dahabshiil

Deg-deg Daawo Muqaal:- Maxaa Sababay Kufsiga & Dilalka Ka Jira Puntland?

Khaatumo News(Garoowe) Deeganada Puntland waxaa bilihii udambeeyay ka dhacay kufdiyo iyo dilal foolxun, oo lagula kacay hablo isugu jira da’yar oo qaarkood sagaal jir yihiin iyo kuwo xaamilooyin ah oo la kufsadey lana dilay.

Halkan Ka daawo Muqaal

Falalka kufsiga ayaa kusii badanaya deeganada puntland mana jirto ilaa haatan cid sharciga la hor keenay

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Mo says:

    kuwii gabadha yar ku googooyey gaalkacyo xaggee warkoodu ku dambeeyey, dhammaantood waa dhabayaco, xaalkoodu xaggee ku dambeeyey, yaa maqlay cid ka hadlaysa, dhabayaco waa gun aan lahayn dadnimo iyo geesinimo ay ku fuliyaan saraynta sharciga.

  2. Guulwade says:

    Hargaysa kufsiga uhoreeyay samSam. Sanadiradii weeye. Jegaanta kufsatay xagee kudanbaysay samSam yareey. Kufsi wuxuu kayimid hargaysa yo gee rash ayn ta musiga.

  3. Abdirashid says:

    Puntland iyo shacabkoda iyo mamulkoduba wa wada gob e mashrucan kufsiga waxa dabada ka wada kuwa alshababka iyo dacishta puntland ku so daabula wana jeeganta iyo dabo dhilifka ay ku qarabtan wana la so afjaraya soon hargeyso kufsiga la ismaba weydiyo hiddo dhowr iyo beerta libaaxa wa labo club o sarajoga la isku boobsiyo fusqi kufsi iyo club curdinka salka loga so rido hargeysa can ku ah

  4. Garoowe man says:

    Waxaa sababay waa ciidamo u shaqeeya yuhuuda iyo gaalada . Dawlada imaaraadka oo yuhuuda wakiil ka ah ayaa waxaas samay sa. Denina waa nin ka mid ah sirdionka gaalada . Hawshana waxaa looga gol leeyahay waa in laqaxiyo dadka muslimka ah wadankana ladejiyo kiridtanka itopia. Markaa arinkan gaaladu waxay ku fuliyeen wadamo badan oo islaam ah. Dhaliin yaradana waxay ka djigayaan jawaasiis iyo kuwo khaniisiin kii bedelo. Dhibaatooyinka cusub waxaa ka mid ah in dhaliintii reer puntland iyo somaliland iyo dhamaan wajeer kilinka jabuuti in laga wada dhigay wiilashii naago .!! Wiilkasta guskii iyo xubinkii taranka ayaa laga bixiyaa naasana waa loo sameeyaa sidaad waxay gaaladu uga gol leeyihiin inay wadanka qab sadaan oo lawarergaan dhaliintii soomaaliyeed hawshaas ayaa lagu wadaa si xawli ah dal iyo dibad ba. Puntland hawsha ugu badan bay kawadaan. Somaliland iyo putland waxay ahaayeen deegaanadii gaalada weligeed laga jeclaa. Lagana doo dhawayn jirey . Laskiin nasiib daro maanta dhulkoodii waa lala wareegey ragaoodiina guskii inta laga guray ayaa siil loo wada sameeyey ragoodii . Kufsigan lawadana waxaa fuliya ciidanka ar gagaxisada ladagaalama say dhahaan. Denina hawshaas dhamays tirkeeda ayaa loo keenay
    Markaa kufsigu wa qorshe weeyn oo gaaladu ka danbayso. Maamulka Ayaan’s wax kawada hasha.waana qorshe lagu rabo in dhulka laga qaxiyo dadka muslimka ah . Waayo qurbo joogtaa ayaa waxay bilaabeen inay caruurihii lasoo qaxaan markiii ay arkeen in caruuro badan khaniisiin laga dhigay gaar ahaan wiilashii oo guskiina laga wada bixyey siila loo wada sameeyey . Markaa soomaalay hurudooy lay noo yashey.




script>
Deg Deg:Muuse Biixi Oo Dagaal Iclaamiyay.
- Sep 21, 2019
Golaha wasiirada Maamulka SNM oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si adag ...
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...