dahabshiil

Deg Deg Daawo:Caare Hanjabaad Culus Soo Diray,

Taliyaha Jabhada Dulmi Diid Kornayl Caare ayaa Shir Jaraa’id u qabtay uga hadlay arrimo badan oo quseeya xaalada deegaanka Somaliland iyo xaalada haatan ee Jabhadu ku sugan tahay iyo xiisada Ganacsade Geelle arab iyo maamulka Jeegaanta,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    Viva madaxda HY ee xaq u dirrirka waligood ahaa, @ hurdo la,aan Nuuse shaaaaaniya !!

  2. axmed says:

    major general caare markuu hadlo kooxda jeegaanta ee dhediga isaaq dhiig kar ayaa ku dhufta waayo waa waxaan kalsooni lahayn oo hadba cid ku soo daba gabadee inta ayr ee dhul bahantaha ah ee horgalada u ah ayey ku joogaan laascaanood malaha wax geesinimo ah oo dagaal ku geli karaan waa maryo alool ilaa oromo ay ku jirto mana sii jiri karaan wakhti dheer waanay soo afjarmaysaa sheekadoodu

  3. FAQASH LIQE says:

    # allow dhawr somaliland.com

    Cafis ma rabtaa somaliland Republic way socotee?ll.
    Dibna Uma baaba,aysee.

    # hadii aanan dhulkaygoow somaliland.com

  4. Yusuf says:

    Somailland way dhaaftay hanjabaada rag aan dagaalamayn oo naagihii ay qabeen kaxaysan kari waayay ee aanu habayn iyo maalinba halkan kaga dawayno cudurka kacsiga ee aadka uugu raagay yaa xayawaankii sika dhiibay Qardhoow.

    • GENERAL LAFARUUGIIWI says:

      Kkkkkkkkkjijiji

      Cayda yaree waad xanaaqsan tahee !!.

      Yusuf

      ma askari baa tahay sidaydoo kale oo Nabad sugidda somaliland Republic ah?!..

      Waliba Muqdisho jooga oo faqash faqash kuukuuyo qaaqawani addoonsato SOMALO daba gala.
      anigu daba gaab baan Ka banjiriyee Dee seeddiyaashay cayda Ka yaree.

      # commandos Ka somaliland.com

  5. Jaamac says:

    Kani waa nacas waayo. Arimo aanu shaqo kulahayn lagana hedhiiyay ayuu ka hadlaya. Markii warsangeli. Diiday.
    Reer qardho eryeen. Ayuu garoowe tegey. Dhowaana reer garoowe way. Eryayaan. Markaadu ila muqdisho. Tegi. Ugu danbeestana. Hargaisa ayuu ku soo noqon

  6. RAAMALEEY says:

    Daalay habaryoonista maxaa loolahaa WAA dad TALO KUWADA nool maxaa loo Lahaa WAA GEESIYO IYO bahaa bahaa Walahay MALAA MUSE BIIXI IYO BEESHIISAA KULEH ODAYADII HIRE WAXAY SHEEGI JIREEN MAANTA MAJIRTO DHULOOS IYO HABAR YOONIS AMA GARXAJISBA WAXAA LOO HELAY KALA QAYBI OO XIKUN JEEGAAN AWAL IYO HABAR JELO RAG TASHADAY OO 30 BALANTAY WADA GALEEN KA BIXIN DHEH RUNTII LABADAAS REER WAXAY KU HESHIIYEEN 1995 WAA SOCOTAA 20019

  7. LAFORUUGAAWI says:

    HY WALIGIINBA QAAAAAAQ KU JIRA MUUSE BIIXI
    BAA IDIN XAKUMI IYO JEEGAANTIISA OO IDINKANA MIDH-MIDH BAA LAYDIIN SOO QABAN TUUGAYAHAY DULLIGAA.
    @ MUUSE IIGEEYA OO HY CANAADIIRTEEDA XASUUQA.

    • GENERAL LAFARUUGIIWI says:

      KKKKKKKKKJIJIJI
      Mrs

      Naa sow taan mehekii Garoowe Dahabshiil on line kuu soo dhigay.

      # ha I raadsan/here.vom

    • NUUR BAQAYAALE MIRIDHOOW DOOBIR says:

      Kkkkkkkkkjijiji
      Fucking crayzi

      hawdo

      Sigaarka Embassy ma cabtaa?!!.

      Kkkkkkkkkjijiji

      Buurigaaga daanka gasho

      Allow aanan jaad cunin Sigaarna cabin.

      meel lagu cunama ma joogee.

      # qaranka dhidibada.com

  8. DULLI JEEGAAN says:

    DEE KHANIISKII LUMAY OO DABADIISA MACIIN BIDAY IYO BASAASIINTIISA BAA SOOMA JEESTYAASHA QABAN KARA.HUUNO QABUURAHAAGA ISKA FARSAMAYSO LAFARUUGAAWI.




script>
Deg Deg:Dhul-Gariir ku Dhuftay Qeybo Puntland Kamid ah,
- Jul 15, 2019
Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude, ayaa Axaddii shalay ruxay gacanka GARDAFU’ oo kala qeybiya ...
Deg Deg:Raysal Wasaaraha Canada Oo Ka Hadlay Geerida Hodan Naaleeye
- Jul 15, 2019
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii naxtinta laheyd ee ku ...
Daawo:Wasiir ka Socda Dawlada Somalia Oo Shir Ka Furay Garoowe,
- Jul 15, 2019
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo ...
Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Jaaliyadda Reer Sweden Ee Dagan caasimada Dalkaasi ee Stockholm ayaa isugu ...
Deg Deg:Kenya Maxay Ka Tidhi Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Dowladda Kenya ayaa arrimo siyaasadeed uga faa’iideysatay weeraradii iyo qaraxyadii Al-Shabaab ay ka fulisay ...