dahabshiil

Deg Deg::Wararkii Ugu Danbeeyay laascaanood Iyo Goobta Bari Horgaladu Ku dabaal Dagayaan Oo Ka Baxsan Laascaanod.

Magaalada laascaanood ayaa haadan waxaa guud ahaanba isaga Baxay gudeheeha Horgalada Maamulka Isaaq U shaqeeya iyo Dhamaan Xubnaha kale Maamulka SNM Aaminsan Ee Ushaqeeya.

Maalinta Bari ah Waxaa Magaalada laascaanood ay galaysa jawi ka duwan Kii hore iyadoo shacabku isku diyaarinaayo Qashin Gurka Halka SNM Iyo Horgalada ushaqeeyana isku Diyaarinayaan Dabaaldag.

Hadaba Horgalada Laascaanood ku sugan ayay u suroobi weyday inay Gudaha magaalada ku qabtanDabaaldaga 18 May waxayna Ula Baxen Dhanka Bari magaalada laascaanood Gaar ahaan Goob aad magaalada uga Fog oo Lagu magacaabo Aqalka Gobolka Oo Aad uga shisheysa Hotelka Hamdi.

Talaabadan ay Magaalada kagala Bexen Dabaaldaga 18 May Horgaladu ayaa muujinasa in aysan Wax Gacan ah ku hayn laascaanood islamarkaana awooda shacabku ay Hafisay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    @ xuska 18 may somaliland.com

    KA NAXAW NAXASHKA.

    Xayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
    Al

    Jamhuuuuuuuuuuuuuuuuuuuritul
    Arda

    Sooooooooooooomaaaaaaaaaaaaaa

    @ qaranka dhidibada.com

    • LAFARUUGAAWI says:

      WAAR FALASTIIN TAN CALANKII

      JAMHUURIYATUL
      ARDA
      SOOMAAL

      Gubay ma calankii Israel bay moodeen?!!.

      @ calanka samawade somaliland.com

  2. Ahmex says:

    Kulaha gacan kuhayn magalada oo hada yaa kuhaya

  3. Qaybdiid says:

    ??? Allaah kariim:

    Haddii, barri dadkii waalaa looga dabaal dego degaanada SSC, waxay noqonaysaa, dadkii waalaa waxay mehersadeen oo qabaan lo`da biyaha xarfaday cabta, ee bilaa damiirka, ama rag wax iska dhiciya bay noqon. J/s, xusuusta idinkaa ku guban doona oo ugu dhib badan, haddii aad xodaygan ololaya ee handaraabka iyo jaahil kaahin aad hoosta gashanaysaan.

    Somalida waqooyi iyo Isaaqa intooda miyirka qabtaa, wey og yihiin in koox yar oo waalan ay siyaasada gobolada waqooyi galbeed afduubayeen 30kii sanadood ee ugu danbeeysey, isuna qori dhiibayeen, dadku, waa wada Somali min waqooyi ilaa koonfur, xaaladan waalida ahna waa laga bixi doonaa Inshaa Allaah.




script>
Dawladda Somalia Oo Magaca Hodan Naaleeye Ku Bixinasa Abaalmarin,
- Jul 16, 2019
Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ...
Daawo:-Cali khalif Galaydh Oo Hargaysa Ka Dhex ooynaya”Anigu Somalilander ayaan Ahay’
- Jul 15, 2019

Daawo::Markabkii Lagu Fashiliyay Ismaqiiqii Muuse Biixi Maxaa ka Soo Kordhay,
- Jul 15, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews }Dawlada Soomaaliya ayaa Si Aan lahayn Gabasho Jilbaha dhulka ugu dhufatay Taliska ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Oo Mar Kale Handaraabtay Somaliland,
- Jul 15, 2019
Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan viisaha xajka lagu bixin ...
Khayre Oo Wada Qorshe Awood Midaysan Loogu samaynaayo Galmudug iyo Hirshabeelle,
- Jul 15, 2019
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ...