dahabshiil

Deg Deg Daawo:Madaxweyne Farmaajo Hanjabaad adag Udiray Banaanbaxayaasha iyo Mucaaridka,

Muqdisho{ Khaatumonews }Madaxweynaha Somalia Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay rabshadihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee ka dhashay dilal askar ka tirsan ciidamada dowladu kula kaceen bajaajley iyo dad kale oo shacab ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Farmaajo ayaa sheegay inuu ka xun yahay dilalka loo geystay saaka darawalada bajaajleyda, isagoo tacsi u diray qoyska ay ka geeriyoodeen labada qof ee la dilay, wuxuuna xusay inaan la aqbali karin in askarta dowlada qaarkood ay dilaan shacabkii loogu talo galay iney sugaan amaankooda.

“Maanta wax aan Fiicneyn oo laga soo gudbay ayaa dhacay, Askartii aan u tababarnay inay la dagaalamaan Cadawga, Askartii aan u tababarnay inay shacabka u naxariistaan, sugaan amnigooda mid ka mid ah ayaa dilay Wiilal dhallinyaro ah, waa nasiib daro balse  Askarta waa laga helaa mid iyo labo dhaqan xun, allaha u Naxariisto Wiilashii la dilay” ayuu yiri madaxweynaha oo sheegay in ciidamada amniga ku amaanay dedaalka ay ugu jiraan xaqiijinta xasiloonida iyo kala dambeynta.

Farmaajo ayaa dhinaca kale  wax laga xumaado aan oo loo baahneyn ku tilmaamay rabshadihii ka dhacay maanta ka dhacay Muqdisho

Wax kastoo dhaca dowlad ayaad leedihihiin, anagu doorasho ayaan ku nimid qofkii wax tabanaya maaha inuu cadaaladda gacantiisa ku qaato, ma aha inuu burburiyo hantida ganacstada, ma aha inuu gacan siiyo caddowga aan la dagaaleyno ee Shabaab” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa sheegay in loo baahan yahay shacabku iney shucuurtooda ku muujiyaan si amaan ah, wuxuuna xusay inaan loo dulqaadaneynin in la geysto rabshado iyo boob ka dhan ah amniga.

“Mudaaharaad aaan sharciyeysneyn, mudaaharaad lagu burburinayo hantida ganacsatada ma ogolaaneyno… argagixsiada waxaa u haray inay idinku soo dhex dhuntaan, dowladdan Wadaddii caddeyd ayay cagta saartay mana soo noqoneyso.. umadda Soomaaliyeed way socotay… hore ayaan u soconeynaa… shacabkeena ayaan u adeegeynaa…” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo ay ka muquatay inuu careysan yahay.

Danley yeysan been idin sheegin… Soomaaliya waxa meesha dhigay waa dad qabiileystayaal ah oo qabiil ku shaqeysta.. annagu ma ogolaaneyno wiilasha iyo gabdhaha yaryar ee Soomaaliyeed in mustqabalkooda iyo noloshooda lagu ciyaaro.. Waxaan Alle hortii ku ballan qaadeynaa ciddii isku dayda inay hor istaagto Qaranimada, Dowladnimada Soomaaliyaad iyo karaamada wallaahi gacan adag ayaan ku qabaneynaa…” ayuu si kulul u yiri Madaxweyne Farmaajo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. GENERAL LAFARUUGIIWI says:

    Kkkkkkkkkjijijikkuu

    MAXAA WACAY KU DAR.

    # Jeneral sanay Xamar/.com

    ANAGAA dhex joogna oo somaliland Republic security ahe.

    MUSE SUUDI YALAXAW Goofkii uu canaha Xamar uga keeni jiray Faqash faqash kuukuuyo addoonsato SOMALO ma Ka soo qabteen?!!
    I mean saldhigii Degmada Cabdi Casiis ee ciidamadii Badda faqash faqash aanu Berbera corridor futada xabadda Kala dhici jirnay?!.

    # qaranka dhidibada.com

  2. FAQASH BAACSASADE says:

    Kkkkkkkkkk
    Jeneral lafaruugaawi

    Yaa ku baray Jeneral sanay?!

  3. LIBAAX LEGDE says:

    Waa saaxiibkay
    Berigii Xamar Somaliland Republic laydhka looga daari jiray oo ABGAAL XAARMAAJO Ka xanaajiyay ah

    # Xamar cadeeyeey xuduntaydaa ku Dugan/here.com

    • GENERAL LAFARUUGIIWI says:

      Laakiin hadda dalkaygii hooyo ee aan u u dhashay ee somaliland ayaan security advisor Ka ahay?!!.

      Yaa Jeneral lafaruugaawi garanaya oo reer Buuloxumay ahaa.

      # qaranka dhidibada.com

  4. Jaamac says:

    Ilaahow kan madaxweyne ha nooga dhigin

  5. Kacaanboy21 says:

    Wiilka saa jegaanta xukumi doona idoor wa idoor hargaysa iyoburca xajiso. Farmaajo ma gadhan .darawiish na waa idin sugayaa. Ogaada.

    • LAFARUUGAAWI says:

      Kkkkkkkkkjijiji

      How old are you
      Go back to Garbahaareey or Caabudwaaq ama Dhebbad iyo Xeraale saaxiibaday maba I garanayaan laakiin Allow faqash faqash u naxariiso

      La Kala tegay waan u taagnaa.

