dahabshiil

Deg Deg Daawo:Ciidankii Ugu Badnaa ee Dhulbahante Oo Ka Soo Baxay Maamulka SNM,

Waxaa deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool Lagu Soodhaweeyay Ciidankii ugu badna Ee Dhulbahante Ee ka soo baxa maamulka Jeegaanta Ee Muuse Biixi Hogaamiyo,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidanka waxaa soo dhaweeyay Saraakiil iyo Madax ka tirsan maamulka Puntland, iyadoo ciidankaasi ay kamid ahaayen maleeshiyaadka gobolka sool in ay sii joogan snm ka siin jiray Gacan,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 26)

  1. Safiyo says:

    walle waa tolay ilaahow nooga soo hadee wiilasha iidoorka naga sumeeyay ee sixray

  2. LAFARUUGAAWI says:

    Reeerka dhulbahante waa lagu ogaa ficilka iyo inaysan nin cadhaysan hoos fadhiyen @viva shirshoooorr!

  3. Cantar says:

    Markii hore maxay u qaateen fikirka soomaalidiidka oo neceb Somalia iyo shacabkeeda
    Niman soor qaaday oo marba meel ka qadeeya yaan wax laga weydiin qadiyada ummada soomaaliyeed waayo hada xoogaa yar hadii soomaalidiidku u soo tuuraan oo nuux taani iyo ina kaahin u yeedhaan wey ku noqon doonaan
    Aniga waxa iga talo ah Dhulbahante marka hore ha is dileen oo hasoo kala bexeen kuwooda cunta raadiska ah oo dhan ha dileen, sidii ay gaalada ula dagaalameen waa inay jihaad ku qaadaan ina cambaashe. Baashe feedh macaansade. Ina koore. Ina qambi. Xaartoosiye. Iyo kuwo kaloo soor iyo balwad qaadatay. Ka dib soomaali mansab wanaagsan ha ka galeen
    Ogaada odayaashii dhulbahante ee iidoor laaluushka ka qaadan jirey waxay ku bakhtiyeen hargeisa mid kastana baastadii uu cunaayey baa sun loogu daray

  4. Cantar says:

    Waxay sheegteen mushahar la aan iyo dayac
    Laakiin ma sheegin inay Somalia midnimadeeda difaacayaan
    Marka puntland mushahar u weydo oo mr deni gurya dhisoow bilaabo waxay u noqonayaan ninkii ay u shaqayn jireen ee iidoor

  5. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    Ninki dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa !waan ka xumahay inan heesihi xabishida loo isticmaali jiray aan isticmaalo Anigana laakin dee Meeahi nin cadhaysan aya qabsaday oo dadku aysan dareensaneyn inuu aargoosi wado ee bal dhulbahantow waamu idinla jirna hadaanu HY nahay @viva madaxda gobta ah ee dhulbahante!!

    • FAQASH BAACSASADE says:

      # qaranka dhidibada.com

      • Waawareeyu waamaxay says:

        LAFO DHAFOORQIIQ RUUGE ☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠
        WARISEEY SAAKAY CAAAAAAAAC BADANIDAA MA DABADIIBAA KU BAL-BALEEYSA OO SILSILADII WALAMADKAA KU GO’AY.

    • LIBAAX LEGDE says:

      MRS LAFARUUGAAWI

      Kkkkkkkkkjijiji

      Naa faqash faqash yahay wareersani Lafaruugaawi sowtuu ku furay waliba bilaa meher.

      ee aan magaciina iska bedelay si aanad iiba raadsan.
      Kkkkkkkkkjijiji

      Kkkkkkkkkjijiji
      # ha I raafin/hees.com

      • BISAD LEGDE says:

        KAAGAN DABOOLAHA AHI HORTA MA FUTADA UUNBAAD KA FEKERTAA QOFKAA AAD SHEEGAYSAA SOW KHANIISKII IIDOOR EE DHALFARUUGAAWI MAAHA XAGEEBAAD KA WASLAN TAHAY KAASI MUXUU FURI KARAA OO UU QABI KARAA ISAGAABA FUTADA KA WAASHAYE SOOW INAGII WADA OGEYN YAAD ISU WAALAYSAA?
        DADKAN FUTADA KA WAASHAY GOLAHA HALAGA SAATO YAANAY WEYSADA NAGA JEBINE

  6. Qawdhan says:

    Kuwan maaha ciidan Somaliland u diiwaangashan laakiin waa maleeshiyo maalinba meel u bariis doonta. Waxba uma tari karaan labadaba Somaliland iyo Puntland.Haddii la doono beri waa loo dib ayaa looga yeedhi kara oo lacag ay ku hawl galaan la siinaya.

    • Libaax Ciije says:

      Waar somalilander asala baad tahay!!.
      Sidaad wax u soo qortaye!!.

      Laakiin

      Kkkkkkkkkjijiji

      Ma faqash iyo Xamar baad ku banjartay?!!.

      Ma dabagaab baa ku kufisay?!!.

