dahabshiil

Hargeysa: Diyaarad shimbiro xanibeen.

Diyaarad ay leedahay shirkadda Air Arabia oo maalintii shalay subaxnimadii 156 rakaab ah ka qaadi lahayd garoonka diyaaradaha Hargeysa ayaa waxa ciladeeyay shimbiro gudaha u galay qayb muhiim ah oo diyaarada ah.

Diyaarada ayaa markii ay ka kacday garoonka oo inyar ay hawada ku jirtay ayaa Duuliyihi diyaaradu dareemay cilad jirta , waxana uu markiiba si degdeg ah dib ugu soo fadhiisiyay Garoonka Hargeysa.

Khabiirada diyaarada ayaa markii danbe sheegay in Diyaaradu badqabto balse Rakaabkii ayaa diiday sida ay ii sheegtay mid ka mid ah Rakaabka diyaarada raaci lahaa oo Cimrada u socotay.

Rakaabkan ayaa saaka loo kala qaybiyay laba qaybood.

120 ka mid ah oo u socday in ay soo Cimraystaan ayaa saaka la saaray Diyaaradii cilada looga shakiyay balse hadda la sheegay in ay badqabto.

36 kale oo u socday Imaraadka Carabtana waxa la saarayaa Diyaarad kale.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Abdulahimohamed says:

    ilaahow muslimiinta badbaadi

  2. Abdulahimohamed says:

    ilaahay waxaanu uwaydiinaynaa inay nabad tagaan cumrada iyagoo nabad qaba




script>
Bahda Khaatumonews Oo Dhambaal u Dirtay Reer Khaatumo,the people of khatumo
- May 19, 2019
Maamulka iyo Shqaalaha Shabakada khaatumonews waxaa Ay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwa Gobolada SSC ...
Daawo:Burco Hargaysa Ceerigaabo Oo Calanka Somaliya Is Qabsaday iyo Baadi Goob Oo Niyada Jabiyay Jeegaanta,
- May 19, 2019
Shabakadda caalamiga Ah Khaatumonews Waxaa Ay Halkan idiin ku soo gudbinasa Barnaamjika Baadi Goob ...
Deg Deg Daawo:Sida Laascaanood Maalinta Qashinka 18 May Looga Guray
- May 18, 2019
Waxaa maanta magaalada laascaanood luuq kasta iyo jidkasta maleeshiyaadka SNM dhigen ciidan si aan ...
Deg Deg Daawo:Muuse Biixi”Puntland Hasoo Dayso Maxaabiistii Tukaraq Anaguna Waanu u Siidaynana Kuwan Hayno’
- May 18, 2019
Hogaamiyaah maamulka SNM Muuse Biixi ayaa caawa ku dhawaaqay In uu Siidaynaayo maamulkiisu Maxabiisti ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Ajaniibta ku Sugan Xerada xalane Muqdisho Oo Maalinta Qashinka 18 May Ka Qeyb Qaatay.
- May 18, 2019
Iyadoo maanta Gobolada Dalka soomaaliya Gaar ahaan Kuwa khaatumo ay u tahay Maalinta Nadaafada ...