dahabshiil

Daawo:Dhacdo yaab leh Hargaysa Ka Dhacday,

Magaalada Hargaysa waxaa maanta Ka dhacay Arrin Naxdin leh oo Ka yaabisay Inta badan Dadweynaha Magaaladaasi.

Haweenay kamid ah Kuwa Magaalada Hargaysa ayaa Suuli Ku riday ilmo yar oo ay dhashay.

Haweenaydan ayaa ilmaha si badheedh ah Ugu Riday Suuli Toban Midir ah oo Si caadi ah Loo Isticmaalo.

Hadaba Ciidamada Damdamiska maamulka Somaliland ayaa Ku Guulaystay inay Ugu galan Suuliga ilmaha islamarkaana Ka soo badbaadiyan Isagoo nool.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Kacaanboy21 says:

    Laxawla walaau wata. Subxanalah. Allow bad badI. Ninka galay ee soosaaray. Waa wadaniyiinta somaliyeed. Ee dagaalka 77 cadawga weererarI jiray oo kale. Waa somali dhaba. Reer waqooyi wali kuwa.badan oo waxaa kujira somalimo kakaqiimadahay. Tikreega iyo wixii lamida oo qarsabaya. Oo muslimada kalawayn tahay wax walba. Waa mucjiso rabaan iya waa imtixaan. Subaxaanalaah. Waxay ahayd inay maajida geeyso ama maamulka udhibto. Hadaysan awood in inay koriso.

  2. Kacaanboy21 says:

    Laxawla walaau wata. Subxanalah. Allow bad badI. Ninka galay ee soosaaray. Waa wadaniyiinta somaliyeed. Ee dagaalka 77 cadawga weererarI jiray oo kale. Waa somali dhaba. Reer waqooyi wali kuwa.badan oo waxaa kujira somalimo kakaqiimadahay. Tikreega iyo wixii lamida oo qarsabaya. Oo muslimada kalawayn tahay wax walba. Waa mucjiso rabaan iya waa imtixaan. Subaxaanalaah. Waxay ahayd inay maajida geeyso ama maamulka udhibto. Hadaysan awood in inay koriso.

  3. Binary Operation says:

    kacaanboy21

    nacala, waar heedhe wax kasta siyaasad lagama dayo.

    imisa ka xun ba xamar iyo garoowe iyo garxahaaray ka dhacay? yaad u sheekaynaysa?

    77 ku wuxuu ahaa fidmo shacabka somaliland loo dhigay ee dhulkooda xabashi loogu dhaxal wareejinayay ee ay garteen iskana dhiciyeen.

    intaad colaad ina galiseen oo dalka deriska nahay ee itoobiya noo gacan galiseen baad waliba nagaga sii yaacdeen.

    maanta juuq iyo jabaq idiin ma banaana, labo dhibaata na gaadhay,

    dhibta koowaadi colaad nalagu jabiyay oo deegaanka yaga lagu dhaxal wareejinayo ayaa nala galiyay 1977 kii waana la ogyahay diyaaradihii xabashida ee hargeysa ka dhergay ee garaacay ee na qabsaday.

    waxaa inoo dheer xasuuqii 1988 kii. rasuulku wuxuu nacdalay munaafaqiinta umada islaameed fidmo la doonta.

    ma i maqlaysa nacala idinku taale halka inoo dhiga, hadii qabiil tahay daarood inta somaliland diid ka ahi dhulka hanooga guuraan. mareexaan maryo dhiigleh baa ina dhex taala.

    reer hargeysa ahaan iyo reer gabiley ahaan iyo reer salaxley ahaan iyo reer baligubadle ahaan dhibaatooyin saa’id ah baa na gaadhay, 1977 kii ciidanka yagii inta hub iyo shiidaal ba laga hagraday baa jigjiga lagu jabiyay.

    waxa noo dheer in itoobiya garaacday hargeysa oo qabsatay madaarkii dhamaa ee cigaal international airport.

    waxaa noo dheer xasuuqii 1988 kii. gef ka nalaga galay ma dhawa, reer burco waa ila dareen reer ceerigaabo iyo berbera na waa ila dareen.

    daaroodow hadaad u jeedaan dagaal isaaq iyo daarood kuwii jabaad tihiin xamar na ku hakan maysan hawiye iyo isaaq waa isku dhinac munaafaqad dambe nacala idinku taale qaadan mayno.

    maryo dhiigleh hadaad rabtaan waynu kala furanayna.

    itoobiya uma arko cadow ee waxa cadow gayga ah, kii igu daan daansaday markii dambeen halka ku jabayna iga cararay ee igu baga bagaystay, xasuuquu ii gaystayna dheer tahay.

    daarood in dhulka laga xaabiyo mooye wax kale kala hadli mayno sida gabooyaha aabad noqotaan dad bilaa deegaan ah kol hadii fidmadiina laga fadhiyi waayay.

    siduu rasuulku scw yidhi baan aniguna leeyahay baarakallah yaa xabash baarakallah yaa itoobiya.

