dahabshiil

Deg Deg Daawo:Waraysi Adag Wadahadalka Soomaaliya maamulka Hargaysa,

Xildhibaanad Foosiya xaaji aadan oo kamid ah Barlamaanka soomaaliya gaar ahaan xubnaha Ka soo jeeda Deegaanka maamulka somaliland ayaa si cajiib ah uga hadashay wadahadalka dawlada fadaraalka soomaaliya iyo Maamulka soomaaliland

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    Waa gabadh aan gaban ee hy ah walle kartidaas waa lagu ogaa reerkaas!! @viva fawsiya yusuf h. Aden

  2. Guulwade says:

    Rag iyo dumar waawayn oo been shegataan. Oo leh hargaysa iyo burco matagi karo mesha. Somali waqabiil qabiil matagi karo. Muqfsho garowe kismaayo waan tagi karaa laakiin deganka yga matagi karo waa qorshe ay isla ogyihiin. Waxay lamid tahay. Xildhibaan wasiir galmudug ah iyo mid puntland ah oo yiraahdaan matagi karo. Degaanka yga. Tana kale. Mesha ma ashabaab baajooga hargaysa iyo burco. Xataa gaalada waalayan ethiopia caqli maha matagi karo meel hargaysa waa inay tagaan waxan hubaa sida geela Arab utagay inay tagi karaan ee jileeca waxa laga arkay kuwa darood iyo hawiye ee ka caqli badanyihiin oo beenta usheegaan.

    • GENERAL LAFARUUGIIWI says:

      Kkkkkkkkkjijiji

      How old are you

      # rag baa liqay

      just click

      # guulwadoow Siyaad.com

      • LIBAAX LEGDE says:

        Kuuuuukkkkkk

        Saaxiib miyaad illawday Sanka biinka ku lahayd iyo biyo xidheenkii Kalsuuma iyo Jilib iyo Jamaame .
        Kkkkkkkkkjijiji
        Waan ku gartay!!.
        Ma xasuusataa berigii aannu ku waynay ee islaantii Sanwayntu sac kaa dhigataye anagagoo commandos ah u hanjabnay ee aannu kugu Nidhi waar DOQON yahaw WAREERAY maxaa kuu geeyay?!!.

        Kkkkkkkkkjijiji

        Takaw berigaa IGAAR ama IGAARAD bay kuu dhashay?!!.

        # buula mareer/niiko.com

        # qaranka dhidibada.com

  3. Wadaniboy says:

    Hargaysa matagi karo. Havaryoonis baan ahay. Waxbaan baratay. Wasiir noqday. Jaamicad dhisay. Jaamicada ma boiqankaro. Qabiilka yga hargaysa degan. Matagi karo. Garoowe waan tagi karaa. Muqdsho waan joogi kara. Ashaab hargaysa xukuma. Muslimka looma ogolo. Dad ila siman Ii diiday hargaysa. Xisbi sameeyay. Oo xisbiga dadkii tageeri lahaa hargaysa joogaan. Waxasa riwaayada. Hawiyaha iyo daroodka waxa lacaqlibadoyay. Hargaysa iyo burco. Aniga ha la iiyeelo wacaan rabo. Hargaysa iyo burco. Kkkk




script>
Deg Deg Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Weeraray Beesha Calamka iyo Mucaaridka Xili Nairobi Shir Adag ka Socdo
- Apr 21, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta mucaaradka & ...
Hogaanka Maamulada Oo Beesha caalamka u gudbiyay Dhaliilaha DF & Labo qodob oo ay ka doonayaan Caalamka,
- Apr 21, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inay wali socdaan kulamada ...
War Deg Deg Ah Daawo:Lix Qarax Oo Ka dhacay Kaniisad iyo Khasaare Baaxad leh Oo ka dhashay.
- Apr 21, 2019
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen ilaa 200 ...
Deg Deg::Raysal Wasaare Khayre Oo Beeniyay War laga Faafiyay,
- Apr 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal, ayaa la waydiiyay ...
Daawo:Fadeexad Hargaysa ka Soo Muuqatay
- Apr 21, 2019
magaalada Hargeysa ayaa maalmihii dambe waxa ka curtay roobabkii Gu’ga, iyadoo maalintii Jimcihii uu ...