dahabshiil

Deg Deg: Mustafe Cagjar Shaaciyay Arrin Xaasaasi Ah,

Madaxweyanaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mustafe Cumar Cagjar, ayaa sheegay in lagu khaldamay in maamul kasta oo ka tirsan dalka Itoobiya loo sameeyay ciidamo amni oo u madaxbannaan arrimaha amniga gobollada isla markaasna arrintaasna aysan sii socon karin.

Waxaa uu sheegay in arrintan ay horseeday dhibaatooyinka amni darrada ah ee ka taagan dalka Itoobiya.

wuxuu intaas ku daray, “Waa in dib u habeyn lagu sameeyo hannaanka loo maro qoridda ciidammada balse meesha laga saaro sameynta ciidammo kala duwan oo ay yeeshaan maamulada dalka Itoobiya, lana helo hal ciidan guud ahaan dalka”.

Mustafe ayaa sidoo kale soo jeediyay in dib u eegis iyo isbaddallo lagu sameeyo laamaha amniga ee dalka si sharraxaad looga bixiyo cilaaqaadka shaqo ee ka dhexeyn kara ciidamada federaalka iyo kuwo maamulada.

“Gobollada waxay leeyihiin boolis gaar ah, marka waa in la caddeeyo waxa ay qabtaan, iyadoo ay na khuseyso amniga dalka, waxay ila tahay in la sameeyo hal ciidan oo qaran”, ayuu yiri Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo wareysi siiyay wargeysks Addis Standard ee kasoo baxa dalkaas.

Mustafe ayaa sidoo kale ka dhawaajiyay in maamulka Soomaalida ay ka war hayaan isbaddallada dhacay si ay uga faa’ideystaan.

“Horey, in ka badan 200,000 oo Soomali ah ayaa la rumeysan yahay in ay u qaxeen dhinaca Soomaaliya, Kenya iyo dalalka deriska ah, kaddib markii ay la kulmeen dhibaatooyin siyaasadeed iyo rabshado balse maanta dadka waxay ku barakaceen gudaha dalka”, ayuu yiri madaxweyne Mustafe Cagjar.

Mar wax laga weyddiyay arrimaha amniga, waxaa uu sheegay saddexdii sanno ee lasoo dhaafay ay jireen dhibaatooyin ciidamada federaalka iyo Liyu booliska ay u geysteen malaayin shacab ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Binary Operation says:

    Hadalkan wuxuu u yidhi waan garanaya ogaadeen waa dad jecel inay dadka markooda dhibaan Kolka ay dareemaan in laga gacan sarayn doono bilaaba xaasidnimo.

    Wuxuu dareemay in axmed shide noqon doono madaxweynaha killinka 5aad wuxuu dareemay in ciidamada liyuu police ku noqon doonaan dir oo Ogaadeen daaqada lagala baxayo. Looma se joojinayo dowlada itoobiya waanu ku bogaadinayna howsha waxaanan ku rajo weynahay Axmed shide kolkaanu Ogaadeen ka wada aarsano in uu dejiyo qorshe deegaanka ddsi 3 maamul goboleed loogu kala jarayo hawd reserve area, dir Iyo ogaden. Ogaadeen intay degaan maamul goboleed haloo ga dhigo, hawd reserve area maamul gaar ah haloo sameeyo, dir na maamul u gaar ah. Sidaas ba DDSI halagu gunaanado.

    • Mo says:

      Iidoor markay nafta u yaabaan bay dir iyo irir iyo wax la mida sheegtaan. axmed shide waa miskiin yar oo oromo laga dhigay oo xataa dhaqan soomaaliyeed ma leh. iidoor waa ka xaaraan ogaadeeniya! waa in la addoonsadaa oo ay dhagaxa jabiyaan, iidoor markaad afka jabiso ayuu kuu nacamleyn, iidoor dabka ha la saaro, waa luuqadda kaliya ay fahmaan.

  2. Qaamuus says:

    Binayr, kuwa lagu laaynaayo Candhuufo iyo Cadhaytu maad Dirnimo wax ugu tartiid kuwa uu guurmaday Waa Ogaaden dhamaantood Liyuu Booliskuna way joogayaan waligoo mustafana ka yeelimaayno bal ina Shide car Soomaali stat wax haa ka noqdo. DiiR wax layiraahdo majiraan waa Tuugo Diir,

  3. Abdi jama says:

    wax lalayaabo ma,aha in qofyar oo miskiin ahi iska soofadhiisto social media oo waxa uu doono sheego Waar Ahmed shide waa miskiin oromo somali ah ,deegaanka ayuu madax kanoqonayaa waad habaartantay ee adigu isla hel.
    dhulkan dad ayaa illaahay ku beeray qof yar oo feker xannuusanaya sheegay meela tegimaayo.
    Waxa uu kuleeyahay degaanka waxa laga dhigidoonaa sadex gobol waa fule baqaya waayo waxa uu ogyahay laangaab nimaddiisa.
    Bennery wakhtiga hayska qaadin habaarkana jooji.