  4. Guulwade says:

    Hargaysa iyo burco waligood maxaa laga dhaxal wareeJin. Dadka a badan. O kaa dhulwayn. Oo somali gableed layiraahdo baa laxorayn ay. Oo hawiye darood deganyihiin. Somaliyana kaaga badan waana laga gaas ciidan badnaa iyo saraakiil. Amxaaro tikreega is wata dagaalka ahaa adaa utagay cadawga somaliyeed. Somali laxorayn ay oo. Gaalada utagay. Waxad degtan 159 km hargaysa burco. Idoir kaliya. Kuwa darafyada amxaaro imat tagin hadana adaa leh. 18 may tageera. Kacaankii iyo darawiish iyi axmad guray. Mucarad ku noqdeen ogow kuwii idoir oo kacaanka ushaqaynay shaadhqabiilawata badesheen oo idoor hargaysa iyo burco kulajooga an. Buburki kadib. Onlf tikreega udhiiteen idinkoo leh way idin citiraafI. Ayagiina tage. Ingiriska idiin diiday waayo kacaankii yurub iyi calamka kacaankii tageero siiyeen la ogaday qabiil meel degan kiristiyaan falstuin kashmiir jeshniya diiday odaa baryaya. Darood iyo hawiye gaalada. Citiraafka mawatdiistsn wa dad isku kalsoon wixii dhexmara wat xalistaan. Bisha Ramadan. Koore xidhay xaaskisa u dhacay. Dhulbahante gadabuursi. Waa somali dhalada. 2 bada gobal. Kuma ysan maysaan hargaysa. Waa la ogyahay markii wax idiin kordhan waa d kibir taan. Jaadka kiinya dalbada. Koox yar oo wadaniyiin ah hargaysa iyo burco way joogaa n oo somali jecel. Waliba dumarka iyi kuwa muslimiinta ah ee duinta yaqaan. Laakiin waxa idin kubadan qabyalada. Yasida dadka islawayni. Kiristiyaka idin maraban ee waad isku dhadhajiysaan. Tariikh da fog. Cuqdad muslimiinta .deriska caaya simalida waa danbi wayn
    Qaran jamuruyada .baa been. Ilaahay beenta maogo la. Nin wayn goormaad qaran noqotay. Waa been been been ingiriska iyi caalamka way qoslaan calanka aad adhigaan calamada. Dawlada kale. Way qoslaan. Waxad leedihiin kuwa yar oo wadaniyiin ah mashaaah gabahaha hargaysa iyo burco. Way jecelyihiin somalida. Mudlinimo. Wadaniyad. Meelwalba waxay yiraahdeen. Waa dad kaygii. Farxada. Qoslaka. Waxay yirahadaan ragayaga. Wax lasoo dhafay bat kahadlaan. Garoowe muqdsho kismaayo wat joogaan iyagoo sharaf kujoogaan laakin kuwa yirahda tikreega walaalanahay. Waxay yiraahdaan waan ku xumadaan in tikreega balag ta leh loo xayaysiiyaan xisbiyada hargaysa. Wiilasha gaagban ee tikreega. Marabno waxay rabaan wiilal dhaadheer oo shaqada qaban kara reerka. Oo hawiyaha iyi darooda ogoow. Markaad tirahdaan tikreega walaan ahay waa kaalaya. Nalaxidida.

  5. Kacaanboy21 says:

    Mashaalaah. Guulaysta. Dabdamika. Mashaaalaah alaah ajir kiina. Waa idin siin. Inshaaalaah waxaad gudatern waajib. Diinya. Oo Xaqa. Badbado qof waxay lamid tahay. Badbadin muslimiinta. Guul guul. Mashhaaah Ramadan kariim. Wadaniyiin somaliyeed. Hargaysa jooga.

  6. Abdirashid says:

    Hargeyso iyo waxa degan wa cadadod cebtoda ma ahan inay rux nol god dalaq ay ku siiyan hadda ka hor islaan deyn ku laheyd rer ay daris yihiin aya inta rerki deynta lagu laha islantii iyo wiilashi ay dhashey intey isku qabten islantii deynta ku laheyd o god u qoden shamiito iyo jay isugu walaqen sidii guri la shubaayo ayay godki ku riden shubki iyo shamiitadii ay isku walaqen godki mamadii deynta ku laheyd ka buxiyen ku aasen ma ilmo yaro wecel ah ayay u dahayan inay musqul ku ridan qaburihi dadki aasna boqolalka sanno ayay so fagayayan o bananka lafihii ahlu qaburka dhobayan war waxan wa yuhuud dhaqankodana naxaristii ba ilahay ka fogeyey uma fikiran sida muslin khalis ah culumada ugu waweyn ba u fadwonaya in qaburaha la faagi karo hadii ictiraf lagu helayo waxan wa wa yibro nasab ma aha bucur baceyriyah wagashe iyo dabo cayun

  7. Mohamed says:

    War deer hargeisa waa ucaadi in caruurta lagu ride suuliyada way to xishood kama jiro meesha hadii xishood jiro markii horaba may uuraysateen




script>
Daawo:Saleeban Cali Koore Oo Isaaq Raali Galinaya,Dhiiga Inadeerkiis Oo Wali Qoyan Islamarkaana Maydkiisu Wali Talaagad Ku Jiro,
- Aug 22, 2019
Waxaa Maanta warbaahinta la hadlay Daba dhilif Saleebaan Cali Koore Wasiitka biyaha maamulka Isaaq ...
Deg Deg:Farmaajo Oo Cadhadii Kula Dhacay Saraakiisha ciidanka iyo Xubno Badan Oo Uu Xilkii Ka Qaaday Maanta,
- Aug 22, 2019
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu ...
Deg Deg Daawo:Mudaharaad Lagu Taageeraayo Madaxweyne Axmed Madoobe Ka Dhacay Kismaayo,
- Aug 22, 2019
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii ...
Deg-deg :- Sidee Ayay U dhacdey Doorashadii Jubaland Akhriso Natiijada.
- Aug 22, 2019
Doorashada Jubbaland: Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Dhinaca Kale: Isbahaysiga ...
Deg Deg:Musharax Axmed Madoobe Oo Hada Soo Gaadhay Hoolka Doorashada.
- Aug 22, 2019
Musharax Axmed Maxamed ISlam Axmed Madoobe oo ah Musharax Madaxweyne Ee Jubaland Shanta ...