dahabshiil

Deg Deg Daawo:Sida Laascaanood Maalinta Qashinka 18 May Looga Guray

Waxaa maanta magaalada laascaanood luuq kasta iyo jidkasta maleeshiyaadka SNM dhigen ciidan si aan shacabka khaatumo usoo xusin maalinta qashinka balse taasi ma suuro galin waxaana laascaanood ka dhacay Xuska maalinta Nadaafada gobolada khaatumo,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka Gaar ahaan Hablaha Geesiyada AH Ee Reer Khaatumo ee Laascaanood ayaa maanta Beeniyay Qorshihii SNm waxayna Si Balaadhan Uguren Qashinka,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Sool Man says:

    nasab kaamila woow

  2. Wiil banadir says:

    Waa gabdho aan niman dadnimo leh aysan ladhalan, sool dumarka uun ayaa xaniinyo leh.
    Walaahi meeshaas rag ma joogo waa eber.

  3. DAACAD says:

    Nadaafadu diinta waa ka badh.
    Maalinkasta iyo saacad kasta nadaafadu waa waajib. Sanadkii yaan la sugun maalin keliya oo leys nadiifiyo.




script>
Daawo::MUdaraad Badhan Ka dhacay LaguS odohaweyy Ciidankii kaosoBaxay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Shacabka Magaalada Badhan Ee Gobolak Sanaag ayaa Dhigay Isku Soo Bax Balaadh oo ay ...
Deg Deg:Ciidanka Jubaland Oo Amar Lagu Siiyay Inay Soo Afjaran Xidig iyo Seerar,
- Aug 23, 2019
Saraakiisha ciidanka Jubaland iyo Masuuliyiinta ugu sareeya Xukumada Jubaland ayaa 24 Saac ee ugu ...
Deg Deg:Ciidaamo Xoogan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga ...
Deg Deg:James Swan Oo Ka Hadlay Arrin uu Muuse Biixi Ku Qanciyay,
- Aug 23, 2019
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ...
Deg Deg::Farmaajo Oo Magacaabay Duqa Caasimada Muqdisho,
- Aug 22, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u ...