dahabshiil

Madaxweyne Farmaajo Oo Dagaal Hoosad La Galay Reer Puntland

Taniyo intii la doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajo, bishii Febr. 8, 2017, waxaa si xoogleh usoo if-baxday in dadka reer Puntland ee ka shaqeeya Hay’adaha Dawladda Federaalka ah si gaar ah loo beegsado. Muddadaas kooban ee Dawladdu jirtey, waxaa xilalkoodii waayey tiro badan oo reer Puntland ah oo isugu jira diblomaasiyiin, saraakiil sare oo rayad ah, siyaasiyiin caan ah iyo saraakiil ciidan.

Arrintan ayaa lagu tilmaamay sifayntankii labaad oo si gaar ah loogu beegsado dadka kasoo jeeda Gobolada Puntland, taniyo dhamaadkii 70-aadkii iyo bilowgii 80-aadkii xilligaas oo Dawladdii kacaanku arrimo siyaasadeed awgeed u faquuqday deegaanada Puntland, oo ay ku tilmaantay “kacaandiid”. Taas oo markii dambe horseeday burbur iyo qalalaase aan weli Soomaaliya kasoo kaban.

Magacyada dadka la eryey Illaa intii Farmajo la doortay:

1. Cabdi Faarax Juxa, oo ahaa Wasiir aaminsan in waddanku federaal yahay awooddana la qaybsado, inkasta oo lagu badelay Axmed Cawad oo ka soo jeeda Puntland, walise aan la buuxin jagadii uu baneeyay


2. Bashiir Ciise, Gudoomiyihii Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, oo lagu badelay mudane ka soo jeeda Soomaaliland oo aan la marsiin tartankii ay dawladdu qorshaysay in la maro


3. Jamaal Maxamed Xasan,  Safiirkii hore ee Nairobi u fadhiyey Soomaaliya oo Wasiir noqday, oo booskiina lagu badelay Maxamuud Nuur Tarsan oo ka soo jeedda gobolka Banaadir.


4. Safiir Axmed Ciise Cawad, Safiirkii Washington u fadhiyey Soomaaliya oo Wasiir noqday welina aan la buuxin jagadiiisii, laakiin aan xogta ku hayno in loo wado mudane ka soo jeeda Soomaaliland.


5. Safiir Yuusuf Ismaaciil Bari-Bari Ilaahay ha u naxariisto, oo qarax lagu dilay magaalada Xamar Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey Geneva , waxaa lagu badelay Marwo ka soo jeedda gobolada Dhexe


6. Axmed Dayib Nuur, Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Maaliyadda.


7. Maxamed Keynaan, Xoghayihii Joogtada ee Xafiiska Raysul Wasaaraha


8. Sonkor Geyr, Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga


9. Maxamed Cabdiwahaab, Agaasimihii Guud ee Arrimaha Federaalka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha


10.  Axmed Cabdullahi sheikh, Taliyihii Ciidanka Danab


11. Cabdirisaaq Xidig, Agaasimihii Guud ee Haya’dda Cimilada Soomaaliya (Environment)


12. Amiin Xaaji Kheyr, ku-xigeen-kii Haya’dda Nabad Sugidda.


13. Cismaan Yusuf, Agaasime ku-xigeenkii Haya’dda Duulista Hawada


14. Axmed Faarah Yare, Agaasimihii Waaxda Tebinta Siyaasadda (Policy Delivery) ee Xafiiska Raysul Wasaaraha


15. Xasan Qacle, Xoghayaha 1-waad (First Secretary of Somali Embassy), Safaarada Turkiga, Ankara, oo laga qaaday


16. Faarax Walanteeri,  Agaasime Waaxeedkii Maaliyadda ee Wasaaradda  Caafimaadka

Haddaba su’aashu waxay tahay maxay galabsadeen reer Puntland oo gaar ku ah? Ma shabaddii qaran-dumiska  iyo kacaan-diidka ayaa markale lagu dhuftay?

Maxaa la gudboon reer Puntland oo xooggoodii, xoolahoodii iyo waqtigoodiiba geliyey sidii loo heli lahaa Dawlad Soomaaliyeed oo dib-u-dhalata?

Waxaa kaloo is-weydiin leh maxaa ku dhacay xildhibaanadii iyo siyaasiyiintii Puntland ku metelayey Dawladda Federaalka ah? Maxaase ku dhacay Dawladdii Puntland oo la dhisay 20 sano kahor si ay u ilaaliso danaha dadka reer Puntland?

Waxaa si weyn u muuqata inaan 20 sano kadib Puntland wax saamayn iyo tixgelin midna ku lahayn siyaasadda Federaalka, loona baahan yahay in dib-u-xisaabtan iyo wax is-weydiin ay reer Puntland yeeshaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 18)

  1. WARAN says:

    YAA!!.
    QOLAMAA TAHAYAA?!!.

    Kkkkkkkkkjijiji

    Kuwani Kastuumo web site faqash Faqash wax ku soo xarxariiqaa caadi ma aha !!!.
    XAAR MAAJO addoosado MUSE SUUDI YALAXAW ayay ku waasheen .

    • Waawareeyu waamaxay says:

      WAXAAN LA YAABANAHAY QALDAANKA SOO DHUMAY OO HARAADKA DILAY.BAL FIIRIYA GARICII LAFEESTE AHAA OO DHUUSE XILDIID SOO DIRSADAY.
      .

