dahabshiil

Guursada laba XAAS ama waa xabsi

Boqorka Swaziland Mswati ayaa ku dhawaaqay Goaan mudo sadex sano ah uu ka fekerayey Hirgelintiisa oo ah in raggu ay guursadaan laba xaas iyo wax ka badan, haddii aysan raggu sidaasi sameynin waxay gali doonaan xabsi.

Boqor Mswati ayaa ka digay in nin ama Haweeney kasta oo ka soo horjeesta go’aankan “uu wajihi doono xukun xabsi daa’in ah”.

Boqorka ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa Swaziland uu wajahayo xaalad aad u adag, taasoo ah in haweenku ay aad uga badanyihiin ragga, sidaa daraadeed, ragga Swaziland waxaa laga rabaa oo laga rajeynayaa ayuu yiri in ay guursadaan xaasas badan, si haweeney kasta ay nin u hesho.

Boqorka dalka Swaziland ayaa waxaa uu qabaa 15 xaas waxaana uu leeyahay 25 carruur ah, halka aabihii oo ahaa boqorkii isaga ka horeeyay uu qabay inkabadan 70 xaas iyo sidoo kale carruur tira ahaan ka badan 150

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Ahmed says:

    25% dadkisu hiv aids ayey qaban ee muxu uu waalaya dadka

  2. Ahmed says:

    25% dadkisu hiv aids ayey qaban ee muxu uu waalaya dadka nagaha bikrada ee caadigana isaga sanad walba dhakhda ka guura




script>
Bahda Khaatumonews Oo Dhambaal u Dirtay Reer Khaatumo,the people of khatumo
- May 19, 2019
Maamulka iyo Shqaalaha Shabakada khaatumonews waxaa Ay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwa Gobolada SSC ...
Daawo:Burco Hargaysa Ceerigaabo Oo Calanka Somaliya Is Qabsaday iyo Baadi Goob Oo Niyada Jabiyay Jeegaanta,
- May 19, 2019
Shabakadda caalamiga Ah Khaatumonews Waxaa Ay Halkan idiin ku soo gudbinasa Barnaamjika Baadi Goob ...
Deg Deg Daawo:Sida Laascaanood Maalinta Qashinka 18 May Looga Guray
- May 18, 2019
Waxaa maanta magaalada laascaanood luuq kasta iyo jidkasta maleeshiyaadka SNM dhigen ciidan si aan ...
Deg Deg Daawo:Muuse Biixi”Puntland Hasoo Dayso Maxaabiistii Tukaraq Anaguna Waanu u Siidaynana Kuwan Hayno’
- May 18, 2019
Hogaamiyaah maamulka SNM Muuse Biixi ayaa caawa ku dhawaaqay In uu Siidaynaayo maamulkiisu Maxabiisti ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Ajaniibta ku Sugan Xerada xalane Muqdisho Oo Maalinta Qashinka 18 May Ka Qeyb Qaatay.
- May 18, 2019
Iyadoo maanta Gobolada Dalka soomaaliya Gaar ahaan Kuwa khaatumo ay u tahay Maalinta Nadaafada ...