600 Daawo:Hees loo Sameeyay Taliyaha Ciidanka Khaatumo Faysal Falaalug, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Hees loo Sameeyay Taliyaha Ciidanka Khaatumo Faysal Falaalug,

Shabakadda Khaatumonews.com waxaa ay halkani idiin kusoo gudbinaysa muqaalka hees loo sameeyay taliyaha jabhada xoreenta khaatumo Faysal Falaalug

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. NAALEEYE AHMED says:

    # hadii ananan dhulkaygoow somaliland.com

  2. LAFARUUGAAWI says:

    Geeesiyada geeska Africa @viva madaxda Somalia

    • Garbadiiri Gacan Libaax says:

      Kkkkkkkkkjijiji

      Taan beri hore banjariyay markaan yaraa ee Buuraha Golis adhiga ku raaci jiray waan gartay cidday noqotay waanaan fahmay!!.

      Mrs

      Lafaruugaawi

      Kkkkkkkkkjijiji

      Naa yaa dabaday ku kufiyay.

      # buurta gacan libaax.com

    • FAQASH BAACSASADE says:

      Kastuumo web faqash faqash

      Kkkkkkkkkjijiji

      # land cruiser gado soo Bari galay/hees.com

      Miyaad u jeeddaan Dibjirkan Dayoobay ee masaakiinta u Dhul jiifeeya commandos Ka Somaliland Republic any time any minute way soo qaban karaane laakiin way u tudhayaane.

  3. dhoodaan says:

    hhhhhhhhhhh jaahilkan duurka injirtu ku gashay intaa wuxu ugu jira duurka waa bal in somaliland jago siiso hhhhhhh waley ka tahy xaglo toosiya ugu danbeeyay wax jabhadeyn iyo qararac xil ku doonta

  4. abdirashid says:

    Generalka ina falalug ah iyo ciidankisa dib u xoreynta sool iyo ceyn wa xaq u dirir jeeganta wada jeegada qurmon inay dhabar daacsan jabiyan jiif iyo jogna ay u diidan qadad ku fol xumayasha margiyo xunta gunada iyo gibirka ay bixiyan ku joga gobolka sool suuq ololaya ay saynta ka suran nina degankisa xog laguma heysan karo shacabka darawished e ashahadada u qabtey camel corpski shalay galada ku so hogamiyey sool iyo ceyn inay manta gardaro ku jogan wa ayan darro iyago duleysan o cago cad wa inayib u daluqsadan hal jabey iyo hal jiis ah aya laga dhigayan dabo cayun

  5. cornayl falaalug says:

    dagaalku marna ma istaagayo ilaa taako dhul dhulbahante qof isaaq ahi joogo taas ku bishaaraysta waa xadiis dadkan jeegaanta soo barakacay gebiley dhawaan haruurkii huuraale cali jaamac way ku cuni doonaan cararkooda uun daawada

  6. Mohamuud says:

    dagaalku marna ma istaagayo ilaa taako dhul dhulbahante qof isaaq ahi joogo taas ku bishaaraysta waa xadiis dadkan jeegaanta soo barakacay gebiley dhawaan haruurkii huuraale cali jaamac way ku cuni doonaan cararkooda uun daawada

  7. Halgan says:

    Waa madaxweynha Xaqa ee gobalka sool. Waa gesiga kaliya ee doog iyo abaar dagaalka kulajira. Umalayn maayo .inuu hubka dhigsy0 waxase doqona ninka hargaysa iyo gabileey kayimidee kudagalamaan dhul aysan lahayn. Gan. Faysal waa mujaahid haha yay usoo baxay dhulbahante. Tariikhda way qori. Rag iyo dumar waa in la garab istaga wuxuu xor yahay I’m meeshii uu doono kubaacso jegaanta. Baabuur ta xamuulka waa Inuu gubaa dhamaan meshuu ku arko. Ee deganka darood. Walaahay mudug. Nugaal baro sool sanaag. Mesha doonto dhac oo ladagal jegaanta iyo ganacsihooda.

    • WARAN says:

      Isku xaafad baynu deganay waanan ku aqaane 10 dollars dawarsi ah tomorrow ha ha way diin oo somalilander lagu dilayo
      laakiin roobkii Guga wuu da;ye waa inoo horumarka Somaliland Republic.

      # horumarka Somaliland.com

  8. RAAMALEEY says:

    FAQASH kawata TOLOW miyey Uqiyaaseen kkkmkm mise wuxu WAA naag TOLOW markaan arko wuxu nag iyo nin lafara danbeeyey BAAN ukala garan waayey kkkkkkkk BAL Eega sida UU dadka Uladhaqmayo iyo hadaladiisa OO AAD moodo Qof AAD U Ciil qaba VIVA Mujaahidka MADOW EE Falaalug malakumood ka SNM kkkkkkkkkkk




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...