      # qaranka dhidibada.com

  6. Guulwade says:

    Wadanka. Farmaajo madaxweynaha ka ah ee 2 magaalo. Hargaysa iyo burco. Juquraafiga barta. Cabirka diyaardaha. Aduunka wax kucabiro. Burco. Ila gabileey .150 km. Berbera haka wareegina idoor. Sool iyo.sanaag qadanmayasan. Farmaajo alaah baa madaxweyne kadhigay ee miyaad qarax maysan alaah baa .keenay .kacaanki allaah baa keenay. Wuxuushtaidoor. Firis ka jegaanta. Darawiish way idin bacsan. Ha calaacal ina Marka majerteen kacaan. Walaahay dhulbahante iyo.majeerteen israacay. Su fiican bay gacanta idiin saari karaan. Waliba labdi gatama dhulbahante iyo majeerteen dhaanto kuuma karaan. Waa la idiin see ta dheereeyay. Bal inta gadhan. Dhulbahante majeerteen fasaxan iyo warsangali. Somali waa ogaan lahayd tabartiina. .

    • GENERAL LAFARUUGIIWI says:

      dowga sheekh yaannaan kuugu dhuuman.faqash yahay faqash Tu dhashay?!!

      Kkkkkkkkkjijiji

      # faqash.com
      # quruxda buurta sheekh.com

  7. Guulwade says:

    Wadanka. Farmaajo madaxweynaha ka ah ee 2 magaalo. Hargaysa iyo burco. Juquraafiga barta. Cabirka diyaardaha. Aduunka wax kucabiro. Burco. Ila gabileey .150 km. Berbera haka wareegina idoor. Sool iyo.sanaag qadanmayasan. Farmaajo alaah baa madaxweyne kadhigay ee miyaad qarax maysan alaah baa .keenay .kacaanki allaah baa keenay. Wuxuushtaidoor. Firis ka jegaanta. Darawiish way idin bacsan. Ha calaacal ina Marka majerteen kacaan. Walaahay dhulbahante iyo.majeerteen israacay. Su fiican bay gacanta idiin saari karaan. Waliba labdi gatama dhulbahante iyo majeerteen dhaanto kuuma karaan. Waa la idiin see ta dheereeyay. Bal inta gadhan. Dhulbahante majeerteen fasaxan iyo warsangali. Somali waa ogaan lahayd tabartiina. .

  8. Wadaniboy says:

    Jegaanta heesaha. Waxa kafiican. Juquraafiga. Burco olaa gabileey 150. Bebera ilaa hargaysa. 98 km .wadahadal ka waxay rabaan dhulka dhulbahante iyo warsangali sheegtaan. Waayo caalamka wuu ogyahay kuwa qaran ku xiiiqay intay somaliya kadagaan. Maamul ahaan. Qabiil ahaan jabhad ahaan snm. Jegaanta ahaan 2 ha brood. Ee dhuldoon ka ah .nacas ka utagay. Baaba kasii liita. Dhamaan jegaanta scloolka jaamicadaha. Juquraafiga barta. Hadal beena ma aqan. Ama si fiican hesaha u barta. Hesaha qaran lagu noqdaa wakaa madaxweynaha loo haysta dhul uu dhacay. Maalin walba mise afsomaliga mayaqaanaan. Tikreega wuu idun furay. Oromada kaalaya naguursada. Tiraahdeen. Barqadi hada madaxweneha jabuuti cayeen xaskiisa yaaab. Wardadkaan dhulbahante. Dhulkiina kasaran walaahay waa ehlujano qof kii wax kunoqda waan hubaa inuu janada galayo waayo. Jegaanta isir nacayb baa kabuuxa. Ragooda jegaanta. Laakiin. Dumarkooda. Waa mashaaalaah. Dumarkooda. Baa caqlibadan. Oo wadaniyiin way ogyihiin on ragooda ay yihiin waxaan jirin oo tikreega iyo shisheyaha. Raali la noqonayaa n in gabdhooda. U xayay siiyaan tikreega. Dumar kooda waa dumarka somali ugu caqlibadan baa kujira. Laakiin xumaanta rag ooda ku khasba.dumarka way yasaan laakiin daroodka hawiyaha dumarka hargaysa iyo burco. Way ixtiraam. Waana dumar jacayl ka yaqaan. Too timada. Muqfsho ama kismaayo waxay yirahdaan. Buuq a hayarado. Iyo jaad mayaala. Way raxaysta an. Darawiish iska sara idoorka.




script>
Deg Deg Daawo:Daahir Calasow Oo Si Diiran Cadaado loogu Soo Dhaweeyay iyo Ciidan Xoogan Oo Galbinaya
- Jun 25, 2019
Wariye Daahir Calasow ayaa soo gaadhay Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka ...
Deg Deg:Wadahadalkii Maamulka Somaliland iyo Dawlada Somalia Oo Fashilmay Kadib Markii Dawlada Somalia Diiday.
- Jun 25, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ku wada hadlaan Somaliland ...
Daawo:Ubax Fahmo Oo Soo Qaaday Hees Cajiib Ah Samir iyo Muqaal Qurux Badan,
- Jun 25, 2019

Wararkii Ugu Danbeeyay Xiisada u dhaxeysa dalalka Mareykanka iyo Iiraan oo xoogeysatay
- Jun 25, 2019
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shalay ku soo rogay Iraan wuxuu ugu yeeray ...
Deg Deg:Deni Oo Kulan Isugu yeedhay Saraakiil Kala Ah Moorgan Cabdisamad Cali Shire Axmed Cabdi Xaabsade iyo Xubno kale.
- Jun 24, 2019
Garoowe{ Khaatumonews }Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe qado sharaf ...