dahabshiil

Deg Deg Daawo::Laascaanood Oo Lagu Qabtay Dabaaldag Daarawiishta ah.

Magaalasa laascaanood ayaa lagu qabtay habeenkii xalay ahayd Sanad Guuraadii 120 aad ee Darawiishtii Duubka Cadeed ee Ka Baacisay Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya Ingiiiskii Booshka ahaa,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkkkkjijiji
    Ustaadkii Dhul ma hante caabuudaan ee masaakiinta Geela Ka dhici jiray

    Kkkkkkkkkjijiji

    Al argagixisa baa Ka dambeeyay oo faqash faqash kuukuuyo qaaqawani addoonsato doonaysa inay xoreyso.

    # geelii hagoogane.com

    • WARAN says:

      Kkkkkkkkkjijiji

      Dabaal degii wadaad waalaa ee madh mullah!!.

      Kkkkkkkkkjijiji

      # yoocada.com

      Ma ninkii waallaa ee umulaha dooxi jiray ee Cagdheer .
      Kkkkkkkkkjijiji

      War heedhe Dhul ma hante goor may ilbaxahayaan?!!.oo geel geel dhalay iyo is xasuuqooda Ka korahayaan?!!.

      Dhuloow saddex qar iyo beri hire reer GAR ADAG uun IGA dheh.
      Like
      # zulu.com

      Dh

    • WARAN says:

      Ma shicaa reer Laascaanood?!!.
      Kkkkkkkkkjijiji
      Al Saalixiya iyo ustaadkii Dhul ma hante caabuudaan.

  2. Wadaniboy says:

    Maxaa idin diiday inaad tashadaan hadaad ogtihiin inaad halganayaa lahadayn waa la ogyahay ee jegaanta is kasaara. Marka hore. Ama tariikhda hadii gasho snm barta. Iyo taani. Guul darawish. Gob waa liicdaa ee majab to.

    • NUUR BAQAYAALE MIRIDHOOW DOOBIR says:

      Inaad qurbaawi tahay Kastuumo web faqash baan kaa bartee adoo English language soo qoray laakiin at Soomaaliba ma garanaysid sida loo qoro ee far dhexe isa soo geli.

      Kkkkkkkkkjijiji

      Ha xanaaqin

      # wilisiqo/ciyaar.com

  3. Kacaanboy21 says:

    Ogaden. Idoor bixiyay. Fiyris. Dhulbahante bixiyay. Wuxuushta. Gaas bixiyay. Jegaanta. Sanaag bixisay. Xaargaysa. Hoyga fanka kacaanki bixiyay
    Tikreega walaalahod. Hawiyaha bixiyay. MarkakI looga mara wayay tikreega. Walaalanahay. Ingiriska idoor cidla Uga tagay walee Geesi .harti ah baan wali la helin wuxuusha kibirka ka jabiya oo dhaafi ya xuduuda. Dhulbahante. Walaahay. Gabdhooda guur malaha inta jegaanta sool joogto.

  4. Kacaanboy21 says:

    12 sano .xaglatosiye. cali Khaliif. Faroole. Gaas. KarAsh. Cameey. Cagalule. Koore. Indha sheel. Dani. Waxaa ka qiima badan. Kooxda dhamaal xuskii darawiish soobandhagay. 12 sano laascaano ima lahayn rag waxa jooga. Tsriikdoda yaqaanaan 120 sano halka tariikhda jegaanta. Tahay snm doonayaan inay xaqiraan. Dhalinyarada. Gabdhaha. Culimda. Dhulbahante labaro tarikhda snm. Wa caan hubaa haday lacano kasaran jegaanta. Inay guulgarayaan. Aduunka intay joogaan. Waxaase layaableh. Nin tariikhdii sa. Siinayaa. Jegaanta. Haday dhulbahante fasaxan majeerteen waxaa hubaala inay 7 days kaga sarayan. Taani iyo muse oo isir nacayb kujiro. Laga guulaysan tusaale. Gobalka sool. Sanaag puntland farmaajo. Darood harti. Warsangali. Jegernata waxa kabuuxa isir nacayb. Ninka farmaajo diidan. Ama puntland ama ogadeen. Ma asxaan bu usamayn. Iyaga lacag kastoo hargaysa lagu siiyo. Ta kale. Idoorka waxay degaan juquraafiga Marka lafiI riyo. Burco iyo gabileey isu jiraan 150 km. Cabirka diyaardaha. Hada waxay ka wareegaan bebera. Waayo. Caqligooda siiyay inay dadka tusaan. Inay dhulwayn keeyhiin. Hargaysa bebera waa 98 km kaliya laamiga. Wada hoose. Burco. Ilaa gabileey 150 km. Waxay rabaan inay dhulka harti qataan. 150 km way ogyihiin qaran laguna noqdo ingiriska wuu ogayahay wuu diiday. Caalamka wuu ogyahay dhulbahante waxa laga rabaa cidna hasuguna. Hsbarjecelo. Dhulka nooga baxa waa in layiraahdo. Iyo habar AWAL gadaal kasoo riixaysa. Majeerteen waxay diiday aan in dagaalka dhulbahante khasara gaaro. Marhoraa lagu kala bixi lahaa. Walaahay. Dagaalka qofkii wax kunoqda waa ehlu jano. Xoraynta dhulka dhulbahante. Ee darood meel walba kaxumaday ciidanka jegaanta. Ee joogo 2019.