      • Dhuuse Xildiid says:

        Daboolayaahu waa hal ninoo garac lasoo tuurayaa oo qabuuraha ka dawasado kasoo Geedi SHAAMBOO wareersan ah

      • LAFARUUGAAWI says:

        Can you discribe QALDAAN?!!.

        inaadeertaa oon dhabta ku HAYSATO ayaa ii sheegtay !.?

        Kkkkkkkkkjijiji

        Ha habsaamin

        # wadnahaa i dhaglee/hees.com

  2. Xaaji xarago says:

    Markii horeba waxaasoo xil ah sharci MA ahayn inay wada hayaan…. Gudoomiyaga bangiga… Iyo… Safiirka maraykanka Sharci maaha umana qalmaaan

  3. Guulwade says:

    Farmaajo waa sax an yahay waayo sool waad xorayn wayeen. Puntland madaxweynha waxaa qata Maxamuud saleebaan. Dhulbahante warsangali leelkase awrtable madaxweynha mgayaan. Madaxwyne qaata laakiin. Jegaanta tsool tukarq qabsadeen hada sool usoo socdaan. In wax walba qaataan. Jegaanta idin bacsato .20o wiil dacisa. Dadkiina bosaso kulayso. In jago la idin siiyo. Ma istajilan faan baad rabtaan inaad wac kuqaataan. Gaas. Intuu iskacelin wayay. Faysal cali waraabe. Inaad farmaajo isku tagtaan. Harti waa khalad. Waa mareexaan baad la xanaqasan tihiin ogaada guusha farmaajo gaari waayo majeerteen heli mayaan besha galmudug kabaqa waligiin. Galkcyo. Walee idoor iyo habargidir. Way ka adag yihiin. Majeerteen iyo siyasigooda. Markay arkaan. Habargidir in dhaha hoos uroga. Oo leelkase. Baad ka adagtihiin. Idina waxa idin ka adag wiilasha sacad galmudug.

    • Katalaanland says:

      ISKA DAAYA BASAASIINTA JEEGAANTA WAY HARAADANYIHIINE.DABOOLENA BEECIISA HA WATO AWALBA GARAC SOO LUMOO AHAA OO CIISE FUQURAA.

  4. Kacaanboy21 says:

    Puntland gaas dani karsh cameey. Harti cumur cabdirashid .faroole .majeerteen dhulbahante warsangali. Iskuwada dar .islama celinkaraan. Jegaanta. Waxay isku tagi yaqaanaan. Mareexaan leekase. Aduunka meesha ay rag meel logu soo hagaago malaha waxaan hubaa. Sanaag jegaanta qabsato. Besha sacad fiqi qabsan doono gaalkacyo waxaad arkI doontaan. Puntland oo leh yaa daraod ahay. Daroodkee. Markaad jsbisen.

  5. Waawareeyu waamaxay says:

    WAXAAN LA YAABANAHAY QALDAANKA SOO DHUMAY OO HARAADKA DILAY.BAL FIIRIYA GARICII LAFEESTE AHAA OO DHUUSE XILDIID SOO DIRSADAY.
    .

    • Katalaanland says:

      ISKA DAAYA BASAASIINTA JEEGAANTA WAY HARAADANYIHIINE.DABOOLENA BEECIISA HA WATO AWALBA GARAC SOO LUMOO AHAA OO CIISE FUQURAA.

  6. Ahmed says:

    DABOOLEYAAL SNM AMA BEESHA DHEXE.QOLKA DAAROOD MA WUXUU RABAA IN KA DHEX OOYO MIYEY RABAAN???

  7. Dhuuse Xildiid says:

    Daboolayaahu waa hal ninoo garac lasoo tuurayaa oo qabuuraha ka dawasado kasoo Geedi SHAAMBOO wareersan ah

  8. Binary Operation says:

    xaarmaajo belaaya kaga dhacday maraykanka. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    https://www.bbc.com/somali/47962545

  9. Binary Operation says:

    Dowladda Mareykanka oo soo saartay digniin saameyn karta madaxweyne Farmaajo

    Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa hooraantii bishii Maarso ee sanandkan soo saartay amar ku aadan muwaaddiniinta Mareykanka ee xilalka saameynta siyaasadeed leh ka haya dalal kale.

    https://www.bbc.com/somali/47962545




script>
Dawladda Somalia Oo Magaca Hodan Naaleeye Ku Bixinasa Abaalmarin,
- Jul 16, 2019
Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ...
Daawo:-Cali khalif Galaydh Oo Hargaysa Ka Dhex ooynaya”Anigu Somalilander ayaan Ahay’
- Jul 15, 2019

Daawo::Markabkii Lagu Fashiliyay Ismaqiiqii Muuse Biixi Maxaa ka Soo Kordhay,
- Jul 15, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews }Dawlada Soomaaliya ayaa Si Aan lahayn Gabasho Jilbaha dhulka ugu dhufatay Taliska ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Oo Mar Kale Handaraabtay Somaliland,
- Jul 15, 2019
Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan viisaha xajka lagu bixin ...
Khayre Oo Wada Qorshe Awood Midaysan Loogu samaynaayo Galmudug iyo Hirshabeelle,
- Jul 15, 2019
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ...