hayaan says:

    Tuke waxa dacwada Ku soo oogay was shikh si walaalka Somali Muslim ah ok dhib tirsanayey… Dhul iyo sharci shisheeyey na way Ku Kala baxeen.. xumaanta yaan la raadsab wa wakhti barakaysan.

  6. DAACAD says:

    Dacwadaasi waxey ka timi oo dhaweeyey tuke hal qof, waxaana lagu xukumaa $5000000, haduu bixin waayo AMA awoodi waayo cabdi ayuu ku badalanayaa.
    Taasi waa tii kowaad. Waxa xigi tii 2 aad/3/4/5/6 aad.
    Waxaa hadhey oo ku daba xiga dacwadihii umadii uu xasuuqey oo dhan hal-hal ayaana loo qaadayaa.

  7. Yusuf says:

    Goorma ayeey dadka ka shaqeeya websiteka Khaatumoonline ixtiraami doonaan akhristayaasha ama dadka ku xudhan ee ay sannadada badan beenta u soo qorayeen taasi oo uugu danbaysay maxkamadayntii Col/Tuke oo ee ay Khaatumo beenta ka sheegtay ee ay tidhi waxba way ku wayday maxkamaddii Markaykan. Waxa run ah oo aynu dhamaanteen ognahay in maxkamaddi Mmaraykanku ay TUKE ku xukuntay 500,oooo
    oo doolar oo aanay xitaa hooyadii maqal oo aan daarood oo dhami haddii uu isku tago ka bixin karin laakiin Khaatumo waxay dadka ku xidhan u soo qortay in waxba lagu waayay TUKE, markaa waa in sidayda oo kale, mar walba aydin iska hubisaan wararka Khaatumo ee 99% saaxiibayaal beenta iyo qabyaaladda ku dhisan.

    • MrSomali says:

      Adeer nacas qabiil dilay oo Somali diid ah baad tahay .. waa marka koowaadee SNM iyadaa soo dhex gashay burco iyo hargeysa markii ay soo dagaalameen .. ma ubax baa la siin lahaa .. waa mida kale Riyaale oo NSS Ahaa baa kuu noqday madaxweyne .. Tuke dalka ayuu ka difaacay jabhad qaran dumis ah .. Gaboose oo ahaa dhaqtarkii siyaad bare baa wasiir kuu noqday somaliland .. kaaga darane 18 may baad ku waalatay ood ilowday 26 june iyo calankii laga taagay beerta xoriyada hargeysa kana siib kana saar ee xidigta shanta gees lahaa .. kaaga darane .. shicib baad ku xasuuqday boorama iyo dila .. MARKA ADIGU SOO RAAC MIDNIMO SOMALI .. hadii kale nacas qabiil dilay noqo .. https://www.youtube.com/watch?v=-fa6D7YEQgw




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...