dahabshiil

Daawo:Fadeexad Hargaysa ka Soo Muuqatay

magaalada Hargeysa ayaa maalmihii dambe waxa ka curtay roobabkii Gu’ga, iyadoo maalintii Jimcihii uu ka da’ay Roob biyo badan dhigay.

Roobkan Hargeysa ka da’ay Jimcihii ayaa waxa uu banaanka usoo saaray hab dhaqano caan ka ah Magaalada Hargeysa dhexdeeda oo Dadweynaha magaaladu ay sameeyan marka uu da’o roob weyn oo keena biyo badan oo qul-qula wadooyinka.

Dadweynaha caasimada Hargeysa ayaa caado ka dhigtay marka uu roob weyn da’o inay biyaha roobka raaciyan qashinka guryahooda u yaala, kuwaasi oo u arka fursad ay iskaga fogeyn karaan qashinka tuban guryahooda.

Waxa dhacda mararka qaar inay biyahaasi roobku ee xawliga u socdaa ay qashinka si toosa u gaadhsiiyan badhtamaha Magaalada, weliba iyaga oo dhex dhiga wadooyinka waaweyn ee ugu isticmaalka badan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    Kastuumo web site faqash Faqash
    Ha naga ceebayn baxsaneey Hargeisa

    Is qarxiska Xamar Ka hadal.
    # Hoygii geesiyaasha/hargeisa.com

    • DABO BEECSADE (OROMO DIREEYSAN) says:

      😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 WAA HALKII FABOOLE LAGU BATIIKHIYAY OO ARINTIISU FAR DHEXE WEEY KA WEEYN TAHAY EE DIGRIGIISA DAWARSIGAA HAYSKA SII WATO JINNIGA KALA QAADKA HAYA.DABOOLE MAANTA WAXAY KA SHIDANTAHAY SIR’LAANKA EE LAFO U DOONO WAA DADKAADIIYE DHAQAAJI JINNIYOOW 👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺

  2. Guulwade says:

    Casimada jaadka musiga. Clubyada. Faanka. War meshan tv laga faaniyaan. Moyee waxay jeclayeen In iyaga wax noqdaan oo dadka. Magalooyinkooda ganacsga uma ogolo laan iyaga rabaan dadkooda merlwalba ka shaqatstaan. Markay hadlaan madaxdooda waxay yiraahdaan waxaan isku xidhayaa adisaba iyi hargaysa. Way ka boodaan jigjiga. Simalida way ka fanaan hadad hargaysa tagto waxay yiraahdaan. Maxaad kasoodintay. Hargaysa. Marka waa in loo daayaan jaadka. Iyo waxay qarsan.

  3. Wadaniboy says:

    Jeegaanta. Waxa loga guulaysan karaa. Aduunka waxa jira. Dagaalka dhulka. Dagaalka shacabka. Dagaalka. Siyasada. Iyo dagaalka ganacsiga. Dagaalka. Looga gulaysabkaro waxa weeye.
    Dagaalka. Ganacsiga. Waayo. 18 gobal ee somaliya waay keeyhiin 2 gobal. Hargaysa iyo burco. Waxay rabaan inay somali nacaan. Cadawga somsli. Isku dhadhajiyaan waxaan hubaa hadii. Ganacsiga. Lagajaro inay somslinimada iyagaa. Toos u qadanayaan. Tusaale. Galmudug puntland hirshabeele jubaland jigjiga. Jabuuti. Garisa. Ganacsihooda. Lojojiyo inay .maamulgobeleed kooda amin ayaan. Waxay ku kibreen inay. Deganada simalida maraan. Kaganacsadan. Hadana somali cadawgii jireenka utagaan oo yirahdaan. Somali marabno ee waxa arjaas u fududeeyay. Puntland iyo jigjiga. Oo ay kadhigteen meelo ay kaganacsadan markaa kibir kaqadaan. Tusaale xoolaha berbera kadhoofa iyaga malaha jegaanta waxa ubadan kuwa doqomada ee harti. Iyi ogaden. Oo noqday kuwa aan fahansanayn siyasada jegaanta. Oo maamulada puntland soo mara. Ama madaxdooda. Noqday kuwa aan aqoon. Noocyada dagaalka. Oo waji yo badan leh tusaale. Ninka xawalad leh baa hada kohor yiri. Somaliland. Dhaqaala iga soo gala waxa kabadan. Puntland jigjiga. Jubaland muqdsho. Ee somaliland wax jira maha hadii ganasiga la iga xidho deganada somali wayn. Hargaysa iyo burco igu ma fila ee somalinimo. Baa kawayn. Wuxuu hadlay xaqiiqda dhabta ah ee mesha kajirta ee Doqon ka harti. Iyo ogaden iyo kan hawiye way u see ta dhereyeen. Jegaanta. Hadii. Laga jaro. Laga na xidho waan hubaa inay muqdsho wada tagayaaan iyagoo ku khasban Waxaana ugu Doqon San kuwa puntland iyi jigjiga. Oo laiska maamusho. Oo Aan aqoon u lahayn. Sida cadawga somali loo dhabarjabiyaan. Muda dher. Lacagta lagu qabsado sool waxaa leg. Puntland iyo jigjiga. Xoolaha kadhoofa. Markasay jegaanta kusoo dagaal galaan. Oo hada dhulbalaasi usocdaan sanaag. .oo deganada warsangali ganacsi Uga sameeyaan oo dekada bosaso u xidhan to. Waxasa mamulxumda puntlsnd ah muda dher 13 sano. Marba degaanka laga qabsada. Waxad arkaysa madaxweynaha kuxigeenka dhulbahante oo garoowe iska fadhiya sida islaan wayn oo minyaroah oo.layiri garoowe. Joog.waxaan maqli jiray doqon kii. Ogadeen doolo lagaqaaday. Hada waa doqon kii dhulbahante laascaano lagaqaaday. Loo diid hadii uu daga lahaye. Dadka ugu ma liitane way diri waayeen.

