dahabshiil

Deg Deg::Mareykanka oo War kasoo saartay Xaaladda Suudaan

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Xaaladda Cakiran ee ka taagan dalka Suudaan, waxaana dowladda Mareykanka ay ku baaqday in Awooda lagu soo celiyo gacanta Shacabka.

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Maraykanka ayaa lagu xusay in ay taageerayso in Suudaan ay gasho xilli kala guur ah oo shacabku uu majaraha u hayo, waxayna intaas ku dartay in ay waajib tahay in ay arrintaasi ka soo hormarto labada sano ee milatarigu qabtay.

Dadka Suudaan waa in ay go’aamiyaan cidda hoggaaminaysa, dadkuna waxay dalbanayaan xukuumad shacabka laga soo dhex xulay, waana in arrintaas loo sameeyaa inta ka horraysa labada sano ee milatarigu qabsaday”. Ayuu yiri Robert Palladino oo ah afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Maraykanka.

Maraykanku wuxuu ku dhawaaqay in uu hakiyay waxa loogu yeero “wajiga labaad” ee shirkii ay la gali lahaayeen dawladda Suudaan, balse ay sii wadi doonaa xiriirada kale “ee sida macnaha leh horumarka looga samayn karo masaaliixda labo geesoodka ah”.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. WARAN says:

    Waar mooryaanta habayaciinta Hawiyow XAARMAAJO iska XOREEYA?!!.

    # sanay.com

    • JENERAL LAFARUUGAAWI says:

      WARIS

      Kkkkkkkkkjijiji

      Raggii caqliga faqash kuukuuyo addoonsato SOMALO u hayay ee difaaci jiray sankay idinka qabsadeen!!!.

      Waar Hawiyow XAARMAAJO iska furfura.

      # Jeneral sanay/xamar.com




script>
Deg Deg Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Weeraray Beesha Calamka iyo Mucaaridka Xili Nairobi Shir Adag ka Socdo
- Apr 21, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta mucaaradka & ...
Hogaanka Maamulada Oo Beesha caalamka u gudbiyay Dhaliilaha DF & Labo qodob oo ay ka doonayaan Caalamka,
- Apr 21, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inay wali socdaan kulamada ...
War Deg Deg Ah Daawo:Lix Qarax Oo Ka dhacay Kaniisad iyo Khasaare Baaxad leh Oo ka dhashay.
- Apr 21, 2019
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen ilaa 200 ...
Deg Deg::Raysal Wasaare Khayre Oo Beeniyay War laga Faafiyay,
- Apr 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal, ayaa la waydiiyay ...
Daawo:Fadeexad Hargaysa ka Soo Muuqatay
- Apr 21, 2019
magaalada Hargeysa ayaa maalmihii dambe waxa ka curtay roobabkii Gu’ga, iyadoo maalintii Jimcihii uu ...