  4. Mohamuud says:

    dhulka iyagaa leh ogaadeen malaha waxaad ku qaladay burco to hargaysa halkaa iska sax kaadidooday usoo cabeen ONLF

  5. dhoofiye says:

    Ruuxa magaca gaalada(Binary Operation says) sidee buu urabaa inuu Ogaadeen ugu taliya ma jahaadii ay ku jabeen dabaqoodhugu buu la rafanaya kkkkk.

    • Saylici says:

      Kililka shanaad ee Ethiopia gumaysto 70/100 waxa dega qawmiyada DIREED 30/100 bana waxa degta CAGDHEER soomaalida oo dhamina way ogtahay ee waxba ha isu nacamlaynina.

  6. RAAMALEEY says:

    BENERY HADII HAWD AMA RISEEF AIRA MAAMUL LOO SAMEEYO MAXAAD KU YEELAN CABDI MAXAMED CUMAR IYO OGAADEEN WAXAA LADHASHAY HARTI KOONBE OO DEGAN ETHOOPIA INTA UGU WAYN WAA HADII LAGA REEBO OGAADEEN KOLAY LAAN GAAB MEELKASTA WUXUU LAJOOGAA CIIL IYO XSASID NIMO INA SHIDAHA AAD LA ORDAYSO WAXAA KA MASUUL AH ILAAHAY KA SOKOOW WAA NIN LAANGAAB AH OO REER CABDILE MAGAN U AH KOLAY WAANA DHALEEN STAAFKIISU WAA REER CABDILE KKKKKKKM SJHIDE SHIDE BAY BARATAY KKKKKMMMVIVA ABSAME IYO ADEERKOOD IYO WALAALKA WAYN EE GERI KOOMBE IYO HARTI KOONBE WAR HOOY HAY KA LIFINA

  7. dhoofiye says:

    Raamaleey,lol labadan axad ee kala ah Zaylada iBinary Operatio xaalkoodu waa neef gawracan geedo kama waabto mustaqbalkooduna waxuu ugu jira inay ogaadeenka dhahaan amar dawlo muduuc,gaaladii ay daba dhahab dhahab lahaayeen haddii laga guulaystay dee maantaana saw maaha inay ugaadeen daba dhah dhahleeyaan kkk wiil yar oo agoona baa yiri ninkii hooyaday guursadaba waa adeerkay kkkkkkk.

  8. Binary Operation says:

    hadii ay fikirkaasi uu ku hadlayo cagjar tahay mid raisal wasaare abiy axmed waan taageeraya,

    abiy axmed waa liibaax danta itoobiya ka shaqaynaya.

    in liyuu police ka case kan la baabiiyo waan soo dhawaynaya xoog na la saaro sidii amxaarada iyo oromadu u gaaf wareegi lahayd deegaankaasi DDSI.

    cagdheer baaba’eeda aad baan u jecelahay, meel walba halagu dabar gooyo.

    hadii nalaga yeelayo hawd reserve area in naloo jaro baan door bidi lahaa oo dhulbahante la hoos keeno xarshin iyo gaashaamo.




script>
Dawladda Somalia Oo Magaca Hodan Naaleeye Ku Bixinasa Abaalmarin,
- Jul 16, 2019
Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ...
Daawo:-Cali khalif Galaydh Oo Hargaysa Ka Dhex ooynaya”Anigu Somalilander ayaan Ahay’
- Jul 15, 2019

Daawo::Markabkii Lagu Fashiliyay Ismaqiiqii Muuse Biixi Maxaa ka Soo Kordhay,
- Jul 15, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews }Dawlada Soomaaliya ayaa Si Aan lahayn Gabasho Jilbaha dhulka ugu dhufatay Taliska ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Oo Mar Kale Handaraabtay Somaliland,
- Jul 15, 2019
Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan viisaha xajka lagu bixin ...
Khayre Oo Wada Qorshe Awood Midaysan Loogu samaynaayo Galmudug iyo Hirshabeelle,
- Jul 15, 2019
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ...