dahabshiil

Daawo:-Horgal Ina Jiidhe Oo Shacabka Laascaanood Ugu Hanjabaya Inay Khasab Ku Xusan 18 May!

Horgalka Maamulka Isaaq Ugu magacaaban Magaalada laascaanood Badhasaabka ayaa shacabka Gobolkaasi ugu Hanjabay Inay U diyaar Garooban Maalinta 18 May Ee Beeshaasi U Dabaal Dagto.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. WARAN says:

    Buuhoodle oo Somaliland Republic ah ayaaba dharkii saddexda midab ee calanka somaliland Republic laga dhamaystee Ka waran Widhwidh iyo Tuka raq.

    @ gaadh hayaa dalkoow.com

  2. Qaybdiid says:

    Ina Kaahin xabaashiisii buu sii qodanayaa, jahligiisii degaanada SSC wuu xad dhaafay, waqtigii laga xisaabin lahaa waa la gaadhay. Reer SSC ma aha 4ta dulli ee aad marraha iyo sixirka isugu darteen, oo wada muqlaysan. Laakiin, shacabkii oo malaayiina oo miyir qaba joogga.

    Bilaadamiirkan u shaqeeyana wasaarada arrimaha gudaha, hargeysana laga amrayo, waa in shacabka magaaladu xabad kaga saaraan, isaga iyo maamulka uu u shaqeeyo, haddii kale mudaharaad iskaga celiyaan.

  3. RAAMALEEY says:

    OO maxaa laxusaa CEELKII HARGAYSABA WAAKAA ODAY CABDULAAHI JAWAAN IYO MAX KAMADII IYO GUURTIDII INTUBA WAXAY CADEEYEEN NO MOOR 28 MAY WAA Maalintii snm reer Ssc Na way kala Fogyihiin MARKA hadii WAX lawada yeelanayo ssc iyo DHULKEEDA MA METELI KARO NIN QAYILAAD UTEGAY DHULKA SNM LAGA RABO

  4. Mohamuud says:

    ID GAYGU WAA SOOMAALI CALANKAYGU WAA BLUE QABIILKAYGU WAA DAAROOD MEELBA ISKAMA SOO GALO IIDOOR MARKAA WAXANI WAX DHAMAAD AH WEEYAAN SABABTOO AH KUMA FADHIDO XAQ1IIQO

  5. Kacaanboy21 says:

    Ramadaan dad soman oo la leeyahay kaalaya raga iyo dumarka isoo sobaxa allaah wuxuu kubigeey maalintan bil soman ilaahay diintiisa iyo rasuulka scw ma banaana bisha soon. Inmaalintiina. Iyo habeen in musug iyo hees iyo ciyaar. Isqaawin. Ma banaana. Maalinta gaalada laga xiroobay. Waa sharci.2 ciid ood waa sharci. Maalin qabiil jabhad samaystay oo gaalo utageen amxaaro. Oo somali kale muslimka is dileen. Waa maalin. Xaqiiqda ka fog kuwa tageersan diinta kuyar. Oo way madhan yihiin reer lascaano 18 may masaajida camira. Oo salaada oga. Oo quran ka akhri ya. Gabdhaha guryo hooda ha joogan. Bisha soon si aan si no igadhicin gibalka. Habeen gabdho soo baxay waad garan taan oo maryo soo xidhay isasiicarfiysy dee meesha hawl baa taal aan babanayn. Diinta islamka. Wali miyaan lafahmin in snm rabto inay caalmka tusaan bil soon oo dadka sida gaalada isu dhex boo dayaan. Dadka masakiinta fuqurada baa waxa larabaa in at dawada an. Aduunka waxa sharaf mudan maalmaha alaah yiri way neeya waan kaxumahay in 27 sano kadib dadka laga sii fudnaynayo. Kacaanki iyo Darwiish. Waxay snm kudiiday waa darood baa xukunka haya oo labadaas jeer gaalo ugu tageen. Iyagoo sirta simakida gudbinyaa. Maalinta waa maalintii cidanka somlida mingiste iyi iyaga laayeen.

  6. Guulwade says:

    26 juunwaxay Uga cararayaan waa maalin gaalada laga xiroobay. Oo caalamka lagayayaqaan. Waxay na ahayeen muslin la gumaysan jiray. Oo waxba ixtiraami mayaan besha caalamka. Africa yurub America ingiriska talyaani. Faransiis. Way ku qoslaan. Oo waxay oranayaan. Waa kuwii biyaha noo dhaamin jiray. Oo Aan arran jiray. Taa badalkeda. Waxay istuseen kuwooda duqoobay inay yiraahdaan 18 may baan xusnaa. Oo gumaysiga. Maalintii sa. Waan joojinay. Muslimta marabno somalida. Iyo muslimiinta kale. Ee xoriyada gaalada ka qaatay. Macnaha muslimka msjeclin waligayo cadaanka tikreega amxaaro hoosta an ka jeclayn. 18 u wareejinay maalintii hore. Ee nala socda 26 waxay ahayd maalin gumaysiga cada dadka labarolaakiin hada waxan baraynaa nacayb ka islaamka. Iyi sida qabilada isu dileen. 18 waxaran. Diinta islaamka. Waayo waa itus maalin soon barakaysan in raga dumarka is dhexgalka subxasnalah.

  7. abdirashid says:

    Dhulbahantow hadad rabtan inad midowdan o qowlkinu inu shaqeyo ad rabtan kan o kale 5xabadod ku dhufta inta ad qabil ku difaceysan dayus bilaa dhaqan ah o soori qadey inad wax noqotan ha suginina yibrahan wada margiyada xun e is mahdiyey waxay idinka hubeysan lahayen mid kasto mabda,yadoda aminsan marki ad doxatan o qabiilku yahay an dan laga galin waxaso dhaqan xumo iidor ah waligin ka bixi maysan askaraha xun xunka ahna ambush madaxa ku dhajiya dastur iyo mamulba wa ogolan lahayen rer bucur baceyriyah xildhiban




script>
Bahda Khaatumonews Oo Dhambaal u Dirtay Reer Khaatumo,the people of khatumo
- May 19, 2019
Maamulka iyo Shqaalaha Shabakada khaatumonews waxaa Ay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwa Gobolada SSC ...
Daawo:Burco Hargaysa Ceerigaabo Oo Calanka Somaliya Is Qabsaday iyo Baadi Goob Oo Niyada Jabiyay Jeegaanta,
- May 19, 2019
Shabakadda caalamiga Ah Khaatumonews Waxaa Ay Halkan idiin ku soo gudbinasa Barnaamjika Baadi Goob ...
Deg Deg Daawo:Sida Laascaanood Maalinta Qashinka 18 May Looga Guray
- May 18, 2019
Waxaa maanta magaalada laascaanood luuq kasta iyo jidkasta maleeshiyaadka SNM dhigen ciidan si aan ...
Deg Deg Daawo:Muuse Biixi”Puntland Hasoo Dayso Maxaabiistii Tukaraq Anaguna Waanu u Siidaynana Kuwan Hayno’
- May 18, 2019
Hogaamiyaah maamulka SNM Muuse Biixi ayaa caawa ku dhawaaqay In uu Siidaynaayo maamulkiisu Maxabiisti ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Ajaniibta ku Sugan Xerada xalane Muqdisho Oo Maalinta Qashinka 18 May Ka Qeyb Qaatay.
- May 18, 2019
Iyadoo maanta Gobolada Dalka soomaaliya Gaar ahaan Kuwa khaatumo ay u tahay Maalinta Nadaafada ...