dahabshiil

Daawo:Booliska Hargeysa Oo Xidhay Wiil ku labisnaa Funaanad iyo Surwaal Midabka calanka Soomaaliya,

Maleeshiyaadka Maamulka somaliland ayaa Badhtamaha Magaalada Hargaysa Ka dhex Qafaashay Wiil dhalinyaro ah oo Xidhan Dhar Ka samaysan Midabka Calanka Jamuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. Ahmed says:

    Yarku waa kale ayuu uu jeeday ee hala xidho inamada yar yar ee isu haytsa kaligood saxanaha ayuu kamid ahaa ee balaayada iyo fidnada loso dhibay waan kufaraxsanahay siday shacabku uga falceliyen imikay odhan doonan waa jeeganti adeer suuqi arabka iyo garxajiska weeye halkasi iyagana uunbadan halka waxa kacad in shacabku kamidaysan yahay gooni isu taaga qaranka

  2. Caynaba Car Dhacso says:

    Dharka inta laga siibo isagoo qaawaan jeelka Mandheera halgu tuuro kelabka Kelabku dhalay.

  3. Ali says:

    SUBXAANALLAH NAA MIYAADAN SOOMANAYN.
    NAA MIYAADAN ALLA OQOON DHAR GAALABA WAAD KU LABISATAAYE.
    NAA WAXAAD KALAB LEEDAHAY WAA WAALIDKAA EE
    TAAS OGSOONOOW.
    NAA ILAAH MARKAAD HOR TAGTO SOMALILAND HAKU DAMIINATO.
    WALLEE XISAAB ILAAH IYO NAAR BAA DAD SUGEEYSO.

  4. Xaaji xarago says:

    Qoorta maa laga jarro maxaa kuwaasi u daawanaayaan…. Maxaa policka loogu simay…. Sorry…. Runtii calanka Somalia waa calankii lagu hoos xasuuqay maatadayadii iyo haldoorkayagii…. MA haduu calankayagii noqonaayaa….. Runtii waa weerar mar labaad lagu soo qaaday jirrtaanka shacbiga somaliland

  5. Guulwade says:

    Ramadaan kariim. Cirka waa buluug wiilkas xataa bisha Ramadan. In lagu xurmeeyo bay ahayd ninka waa rer sool .cajiib. waxa lagayaaba nogisyada dadka qaarbaa buluuga. See layeeli. Wa wax laga xumaado. Maro qofwato oo cawarada ku asturtay in laxidho culimda waa inay arinkaan kahadlaan. Wa tariikh xumada hahaysa. Dad badan ooehlu diina baa joogo. Waa inay dadka askarta. Baran xuquuqda muslimka. Sheekada waa sheeko somalida oo dhan ceeb ku ah. Meelkastooy joogaan.

  6. Binary Operation says:

    hala xidho wixii calan gaaleed ka bounie blue laga soo copy gareeyay sita.

    anigu maro gaaleed baan u aqaana wixii aaminsana gaalo waxba ma dhaamaan.

  7. Qaybdiid says:

    Bismillaah

    (Maamulku iyo nidaamkiisuba way waalan yihiin, ee dabiib haloo doono).

    Waxay caddaynaysaa jujuubkan xoriyad iska qaadka ahi, meesha in lagu waalan yahay. Adduunka ma jirto meel qofka la odhanayo car juuq dheh oo maskaxdaada xor uma tihid. Mabda`a ay isku raaceen, waa kay ku burburi lahaayeen.

    Caalamka imisa qof baa ku xaragooda dharka sport-ga calamada dawlaha adduunka sida(USA, UK, Germany, France,Italy,,.), haddii uu soo xidhay dharka sport-ga calankii Somaliya, ma kacbadii buu gubay, ma diintii buu ka baxay, ma dawladii buu inqilaabay, wuxuu xidhay tuute sporti. Allah kariim.

    Waa xoriyad la`aan iyo dulmi sidoo kale waxa uu C/maalik ku xidhan yahay, dadkiisa ayuu is yidhi xaq u sheeg, dalku waa dal muslim ahe faasuqa ha laga ilaasho mustabalka da`yarta, wax toosinta miyaa lagu cabudhin karaa? Jabhad muu noqon, dawladu ha dhacdo muu odhan, iskuul waxa xun laga sheegay buu u kuur galay, dadkii oo dhan baa isku raacay inuu yahay iskuulkaasi dhaqan dooris; iyo ruwaayadii bedel ee Oromada,oo horeba loogu xidhay, intaasu xoriyadiisii ku waayey. Dhakool oo xildhibaana wuxuu yidhi dadka aan magacooda ku jooggo kuma qanacsana 18 May, waa in dadku S/land wax mideeya la isku raaco, sidii wiil yar baa gurigiisii saq dhexe loogu dhacay, oo si argagax leh loo soo xidhay. Iyadoo adduunka qofkii xildhibaana uu leeyahay xasaanad, sidoo kale ay jiraan dariiqyo la isu soo maro. Waxay noqotay in ay metelaan dadka maamulka hayaa inay waalan yihiin, horena ay uga xanaaqeen wiil yidhi Muuse waa Local- isku soo wada duuboo, xukun mideeya shacab 90% aanay ogayn xuquuqdooda iyo madax waalan 100%, min hay├áhada sharciga ilaa asiirada ilaa 2da gole ilaa M/weynaha iyo la taliyeyaashiisa…

  8. SOMALILANDER says:

    Ha lagu xukumo dil toogasho ah.




script>
Bahda Khaatumonews Oo Dhambaal u Dirtay Reer Khaatumo,the people of khatumo
- May 19, 2019
Maamulka iyo Shqaalaha Shabakada khaatumonews waxaa Ay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwa Gobolada SSC ...
Daawo:Burco Hargaysa Ceerigaabo Oo Calanka Somaliya Is Qabsaday iyo Baadi Goob Oo Niyada Jabiyay Jeegaanta,
- May 19, 2019
Shabakadda caalamiga Ah Khaatumonews Waxaa Ay Halkan idiin ku soo gudbinasa Barnaamjika Baadi Goob ...
Deg Deg Daawo:Sida Laascaanood Maalinta Qashinka 18 May Looga Guray
- May 18, 2019
Waxaa maanta magaalada laascaanood luuq kasta iyo jidkasta maleeshiyaadka SNM dhigen ciidan si aan ...
Deg Deg Daawo:Muuse Biixi”Puntland Hasoo Dayso Maxaabiistii Tukaraq Anaguna Waanu u Siidaynana Kuwan Hayno’
- May 18, 2019
Hogaamiyaah maamulka SNM Muuse Biixi ayaa caawa ku dhawaaqay In uu Siidaynaayo maamulkiisu Maxabiisti ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Ajaniibta ku Sugan Xerada xalane Muqdisho Oo Maalinta Qashinka 18 May Ka Qeyb Qaatay.
- May 18, 2019
Iyadoo maanta Gobolada Dalka soomaaliya Gaar ahaan Kuwa khaatumo ay u tahay Maalinta Nadaafada ...