      # qaranka dhidibada.com

      • Waawareeyu waamaxay says:

        LAFO DHAFOORQIIQ RUUGE ☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠
        WARISEEY SAAKAY CAAAAAAAAC BADANIDAA MA DABADIIBAA KU BAL-BALEEYSA OO SILSILADII WALAMADKAA KU GO’AY.

  7. Abdi Maratoon Darwiish says:

    Sharaftiisa Nin U Hibeey Kii Haligaayey,Halyeynimo
    waa kala Hulleeleenneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Haabaha Ii Dhaamii,Hadhuudh kanaa Hoo,Hanad
    Laguma Hoddeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Hadba Hogoshu,Halkey ku Hoortoo Duul U Hayaamayaa,Kuma Hokey Tirraanneeeeeeee,
    Intii Laysku Kiin Hubeynaayeey,Sharafba waad
    ka Huleesheenneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Buste Habacsaan,Baad Huwaneyddeenneeeee,
    Kuwaad kada U Hoyaatin Teen,Waa Hagar iyo
    Hadoodiil,Hayb Lagu Muraadsadoeeeeeeeeeee,
    Kuwii,Sharatiina,Hantida dhaafasadaad,Hiil ugu
    Hayaan Teenneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Beentii ay idiinka Hilbo karsadeen,Geeliii Tukaraq
    Lagu hiigaayey,Waa Hadimoo,Iyo Hadoodiil Hayb
    Aan Hiil Laysugu Halaynneeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Anigu,kuwaad Hayb ugu Hayaanteen,Habeen Hoyaatiin
    Waan Hareer Mari Lahaaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Intey Hayb igu Hoddoon,baan hibanaayaaeeeeeee,
    Hagar daamadey i Hojiyeen,Hilinka Toosaan ku
    Hagaagi waayayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Kuwii Cadaw geygaa Hiilka U Ahaa,Miyaan Hayb
    ka Hugsaddaaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Hadey, Hore idiinku Hodeen,Hayb Aanba La Hubiin,
    igula Hees, maatana,Haylaan,Bay u Hibeeyeen,
    kuwii Hagar Daamada, hargeysa kalasoo Hayaamaeee,

    • Libaax Ciije says:

      Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac

      Naa caadi iska dhig!!!!.

      # silsiladii xaydha.com

      • Waawareeyu waamaxay says:

        LAFO DHAFOORQIIQ RUUGE ☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠
        WARISEEY SAAKAY CAAAAAAAAC BADANIDAA MA DABADIIBAA KU BAL-BALEEYSA OO SILSILADII WALAMADKAA KU GO’AY.

  8. Madaxbuur says:

    (kkkkkkkkkkkkkkkk
    Allow faqash dulisanaa Bal siday u eegyihiin daawo ee ku leeyihiin ciidanka Somali land baan ka tirsanahay.
    Gaajo Gaajo dhashay.
    Bal eeg ka kuleh janan baan ahay.
    😀😀😀😀😀😀

    • King says:

      MA MAALAA MADIXIISU WUXUU LA HILAACAAYO MASE DHALFO DARAAWIISH. YAA TANI WAA AARYO EE DHUUSE XILDIID I
      BANJARI DHEH. 🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪 MADAX GAMBAR.

  9. Ahmed says:

    Mar hadaad aragto maryo calas dhafooro dhaadheer oo lugo qalqaloocan oo fadhi xun xaasha’e ha u maleyn iney yihiin Ciidamo Somaliland ka mid ah. Kuwani waa muqaal iga duub. Igu sawir xitaa maha. Waayo waa kub ku boodhleyaal khayaali meeshan loogu yeedhay.

    Waar budhleyn wey budhbudhay.

  10. Waawareeyu waamaxay says:

    LAFO DHAFOORQIIQ RUUGE ☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠
    WARISEEY SAAKAY CAAAAAAAAC BADANIDAA MA DABADIIBAA KU BAL-BALEEYSA OO SILSILADII WALAMADKAA KU GO’AY.

  11. King says:

    MA MAALAA MADIXIISU WUXUU LA HILAACAAYO MASE DHALFO DARAAWIISH. YAA TANI WAA AARYO EE DHUUSE XILDIID I
    BANJARI DHEH. 🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪 MADAX GAMBAR.




script>
Deg Deg:Dhul-Gariir ku Dhuftay Qeybo Puntland Kamid ah,
- Jul 15, 2019
Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude, ayaa Axaddii shalay ruxay gacanka GARDAFU’ oo kala qeybiya ...
Deg Deg:Raysal Wasaaraha Canada Oo Ka Hadlay Geerida Hodan Naaleeye
- Jul 15, 2019
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii naxtinta laheyd ee ku ...
Daawo:Wasiir ka Socda Dawlada Somalia Oo Shir Ka Furay Garoowe,
- Jul 15, 2019
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo ...
Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Jaaliyadda Reer Sweden Ee Dagan caasimada Dalkaasi ee Stockholm ayaa isugu ...
Deg Deg:Kenya Maxay Ka Tidhi Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Dowladda Kenya ayaa arrimo siyaasadeed uga faa’iideysatay weeraradii iyo qaraxyadii Al-Shabaab ay ka fulisay ...