dahabshiil

Daawo:’Warsangali waxay kala Doorten muuse iyo Deni’

Xildhibaan Indho indho kamid ah Horgalada maamulka Jeegaanta ayaa ka hadlay Isimo warsangali ah oo soo gaadhay Deegaanka Hargaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaana u sheegay indho indho inay kala doorten isimadanu madaxweyne Deni iyo Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 23)

  1. Kacaanboy21 says:

    Tarikhdxumada harti. Ogaada jegaanta. Inay aarsadaan rabaan. Dhulbahante iyo warsangali deganadooda dul tagan thiin sida amison. Jegaanta kuwa muqdsho taga waxay yirahdaan way shaqa tageen. Laakiin. Dhulbahante warsangali siyasigooda caqli malaha waxa lagu yiri dhulkiina dadkiina keena. Waxa caqlibadan kuwa jegaanta ee muqdsho jooga oo yirahdaan waan soo shaqa tagay laakiin kuwan. Dhulkoodii xiniyahodii. Shacabkaooda. Bada dooda in laqabsada larabaa hadal macaan. Siydada snm waa mid fog. Abaar kadher hawsha ay wadaan. 3 harti kalajar ayaan. Jegaanta juquraafiga. Burco ila gabileey 150 km degaan cabirka hoose. Dhulka. Dhinacwalba. Laakiin waa dhul doono yo gumaysiga uusan fahmaan siyasoda. Hargaysa jooga shilimaad baa u daran. Garoowe laga qixi .waa hadal wayn. Ninka garoowe neceb. Dhulbahante iyo warsangali calwad siin maayo.

    • LAFARUUGAAWI says:

      Warsangeli was reer Somaliland.

      Somaliland Republic na qabyaallada way Ka koreen.

      # allow dhawr somaliland.com

      • WARAN says:

        DHALFARUUGAAWI ILAAHAY BAAD BEEN U SHEEGTAY LAAKIIN DABOOLE MIYAADAN OGEYN INUU ILAAHAY BEENTA UYO QOFKA SHEEGABA UU NECEBYAHAY? MA IIDOOR BAA QABYAALADII ISKA DAAYEY ? MALAHA FUTADAAD KA HADLAYSAA !!
        QABYAALADA IIDOOR KA BAASAY YAY KU HADHAY? INTAAD BEENTA ISKA DAYSID FUTADAADA U TALI

    • Yusuf says:

      Kacaanyare
      Adeer shalay baad dhalatee taariikhda Harti woqooyi iyo dirka woqooyiga marka hore soo baro dabeetana hadal yaa miskiin.

  2. axmed says:

    waa shaxxad doon busaaradysan warsengalina ma matal

    • Yusuf says:

      axmed
      Odayaasha dhaqanka iyo madaxda sharafa badan ee Warsangali nooga daa cayda, dhilladii ku garcatay baa shaxaad kugu soo korsaye.

      • GENERAL LAFARUUGIIWI says:

        Kkkkkkkkkjijiji

        My real name is Yusuf!!.
        🌌🚀🛫🛩🛩🛬🛫

        Faqash faqash kuukuuyo addoonsato dhebiga u qaran jiray
        Oo futada qayasaraan Kala dhici jirey intaan dhaho dhigtoonow dibu jeeso beerka u seexiyo.

        Laakiin reer Lafaruug ah oo samada Ka soo dhacay .

        # dagaal snm.com

        # qaranka dhidibada.com

    • LAFARUUGAAWI says:

      Warsangeli
      Ma Idaacad baa !!.
      Waligay maan maqal’e.
      Kkkkkkkkkjijiji

      # aarka maanta.com

  3. dhoodaan says:

    odayaasha iyo wax garadka gobolka sanaag mesha aya danta shacabkoodu ku jirto ayay doorteen waxay ogadeen maamulka taagta daran ee madheertenia inuu qoys yar u xidhan yahay halka somaliland ay ku midaysan yihiin beelaha isaaq, samaroon, ciise, fiqishiini , gabooye ,dhulbahante , warsangali

  4. Kacaanboy21 says:

    Jegaanta matagaan karaan inay harti. Dhulkooda. Sheegtaan rabaan. Walahay gumayta idoor ninka xariga kafura waxbadan way kashslaayi. Gaalada cadaanka rabaan inay beec geeyaan sool iyo sanaag. Dhukood kuyar jegaanta. Juquraafiga burco ilaa gabileey 150 km degaan. Caqligooda harti kalajar ayaan .qabriga allaah ha unaxariisto sheekh cAbdiraxman darood. Rabaan inay qabsadaan oo yiraahdaan darood. Ninkay kasoo farcameen. Idoor. Isagoo nool qadan wayeen. Oo rag badan kudhaadeen 1600 sano kahor. Maanta. Rabaan inay aarsadaan waayo rag badan oo kablalalx. Leelkase awrtable harti ku dul dagalam een. Jegaanta doonayaan inay qabsadaan 2019 shekada waa kawayn tahay. Waxay rabaan jegaanta ogaada. Hadii warsangali taas yeelo darood. Ana harti waa jabeen. Waliba waa laxasuyqaya.agaalkas jegaanta waxa laga dilay rag badan. 00 ilaa 500 haraysa. Waa dagaalkii ugu kharara. Harti iyo jegaanta. 1600 sano kohor wali tii bay. Rabaan inay sanaag warsangali kaqadaan .

