600 Puntland oo mamnuucday soo dejinta iyo ka Ganacsiga Hubka | khaatumo news online
dahabshiil

Puntland oo mamnuucday soo dejinta iyo ka Ganacsiga Hubka

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay inay mamnuuceen soo dejinta, dhoofinta iyo ka Ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan iyo waliba Agabka kale ee Ciidamada ay isticmaalaan.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Puntland Cabdi Samad Maxamed Gallan oo lagu tixraacayey Digreeto Madaxweyne ayaa waxaa lagu mamnuucay soo dejinta, dhoofinta iyo ka Ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan.

Sidoo kale dadka hubeysan ayaa lagu amray inaysan geli karin Garoomada Diyaaradaha iyo dekadda Magalada Boosaaso,hayeeshee ay la geli karaan kaliya mas’uuliyiinta dowlad Goboleedka Puntland.

Amarkaan ayaa waxaa la ogeysiiyey, Taliyeyaasha Ciidamada, Guddoomiyeyaasha Gobolada iyo degmooyinka Puntland, iyaga oo lagu amray inay fuliyaan Amarka kasoo baxay Wasiirka Amniga Puntland oo tixraacaya amar horay uga soo baxay Madaxaweyne Siciid Deni.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Yusuf says:

    Sidaa waa in ay ku quustaan kuwii ku riyoonayay ama sugayay xaraynta beenta ah ee gobalada Sool iyo Sanaagta Somaliland. Sharcigani waxa uu toos u hayaa taliye Xaarre iyo kooxdiisa oohub badan oo sharci dark ah ku dhex haysta Puntland iyo Faysal oo isna caymadka huba la soo gala Puntland.
    Dr.Dani wuu ku mahadsanyay adkaynta nabadgalyada Puntland iyo nabagalyada guud ahaaneed ee gobalka oo Chan.

  2. Yusuf says:

    gobalka o dhan.

  3. NUUR BAQAYAALE MIRIDHOOW DOOBIR says:

    WHAT?!.

    Madheerteenia hub sharci darro ah ayay ganacsadaan.

    Budhcad badeed+dhul safaris qawlaysto+kufsato=Buqleen.

    Hub culus ma haysaan oo raqiisa anaa idinka iibsanayee.

    Kkkkkkkkkjijiji

    Yamen bililiqadeedii uun IGA dheh.

    # ciidanka cirka somaliland.com

    • WARAN says:

      Kastuumo faqash

      Biddoodka gobolka nugaal inay budh cad badeed iyo bililiqayto yihiin adduunyadoo dhami way ogtahaye.
      Nooc kale ma haysaan??!!.

      #hubka culus Somaliland.com




script>
Daawo sawiro:: Garoonkii Baraawe, Ee Khayre Sheegay In 4 Milyan Oo Dollar Ku Baxday Oo Muqaal kale yeeshay 19 Bari Kadib
- Mar 27, 2020
Muqdisho{ Khaatumonews }10 Bishan aan ku jirno ayay Ahayd markii Raysal wasaaraha ...
Imaaraadka Oo Diyaarad Drones Ah laba Jeer Dulmariyay Xarunta NISA Ee Muqdisho,
- Mar 27, 2020
Diyaarad Drone ah, oo aan la xaqiijin cidda iska leh, ayaa galabta laba jeer ...
Deg Deg Daawo:Puntland Oo Qaaday Talaabo Ay Ku Farxen Shacabku.
- Mar 27, 2020
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, ayaa shaacisay in laga bilaabo lixda Makhribnimo ee Sabtida berriya ...
Daawo:Booliska Hindiya Oo Budh kaga Saaray Salaadi Jimce dad Ku Dukanaayay Masaajid,
- Mar 27, 2020
Kadib markii uu caalamka wareershay Caabuqa Corona islamarkaana la diiday in la isugu yimaado ...
War Deg Deg Ah:Qofkii Sadexaad Oo Laga Helay Muqdisho Coronavirus
- Mar 27, 2020
Wasiirka caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur oo goor dhaw la hadashay warbaahinta ...