  4. LAFARUUGAAWI says:

    Naa axmaarada iska xoree iyo kuukuuyo dee far dhexena isa soo geli.
    Waayo laguma fahmayo.

    Kkkkkkkkkkjjjjiii

    Somalilanders miyay ku kufsadeen waadigan ku waashee .
    @ calanka samawade somaliland.com

  5. LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkjjiii
    Jeegaantu ma jin baa waa soomaaliye.
    @ qaranka dhidibada.cocm

    • Waawareeyu waamaxay says:

      LAFO DHAFOORQIIQ RUUGE ☠☠☠☠☠☠☠
      WSRISEEY QABUURAHA MEESHII LAGA FAAGAY MIYAA MASE WAA PUP KHAMRI IYO JAAD.
      DABOOLE JINNI LAFAHII MAKU DEEQI WAAYEEN
      WAAYO WAXAAD KU QAFIIFTAY FAR DHEXE EE SORRY DABADAADA AYAA WEEYN EE GEEDI SHAAMBOO HAKU DEEQO.

      • DABO BEECSADE (OROMO DIREEYSAN) says:

        😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 WAA HALKII FABOOLE LAGU BATIIKHIYAY OO ARINTIISU FAR DHEXE WEEY KA WEEYN TAHAY EE DIGRIGIISA DAWARSIGAA HAYSKA SII WATO JINNIGA KALA QAADKA HAYA.DABOOLE MAANTA WAXAY KA SHIDANTAHAY SIR’LAANKA EE LAFO U DOONO WAA DADKAADIIYE DHAQAAJI JINNIYOOW 👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺

        • LAFARUUGAAWI says:

          Suulasha qabso

          Kkkkkkkkkjijiji

          Facking faqash faqash kuukuuyo qaaqawani addoonsato

          Kkkkkkkkkjijiji

          ciyaala suuq waligaaba caytan dambiilaad u qoraal egtahaye.
          Adna waann ku Heli doonnaa.

          as soon as possible.

          # snipers somaliland.com

  6. Waawareeyu waamaxay says:

    LAFO DHAFOORQIIQ RUUGE ☠☠☠☠☠☠☠
    WSRISEEY QABUURAHA MEESHII LAGA FAAGAY MIYAA MASE WAA PUP KHAMRI IYO JAAD.
    DABOOLE JINNI LAFAHII MAKU DEEQI WAAYEEN
    WAAYO WAXAAD KU FIFTY FAR DHEXE EE SORRY DABADAADA AYAA WEEYN EE GEEDI SHAAMBOO HAKU DEEQO

  7. Mohamuud says:

    uff uff waa dad nadaafad xun

  8. Maakhiri says:

    Hargeysa Waa meelyaableh Waxaay doonaanba
    Roobka haraaciyeene Dadka Aan doonayn
    Sland baanu iskunahay hajoohiyeen
    Dadkabadan oo kadhulwayn oo
    Taariikhdu jafacwayn inaaysheegtaa
    Waa umeelgaadhidla aan




script>
Dawladda Somalia Oo Magaca Hodan Naaleeye Ku Bixinasa Abaalmarin,
- Jul 16, 2019
Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ...
Daawo:-Cali khalif Galaydh Oo Hargaysa Ka Dhex ooynaya”Anigu Somalilander ayaan Ahay’
- Jul 15, 2019

Daawo::Markabkii Lagu Fashiliyay Ismaqiiqii Muuse Biixi Maxaa ka Soo Kordhay,
- Jul 15, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews }Dawlada Soomaaliya ayaa Si Aan lahayn Gabasho Jilbaha dhulka ugu dhufatay Taliska ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Oo Mar Kale Handaraabtay Somaliland,
- Jul 15, 2019
Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan viisaha xajka lagu bixin ...
Khayre Oo Wada Qorshe Awood Midaysan Loogu samaynaayo Galmudug iyo Hirshabeelle,
- Jul 15, 2019
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ...