dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo:xaalada Muqdisho Oo Faraha Ka Baxday.

Waxaa qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho kusii fidaya banaan baxyada ay dhigayaan shacab u badan dhalinyaro ku shaqeesata mooto bajaajta kuwaa oo ka careesan dil saakay askari booliis ah u geestay Wiil Bajaajle ah iyo abtigiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Banaan baxa oo markii hore ka bilowday Isgooska Howlwadaag ayaa kusii fiday Laamiga Wadnaha iyo sidoo kale Laamiga Maka Al Mukarama, waxaana dadka banaan baxa dhigaya oo u badan dhalinyaro gubayaan taayaro iyaga oo sidoo kale dhagxaan tuuraya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. WARAN says:

    XAMAREEY

    Yaa xoreynaya??!.

    XAAR MAAJO addoosado.

    # qaranka dhidibada.com

  2. LAFARUUGAAWI says:

    Axaa xoreyhooya

    # bacdaa dhuusoo.com

  3. LIBAAX LEGDE says:

    Lafaruugaawi
    Qor.

    # bacdaa dhuuqso/here.com

    Ama

    # bac ka sii.com

    Ayaa XAMAREEY xoreyhooya.

  4. RAAMALEEY says:

    SOOMALIYA WAA HAGAAGAYSAA WIXII DHINTA OO SHABAAB IYO SHISHEEYE IYO SOKEEYE DILONA ILAAHAY HA UNAXARIISTO LAAKIIN WAXAA IS WAYDIIN MUDAN KUWA AAD KA UGU FARXAYA DHIBAATO HADAY KUDHACDO SHACAB MASAAKIIN AH TOLOW MIYAANAY OGAYN IN DHIBKA EEBE KEENO SABAB NA CID UUN LOOGA SOODHIGO MASE IS WAYDIIYEEN IN DHIBKU UUSAN MEEL KELIYA KU KOOBIN OO HADII MASIIBO DHACDO ILAAHAY LAGA MAGAN GALO INTAY KU DHACDAY NA LOOGADUCEEYO WAR HOOY WIXII DHINTA ALLE HA UNAXARIISTO INTA DHAWAC AH NA ALLE HA KA BAD BAADIYO AAMIIN




script>
Deg Deg Daawo:Daahir Calasow Oo Si Diiran Cadaado loogu Soo Dhaweeyay iyo Ciidan Xoogan Oo Galbinaya
- Jun 25, 2019
Wariye Daahir Calasow ayaa soo gaadhay Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka ...
Deg Deg:Wadahadalkii Maamulka Somaliland iyo Dawlada Somalia Oo Fashilmay Kadib Markii Dawlada Somalia Diiday.
- Jun 25, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ku wada hadlaan Somaliland ...
Daawo:Ubax Fahmo Oo Soo Qaaday Hees Cajiib Ah Samir iyo Muqaal Qurux Badan,
- Jun 25, 2019

Wararkii Ugu Danbeeyay Xiisada u dhaxeysa dalalka Mareykanka iyo Iiraan oo xoogeysatay
- Jun 25, 2019
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shalay ku soo rogay Iraan wuxuu ugu yeeray ...
Deg Deg:Deni Oo Kulan Isugu yeedhay Saraakiil Kala Ah Moorgan Cabdisamad Cali Shire Axmed Cabdi Xaabsade iyo Xubno kale.
- Jun 24, 2019
Garoowe{ Khaatumonews }Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe qado sharaf ...