  5. Guulwade says:

    Jegaanta. Kacaankii bay rabaan inay ka arsadaan. Dhulbahante iyo warsangali iyi habaryoonis. Laakiin. Dhulka dhulbahante iyo warsangali. Waa lahubaa. In xuduuda ay rabaan. Waa yoocada iyo xuduuda bosaso. Kadib dhulbahante iyo warsangali. Markay xasuuqa an. Bay somalinimo ogalaan. Tasa kenatay inay diidaan. In ay deganadooda ku ekadaan. Hargaysa iyo burco. Waxa cadayn u ah garoowe laga qixi. Iyo wiilal dhiboow cidan laga saaray oo usocda. Sanaag warsangali. Lakiin kuwa utagay. Ma ogo waxay snm rabto. Maamulka hargaysa 7 nin ee u saraysa waa snm. Jegaanta. Aan ogaano. Dhulbahante horuu u jabay. Ee warsangali. Oo dabaqoodhi u ah wiilal yayr oo ay soo wadaan oo hub iyo gadiid sugaya. Muda aan fogayn. Waxay rabaan inay basaso. Ashabaab iyo daacis gacan siiyaan.

  6. Hassan says:

    Warsangli waxay kala doorteen dalkooda hooyo ee Somaliland iyo dawladda saaqiday ee aan magaceeda mooyee dhulka ka jirin ee Somaaliya, waxay dabeeto doorteen, dalkooda hooyo ee Somaliland.

  7. abdirashid says:

    Ninkan indho indho waxa raqus iyo faruryo gamarey ku yaalla balwadisa wa xalashan yaqana lkn cid kale o u dan ka leyahay ma jirto muse aftaga u amanta ku dhobey e u halis u yahay inu carab dhabo sidi dumarki aya luquntu qorta ugu jirta laga kala yacey dagalo jabhadeysan mel walbo uga furan yihiin dhaqalo xumo sicir barar isku dhex yac faro badan iyo wax kala xulis xumo cida manta u tagtana wa ayandaran yihiin wacyigana ma qiyasi karaan kofi baclayasha isi rakabsana ma arkan miya sida alikhalif ay uga jajabiyen albab kasta markey ka so xirten bu jabhadeyn bilabey ali khalif iyo inu yirahdo gudomiyaha hartiga waqoyi ban ahey xishod xumaa

    • Hassan says:

      Nin caytamay waxa lagu yaqaan in aanuu fikir iyo dagaal toona waxba ka tarayn. Ha caytamin ee badka soo dhig haddii aad Dhulbahante u hayso wax u dhaama in ay wax la qabsadaan xukuumadda Somaliland ee ku talaabsatay horumarka uu caalamkii oo dhami ka yaabay.

  8. Dablariday says:

    ka marfashle/jaadwale ayuu Hargeysa ka ahaa intaan SNM soo galin ….waa dadka dhibbanayaasha dadnnimo haysto ee iska miraafaya deegaanada hargaysa-burco si uu marduuf qaado maalintaas uga hel..SNM ta ayaa microphone hoos dhiga mar walba kan iyo kuwa la midka ah si ay bahdilaan dadka ku dhaqan deegaannada SSC oo ay ku habstay arrin Soomaalidu ugu magac dartay “Qabjabkii Beesh Dhulbahante”…Waa arrin la yaableh oo Soomaalidu ku aragtay dadka dega deegaanada SSC ee gorodda laalaadinaya, oggolaadaynna qabjabkaas …

  9. Hassan says:

    Waxaan ka codsanayaa dhammaan beelaha iyo shakhsiyaadka Dhulbahante ee aan wali kala dooran madaxwane Muuse Biixi iyo Madaxwayne Dani, in ay si dhakhsa ah uugu doortaan dalkooda hooyo ee Somaliland oo ay doortaan madaxwayne Muuse Biixi Cabdi oo aan hubo in uu dalkeena Somaliland iyo dadkeena oo dhan uu u horseedayo horumar, sinaan, caddaalad iyo barwaaqo.

  10. RAAMALEEY says:

    MUUSE Handaraab laba oday OO Busaaradsaday MA metelikaraan DAL IYO DAD AAD Ubalaaran WAXAA warsangeli iyo DHULOOS looga baahan yahay BAL inta aysan cidna dooran BAL INAY Iyagu is door taan OO horta si cad uga taagan INAY WIXII Dan Caam AH ugu jirto INAY horta Isla MEEL dhigaan ilaa ay WAX iska waydiiyaan meesha Dan U AH waligood indho iyo KUWA lamidkaa HA udhur waayeeyeen DAL IYO DAD mida

  11. Elmi says:

    Dhulbahante iyo warsangeli waxay hargeysa u noqotay feeding home waxa lagu sawiraa bariis qado looga dhigay subxaanalah waxaan idin odhan lahaa Tashada




script>
Deg Deg Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Weeraray Beesha Calamka iyo Mucaaridka Xili Nairobi Shir Adag ka Socdo
- Apr 21, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta mucaaradka & ...
Hogaanka Maamulada Oo Beesha caalamka u gudbiyay Dhaliilaha DF & Labo qodob oo ay ka doonayaan Caalamka,
- Apr 21, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inay wali socdaan kulamada ...
War Deg Deg Ah Daawo:Lix Qarax Oo Ka dhacay Kaniisad iyo Khasaare Baaxad leh Oo ka dhashay.
- Apr 21, 2019
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen ilaa 200 ...
Deg Deg::Raysal Wasaare Khayre Oo Beeniyay War laga Faafiyay,
- Apr 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal, ayaa la waydiiyay ...
Daawo:Fadeexad Hargaysa ka Soo Muuqatay
- Apr 21, 2019
magaalada Hargeysa ayaa maalmihii dambe waxa ka curtay roobabkii Gu’ga, iyadoo maalintii Jimcihii uu ...