  5. Dablariday says:

    “Ina Walanwal wiilkiisu, Wiilkuu Dhalo Gaaluu Weheshan Doonaa”….Ma Xuma in la xuso taariikhda Daraawiisha, Balse Waxaa Dad Badan Ka Fajaciyay Dadka Ka Hadlay Xafladda Oo Hoos Jooga Kuwa Weli Wada Fikirkii Ingiriiska , Kuwii Kaba Qaadka U Ahaa Ingiriiska Ee Jeegaanta Oo Laascaanood Ka Talinaya…Waa Nasiib Darro iyo Ficil Xumo Ka Muuqata Kuwa Meesha Isugu Yimid!!….

  6. RAAMALEEY says:

    Beeshan isaaq horta nimanku Abaal daranaa WAR hooy ogow ninkii iskhafinayoow DARAAWIISH iyo sayidkii labaduba TAARIIKH sida QORAXDA U Cad BAY geyiga afrikada MADOW uga TAGEEN khaasatan kolay WAXAAD isu indho Riday Saan only WAA DARAAWIISH IYO INA CABDULE XASAN 2 WAA DAAROOD OO ISAAQ MA AHAYN TAAS WAA RUN LAAKIIN MAANTA IYO WAKHTI HOREBA WAXAAD AHAAN LAHAYDEEN BULSHO GAALO MADOW DU AAD UGU BADAN TAHAY OO BURCO HARGAYSA IYO CEELSHAA BER BERA KU DHOW WAXAA BIDIXDA KA WADA LAAF YOON LAHAA ODAYDIINA IYO DHALINTIINA WAA XAQIIQ HADAANAN HUKA QAADAN OO KA HORTEGIN KHAWAAJIGII GUMAYSI DOONKA AHAA EE INGIRIIS TAAS KUSEEXDA OO KUSOO TOOSA ABAAL KII DARAAWIISH IYO RAXIMULAAH SAYID MÀXAMED CABDULE HASAN HA ILAA WINA HADAD TIHIIN QOON SIDA AADANAHA U ABUURAN

    • LAFARUUGAAWI says:

      RAAMALEEY

      Horto you madh mullah la dagaalami jiray
      Illayn Al Saalixiya ayuu amminsanaye.

      Laakiin anoon caayayn Abtiyaashay.

      Sayidkii Dhul ma hante diin aan jirin buu baray waayo (IIDDOOR) iska dhiciya uun buu ku qufulalay iyo xoolaha iiga soo dhaca.

      Kkkkkkkkkjijiji

      Waa taariikh qoran.

      # inta halamash naagood/tahay.com

      #




script>
Deg Deg Daawo:Daahir Calasow Oo Si Diiran Cadaado loogu Soo Dhaweeyay iyo Ciidan Xoogan Oo Galbinaya
- Jun 25, 2019
Wariye Daahir Calasow ayaa soo gaadhay Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka ...
Deg Deg:Wadahadalkii Maamulka Somaliland iyo Dawlada Somalia Oo Fashilmay Kadib Markii Dawlada Somalia Diiday.
- Jun 25, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ku wada hadlaan Somaliland ...
Daawo:Ubax Fahmo Oo Soo Qaaday Hees Cajiib Ah Samir iyo Muqaal Qurux Badan,
- Jun 25, 2019

Wararkii Ugu Danbeeyay Xiisada u dhaxeysa dalalka Mareykanka iyo Iiraan oo xoogeysatay
- Jun 25, 2019
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shalay ku soo rogay Iraan wuxuu ugu yeeray ...
Deg Deg:Deni Oo Kulan Isugu yeedhay Saraakiil Kala Ah Moorgan Cabdisamad Cali Shire Axmed Cabdi Xaabsade iyo Xubno kale.
- Jun 24, 2019
Garoowe{ Khaatumonews }Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe qado sharaf ...