dahabshiil

Deg Deg:Alshabab Oo Xayirtay Dekeda Muqdisho,

Shaqada Dekadda Muqdisho oo ah Isha ay Dowladda Soomaaliya ka hesho lacagaha ugu badan ayaa xayirneyd  muddo Seddex Maalin ah.

Sida ay Khaatumonews ogaatay Shaqada Dekadda Muqdisho ayaa u xayiraneyd Β Kooxda Al-Shabaab kadib markii ay Ganacstada Maraakiibta soo dajisato u sheegtay inay ka rabto Canshuur la mid ah Midda ay Dowladda Soomaaliya siiyaan.

Al-Shabaab oo isugu yeertay Ganacsatada Dekadda Muqdisho wax kala soo dago ayaa  u sheegtay inaysan sii socon karin inay Dowladda Soomaaliya kaligeed Canshuur ka qaadato Dekadda Muqdisho.

Al-Shabaab ayaa ganacsatada ku amartay inaan Alaab laga dajin karin Markab aan Canshuur la mid ah midda Dowladda laga siinin kooxdaan dagaalka kula jirto Dowladda Soomaaliya ee Al-Shabaab.

Kooxdaan ayaa ganacsatada ugu hanjabtay in tallaabo laga qaadi doono haddii ay alaab kasoo dajiyaan Markab aan lacag laga siin.

Amarkaas ayaa keenay inaysan Dekadda Muqdisho shaqeyn Seddexdii Maalin ee ugu dambeysay, waxaana la arkayey Maraakiibta oo Dekadda iska taagan isla markaasna aan wax alaab ah laga dajineyn.

Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey, Shaqadda Dekadda ayaa Maanta dib u bilaabatay kadib heshiis dhex maray ganacsatada iyo AL-Shabaab inkastoo Shalay Hal Markab la dajiyey.

Markii ugu horeysay Shalay ayey shirkad kamid ah kuwa Dekadda Muqdisho wax kasoo dajisto bilowday inay Maraakiibteeda alaabta ka dajiso kadib markii la sheegay inay wada hadleyn Kooxda Al-Shabaab.

Sidoo kale Saakay dhammaan ganacstada ayaa si wadajir ah u bilaabay inay dajistaan alaabtooda mudada seddexda maalin ka xayirneyd.

Sida ay illo xog-ogaal ah u sheegeyn Khaatumonews, Ganacstada iyo Al-Shabaab ayaa ku wada heshiiyey in Canshuur laga siiyo Maraakiibta kasoo dagto Dekadda Muqdisho inkastoo aan la ogeyn inay ganacstada bixinayaan in la mid ah inta ay Dowladda Soomaaliya siiyaan.

Dekadda Muqdisho ayaa ah isha koowaad oo ay Dowladda Soomaaliya ka hesho lacagaha ugu badan iyadoo bil kasta ay kasoo xarooto lacag Malaayiin Dollar ah.

Kooxda Al-Shabaab ayaa awal lacago ka qaadi jirtay Shirkaddaha waaweyn ee ganacsiga balse waa markii ugu horeysay oo ay dalbato in Canshuur laga siiyo Dekadda Muqdisho taasoo muujineyso tabardarada Dowladda dalka ka jirto.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. NAALEEYE AHMED says:

    Warka beenta Kastuumo faqash faqash dhaaf.

    • LIBAAX LEGDE says:

      Baadda soo bixiya faqash kuukuuyo qaaqawani addonsataay!..
      Kkkkkkkkkjijiji

      # Allaw dhawr somaliland.com

      • Libaax Ciije says:

        MA JEEGAANTA DHUUSE ILDAB (MUUSE HANDARAAB)BAA WAX SUGAYA NINKA MUWAADINKIISII XARAASHAYA OO PASSPORT DHAAFSADAY SHACABKIISA.DHOOHANE GANACSATO AYAAD KA HADLI HEER WAXAA LA GAARAY SIRDOON JABUUTI UU WADANE REER XAARGEYSA UGAARSADO UU CIIDAN KUSOO DAADIYO XAARGEYSA.

    • Katalaanland says:

      WALLEE BEEN KUMA SHEEGIN INUU DHUUSE XILDIID RUUFIYAAN U YAHAY.πŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ˆπŸ‘ˆ
      JINKII DABOOLE WAA KAAS .πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜†πŸ˜€πŸ˜€

  2. dhoodaan says:

    dawlada taagta daran ee vila muqdisho aan dhaafin ayay kutusaysaa inaanay awood ulahayn inay amaanka ganacsatada sugto ganacsataduna xaqbay uleeyihiin inay ciddi amaankooda sugasa cashuurta siiyaan sida xarakada mujaahidiinta ah ee alshebaab

    • Libaax Ciije says:

      MA JEEGAANTA DHUUSE ILDAB (MUUSE HANDARAAB)BAA WAX SUGAYA NINKA MUWAADINKIISII XARAASHAYA OO PASSPORT DHAAFSADAY SHACABKIISA.DHOOHANE GANACSATO AYAAD KA HADLI HEER WAXAA LA GAARAY SIRDOON JABUUTI UU WADANE REER XAARGEYSA UGAARSADO UU CIIDAN KUSOO DAADIYO XAARGEYSA.

      • Katalaanland says:

        WALLEE BEEN KUMA SHEEGIN INUU DHUUSE XILDIID RUUFIYAAN U YAHAY.πŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ˆπŸ‘ˆ
        JINKII DABOOLE WAA KAAS .πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜†πŸ˜€πŸ˜€

  3. DAACAD says:

    Hadaan dekadii caasimada soomaaliya wax lagala soo degi Karin.
    Yaa ka taliya xamar oo xukuma? Farmaajo???????.

  4. LAFARUUGAAWI says:

    Faqasheey caqli la, XAAR MAAJO waydiiya halkuu madaxweynaha ka yahay.

    # qaranka dhidibada.com

  5. LAFORUUGAAWI says:

    DHUUSE XILDIID WEEYDII ASAGAAD U DAWARSATAAYE.HHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH.

  6. Katalaanland says:

    WALLEE BEEN KUMA SHEEGIN INUU DHUUSE XILDIID RUUFIYAAN U YAHAY.πŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ‘ˆπŸ‘ˆ
    JINKII DABOOLE WAA KAAS .πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜†πŸ˜€πŸ˜€




script>
Deg Deg Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Weeraray Beesha Calamka iyo Mucaaridka Xili Nairobi Shir Adag ka Socdo
- Apr 21, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta mucaaradka & ...
Hogaanka Maamulada Oo Beesha caalamka u gudbiyay Dhaliilaha DF & Labo qodob oo ay ka doonayaan Caalamka,
- Apr 21, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inay wali socdaan kulamada ...
War Deg Deg Ah Daawo:Lix Qarax Oo Ka dhacay Kaniisad iyo Khasaare Baaxad leh Oo ka dhashay.
- Apr 21, 2019
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen ilaa 200 ...
Deg Deg::Raysal Wasaare Khayre Oo Beeniyay War laga Faafiyay,
- Apr 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal, ayaa la waydiiyay ...
Daawo:Fadeexad Hargaysa ka Soo Muuqatay
- Apr 21, 2019
magaalada Hargeysa ayaa maalmihii dambe waxa ka curtay roobabkii Gu’ga, iyadoo maalintii Jimcihii uu ...