dahabshiil

Yaa Ku xidhan Xabsiga Lagu Xidhay Ex Madaxweyne Al Bashiir

Madaxweynihii xukunka xooga looga tuuray ee dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa lagu xiray Xabsiga caanka ah ee Kobar oo kuyaala magaalada Khartuum ee caasimada dalkaasi.

Al Bashiir ayaa tan iyo markii xukunka laga tuuray ku jiray xabsi guri, waxaana Madaxweynaha hada lagu xiray xabsiga Kobar uu Al Bashiir intii uu xilka hayay ku xiri jiray Siyaasiyiinta mucaaradka.

Ciidamo badan oo katirsan Milatariga dalka Sudan ayaa la geeyay xabsiga lagu xiray Madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir si amaankiisa u ilaaliyaan, waxaana xabsiga lagu xiray Al Bashiir sanado badan ku xirnaa siyaasiyiin caan ah.

Xubno kamid ah Qoyska Madaxweyne Al Bashiir ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in xabsiga Kobar lagu xiray Madaxweynaha, waxa ayna xubnaha qoysa kamid ah ka gaabsadeen in ay ka hadlaan xaalada uu hada ku sugan yahay.

Milatariga xukunka dalka Sudan xooga kula wareegay ayaa shaaciyay in madaxweyne Al Bashiir ayaan lagu wareejin doonin maxkamad iyo dowlad shisheeye, waxa ayna sheegeen in gudaha Sudan lagu maxkamadeyn doono.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. WARAN says:

    Yaa la xidhan
    DICTATOR.

    Kastuumo faqash XAARMAAJO ha waydiiyaan .iyo berrito.

    # ciidanka cirka somaliland.com

    • WARAN says:

      DHALFARUUGAAWI/LAFARUUGAAWI
      DABOOLE AY HOOYADII DHASHAY DEBEDA GURIGA UGA SAARTAY KADIB MARKII AY UGA TAAGWEYDEY KHANIISNIMO IYO INUU FUTADIISA KIREEYO
      MOTHER FUCKER MAGACAYGA HAKU WAALAN IDIOT

  2. Kacaanboy21 says:

    WarlOrd. Mamulgobedka hargaysa 37 sano warlord. Miyadan ogayn. Farmaajo madaxweynha qaniga tikreega kuu diiday inaad utag to. Hantida shacabka dhacay. Guryahoidii. Xoog ku qatay afka tagaya. Caare kacararay. Mar na meel isku qaada
    Wuxuusha idoor.




script>
Dawladda Somalia Oo Magaca Hodan Naaleeye Ku Bixinasa Abaalmarin,
- Jul 16, 2019
Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ...
Daawo:-Cali khalif Galaydh Oo Hargaysa Ka Dhex ooynaya”Anigu Somalilander ayaan Ahay’
- Jul 15, 2019

Daawo::Markabkii Lagu Fashiliyay Ismaqiiqii Muuse Biixi Maxaa ka Soo Kordhay,
- Jul 15, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews }Dawlada Soomaaliya ayaa Si Aan lahayn Gabasho Jilbaha dhulka ugu dhufatay Taliska ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Oo Mar Kale Handaraabtay Somaliland,
- Jul 15, 2019
Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan viisaha xajka lagu bixin ...
Khayre Oo Wada Qorshe Awood Midaysan Loogu samaynaayo Galmudug iyo Hirshabeelle,
- Jul 15, 2019
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ...