dahabshiil

Deg Deg Daawo:Farmaajo Nin Xasuusan Ku Tilmaamay Xaaf

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay kulamadii uu Garoowe kula qaatay Madaxweynaha Galmudug iyo ismarinwaagii dhexmaray,isaga iyo Madaxweynaha Galmudug.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxa uu sheegay Madaxweynaha in Madaxwehne Xaaf uu dalbaday waqti kororsi balse ay u soo jeediyeen in dib u heshiisiin laga sameeyo,hayeeshee taasi uu ka horyimid Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Madaxweyne Farmaajo ayaa si kaftan ah u soo qaatay in qofkii xanuunsan loo baahan yahay in uu maro saddex marxaladood oo kala ah in marka hore uu aqbalyo in uu xanuun sanyahay iyo in la baaro xaaladiisa iyo cudurka uu qabo iyo qeybta Saddexaad oo ah in daawo loo qaro balse Madaxweyne Xaaf uu diiday daawadii la siiyey.

Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug ayaa weli taagan kaas oo saameyn ku yeeshay Shaqooyinkii Maamulkaas,waxaana xusid mudan in dhankooda Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug uu khilaaf ka dhaxeeyo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. DAACAD says:

    Nina wuxuu yiri.
    Walee reer aan ognahey ma guuro!!!!




script>
Dawladda Somalia Oo Magaca Hodan Naaleeye Ku Bixinasa Abaalmarin,
- Jul 16, 2019
Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ...
Daawo:-Cali khalif Galaydh Oo Hargaysa Ka Dhex ooynaya”Anigu Somalilander ayaan Ahay’
- Jul 15, 2019

Daawo::Markabkii Lagu Fashiliyay Ismaqiiqii Muuse Biixi Maxaa ka Soo Kordhay,
- Jul 15, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews }Dawlada Soomaaliya ayaa Si Aan lahayn Gabasho Jilbaha dhulka ugu dhufatay Taliska ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Oo Mar Kale Handaraabtay Somaliland,
- Jul 15, 2019
Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan viisaha xajka lagu bixin ...
Khayre Oo Wada Qorshe Awood Midaysan Loogu samaynaayo Galmudug iyo Hirshabeelle,
- Jul 15, 2019
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ...